Al-Dacwa Al-Islaamiya
Al-Dacwa Al-Islaamiya
  • 70
  • 81 918
Nooc Munaafaqnimada ka mid ah
Nooc Munaafaqnimada ka mid ah.
Ubayyi bin Kacab Allaha ka raalli noqdee wuxuu yiri, rasuulkii alle sallalaahu calayhi wasallam ayaa maalin na tujiyey salaadda subax, wuxuu yiri habel ma yimid salaadda ? waxay yiraahdeen maya! Wuxuu yiri hebelna? Waxay yiraahdeen maya! Wuxuu yiri 2daan salaadood waxay ka mid yihiin salaadaha ku cusul munaafiqiinta, hadday ogaan lahaayeen waxa ay ka helayaan wey imaan lahaayeen xittaa iyaga oo guurguuranaya.
Safka hore ee salaadda wuxuu xagga ajirka kala mid yahay safka malaa’igta rabbigooda agtiisa haddaad ogaan lahaydeen fadliga uu leeyahay waad ku tartami lahaydeen.
Salaadda uu qofku la tukado qof kale ayaa ka fadli badan midda uu keligiis tukado.
Jameecaba jameecada ay ka sii badan tahay ayuu Alle jecel yahay.
Nabiga sallalaahu calayhi wasallam wuxuu ahaa haddii uu uu qof ka shakiyo iimaankiisa wuxuu dadka ka dhex fiirin jiray salaadda subax, haddii uu ka waayo waxaa xoogaysanayey tuhunka munaafaqnimada qofkaas.
Xigasho - waa xaddiith ay wariyeen
أخرجه أبو داود (554)، والنسائي (843)، وأحمد (21265) باختلاف يسير.
1.Dadka caadaysta in ay ka tagaan 2daas salaadood in ay munaafiqiin noqonayaan.
2.In imaamka dadka xaafadda ee uu ka waayo masaajidka uu waraysto xaalkooda.
3. Salaadda subax waxaa soo koco oo keliya qof iimaan leh oo taqi ah.
4.Caddayn Fadliga uu leeyahay safka hore.
5.Caddayn fadliga ay leedahay jamaacada badan.
มุมมอง: 29

วีดีโอ

Muraadkaaga Alle Weydiiso
มุมมอง 76หลายเดือนก่อน
Muraadkaaga Alle Weydiiso! Maryamo Bintu Cimraan waxaa kafaalo qaaday xilli ay abaar daran jirto Nebi Zekeriye oo habaryarteed qabay, mar alla marka uu nebi zekriye yimaado guriga wuxuu maryamo agteeda ka heli jiray risqi aan xilligaasi dalka laga heli jirin! wuxuu ku yiri maryamow risqigaan xaggee ayuu kaaga yimid waxay tiri Alle agtiisa, Alle wuu irsaaqaa qofkii uu doono xisaab la’aan. Alle o...
Warqad ka timid gabar la furay
มุมมอง 822 หลายเดือนก่อน
Warqad ka timid gabar la furay oo ku socota gabdhaha la qaba! Waxaan ahey gabar laba wiil lagu soo furay, sababta furriinkeyga waxay aheyd ninkeyga ayaa igu yiri waxaan rabaa in aan gabar kale guursado, waan xanaaqay waxaan isaga tegay gurigaygii waxaan aaday gurigeennii, wuxuu u yimid reerkeenni wuxuuna iga baryey inaan gurigeyga ku soo noqdo waanse diiday, waxaan dacwo furriin ah u gudbiyay m...
Saffaax iyo Xaaskiisii
มุมมอง 3883 หลายเดือนก่อน
Saffaax iyo Xaaskiisi. Amiirul Mu’miniin Abulcabbaas Assafaax ayaa wuxuu guursaday Umu salama Al-Makhzumiyah waxay guurkeeda shardhi uga dhigtay in uusan naag kale la guursadan gabdho addomo ahna uusan la isticmaalin. Maalin ayaa waxa u yimid Abul Cabbaas Assafaax isagoo firaaqo ah Khaalid bin safwaan, wuxuuna ku yiri sidii aad talada musliiminta u qabatay waxaan raadinayey maalin firaaqo ah oo...
Xalka Dhibaatada
มุมมอง 2994 หลายเดือนก่อน
‏Xalka Dhibaatada kugu raagto! Sidaan samee haddii ay dhibaato kugu raagto وإذا رأيتَ الكَربَ طَالَ بَقَاؤُهُ ‏فَافْزَع إلىٰ الرَّحمَنِ بِالدَّعَوَاتِ ‏واسْكُبْ دمُوعَ الذُّلِ لا تبخَلْ بِهَا ‏مَنْ غَيرُ ربِّكَ يكشِفُ الكُرُبَاتِ ‏واسْألهُ غُفْراناً وعَفْواً شَاملًا ‏مَنْ غَيرُ ربّكَ يغفِرُ الزَّلاتِ ‏واجعَلْ وقُوفَكَ في الصَّلاةِ تَذُلُّلاً ‏وأطِلْ دُعَاءَ اللهِ في السَّجَدَاتِ ‏إنَّ اللّحوحَ ...
Duco iyo Talo Guur
มุมมอง 3054 หลายเดือนก่อน
Duco iyo Talo Guur. "من لم يكنْ في دهرنا متزوّجًا ….. يلقى الأذى بمصائد الشيطانِ يا ربّ يسّر أمر من هو أعزبٌ….. يبغي العـفاف وما لـه فِلسانِ" Ninkii aan zebenkaanagaan xaas laheyn Wuxuu dhib badan kala kulmayaa dabinada shaydhaanka Rabbiyow, kuwa aan xaaska laheyn u fududee Oo dhawrsanaanta ayuu doonayaa, oo hantina ma leh. ﻗﺎﻝ ﺍﻹﻣﺎﻡ ﺍﻟﺠﻮﻳﻨﻲ ﺍﻟﺸﺎﻓﻌﻲ :ﻭﺍﻟﻨﻜﺎﺡ ﻣﻦ ﺃﺳﺒﺎﺏ ﺯﻭﺍﻝ ﺍﻟﺠﻨﻮﻥ ، ﻛﻤﺎ ﺃﻥ ﺍﻟﻌﺰﺑﺔ...
Qiso: Midda idiin kugu gacan dheer
มุมมอง 5006 หลายเดือนก่อน
Qiso: Midda idiin kugu gacan dheer! Caa’isha Allaha ka raalli noqdee waxay tiri Qaar ka mid ah xaasaskii nebiga sallalaahu calayhi wasallam ayaa nebiga ku yiri geeridaada kadib teebaa u soo hor dhimanayso oo ku soo haleeli doonta? Wuxuu yiri midda idiin kugu gacan dheer!. Caa’isha waxay tiri markii uu geeriyooday ka dib ayaan guri isugu nimid oo derbiga ku cabbirnay gacmaheenna ama ul bakooro a...
Qiso: Murugo Leh
มุมมอง 3036 หลายเดือนก่อน
Qiso Murugo leh. Asmaci allaha u naxariistee wuxuu yiri waxaan arkay nin xambaarsan nin duq ah oo kacbada la dhawaafayo oo leh waad idaalisay adigoo yar iyo adigoo weynba, waxaan ku iri war u roonow duqa koley wax badan waa uu ku soo wanaajiyee! Wuxuu yiri oo yaad u malaynaysaa? Waxaan iri kolley waa abaahaa ama awoowgaa! Wuxuu yiri midna ma ahan ee waa wiilkeyga! Waxaan iri oo maxaa sidaan ka ...
Geeridii Wazeerad Khadiijo
มุมมอง 1496 หลายเดือนก่อน
Geerida Waziirad Khadiijo. Waziirad Khadiijo Maxamed Diiriye Allaha u naxariisto waxay jabuuti u tagtay in ay ka qeybgasho shirka Heritage oo jabuuti lagu qabanayey iyada iyo mas’uuliyiin kale geerideeda waxaa inoogu jirta cibro qaadasho weyn maadama ay aheyd geeri kedo ah waxay 20kii sano xilal muhiim ah ka haysay dawladda soomaaliya waxay ahayd maamo nicmaysan waxaase asiibtay geeri degdeg ah...
Qiso: Gabdho Dhakhaatiir ah
มุมมอง 6516 หลายเดือนก่อน
Qiso: Gabdho Dhakhaatiir ah! Ibnu Jowzi Allaha u naxariistee kitaabkiisa Al-Athkiyaa wuxuu ku sheegay in Bashar bin Fadli uu yiri xajj ayaan u safarnay waxaan soo marnay ceel ka mid ah ceel biyoodyada carabta waxaa la inoo sheegay in ay joogaan 3 gabdhood oo walaalo ah oo aad iyo aad u qurux badan oo dhakhaatiir loo bogay ah, waxaan jeclaysannay in aan aragno si aan ugu galno xaruntooda waxaan ...
Qiso: Kisraa iyo Abeeso
มุมมอง 3707 หลายเดือนก่อน
Qiso: Kisraa iyo Abeeso! Kitaabka Cajaa’ibta makhluuqaadka ee qazwiinii waxaa ku qoran in maalin maalmaha ka mid ah oo uu Kisraa u fadhiyey kala garsooridda dadka ayaa waxaa u soo gashay abeeso weyn oo qulqulaysa, waxay damceen in ay dilaan wuxuu yiri dhaafa waxaa laga yaabaa in la dulmiyey oo ay dacwo tahayee. Kadib wey baxday waxaa raacay gacan ciidankiisii illaa ay ka tagtay ceel oo ay ku wa...
4ta Saxaabi ee Quraanka...
มุมมอง 1117 หลายเดือนก่อน
4ta saxaabi ee Quraanka. 4ta saxaabi uu quraanka kulmiyey iskuna wada keenay xilligii uu nool rasuulka sallalaahu calayhi wasallam waxay kala ahayeen. 1. Ubayyi bin Kacab. 2. Zeyd bin Thaabit. 3. Macaad bin Jabal. 4. Qeys bin Sakni - Abuu Yaziid Al- Ansaari 4tuba waxay ahaayeen Ansaar isla markaana 4tuba waxay ansaar ka sii wada ahaayeen Khazraj, Alle ayaa fadligaas u doortay, sida ku sugan sax...
Asalka 72da firaq ee Ehlu Naarka
มุมมอง 1017 หลายเดือนก่อน
Asalka 72da firqo ee Ehlu naarka. Imaam Cabdullaahi bin Al-Mubarak allaah ha u naxariistee wuxuu yiri: Asalka 72da firqo ee Ehlu naarka waxay hoos yimaadaan 4taan hawo (damac) ama firqo, firqo kastana waxaa ka sii hoos dhasha 18 firaq oo kale 4 x 18 = 72. 1. Al-Qadariya. Wixii dhaca qadar Alle kuma dhacaan ee markii ay dhacaan kadib ayuu Alle ogaadaa. 2. Al-Murjia. Iimaanka waa rumeyn bes ah ca...
Waxaan ahay Macallin
มุมมอง 1067 หลายเดือนก่อน
أنا المعلم Waxaan ahay macallin, maadaama aan 30 sano macalin ahaa waxaa aan tixdaan uga qeybqaadanayaa maalinta macalinka ee 21ga November 2023da أفنيتُ في التدريسِ كلَّ شبابي وغرستُ دينَ الحقِّ في طلابي سيُقدِّرُ الطلابُ جهدي بينهم و الفضلُ يعرفه ذوو الألبـــــابِ سلْ دفترَ التحضير بل وحقيبتي في الفصل سل سبورتي و كتابي سلْ مكتبي ووسائلي ودفاتري تنبيك أني فارس الإعــــــــرابِ وسلْ المجندَ أنن...
Qisada: Curwa iyo Cafraa
มุมมอง 5937 หลายเดือนก่อน
Qisada Cura iyo Cafraa. Curwa aabbihiis wuxuu geeriyooday isagoo yar, kadib isagoo 4 jir ah ayaa loo keenay adeerkiis Cigaal, Cigaal waxaa u joogtay gabar yar oo iyadana 4 jir aheyd, 2da carruur waxay soo wada qaateen waqti ciyaar carruurnimo ilaa ay ka qaan gaareen. Markii ay qaangaareen aad ayey isku jeclaadeen maadaama dadka oo dhan ay isaga dhawaayeen. Curwa adeerkiis ayuu weydiistay in uu ...
Qiso: Salafki iyo Fitnada Haweenka
มุมมอง 1.8K7 หลายเดือนก่อน
Qiso: Salafki iyo Fitnada Haweenka
Xaaskaaga oo Qaawan
มุมมอง 2028 หลายเดือนก่อน
Xaaskaaga oo Qaawan
Dardaaranka Aimada Rta mad-habood
มุมมอง 2628 หลายเดือนก่อน
Dardaaranka Aimada Rta mad-habood
Qiso: Ganacsade Alle ku xiran
มุมมอง 7728 หลายเดือนก่อน
Qiso: Ganacsade Alle ku xiran
Faa'iidada Guurka Garoobta
มุมมอง 5K8 หลายเดือนก่อน
Faa'iidada Guurka Garoobta
Qiso: Dhagar Rageed
มุมมอง 5428 หลายเดือนก่อน
Qiso: Dhagar Rageed
Qiso: Cajiib ah 120 jir
มุมมอง 2.6K8 หลายเดือนก่อน
Qiso: Cajiib ah 120 jir
Qiso: Qofkii shirqool dhiga isaga ayaa ku dhaca!
มุมมอง 4.2K8 หลายเดือนก่อน
Qiso: Qofkii shirqool dhiga isaga ayaa ku dhaca!
Digniin: Iskajir dadka kugu hoos nool
มุมมอง 2.4K9 หลายเดือนก่อน
Digniin: Iskajir dadka kugu hoos nool
Qiso: Ummad Cadaabkii laga dulqaaday
มุมมอง 5169 หลายเดือนก่อน
Qiso: Ummad Cadaabkii laga dulqaaday
Qiso: Naxdin iyo Farxad wada leh
มุมมอง 1.1K9 หลายเดือนก่อน
Qiso: Naxdin iyo Farxad wada leh
Qiso: Saaxiibka Xun
มุมมอง 4229 หลายเดือนก่อน
Qiso: Saaxiibka Xun
Qiso: Faa'iidada Thigriga
มุมมอง 3.4K9 หลายเดือนก่อน
Qiso: Faa'iidada Thigriga
Fursadda weyn ee Ganacsatada
มุมมอง 37610 หลายเดือนก่อน
Fursadda weyn ee Ganacsatada
Baaq ku: Bangiyada iyo Shirkadaha
มุมมอง 9211 หลายเดือนก่อน
Baaq ku: Bangiyada iyo Shirkadaha

ความคิดเห็น

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 8 หลายเดือนก่อน

    ASC. SHEEKHOOW QOFKA KU BEEN ABUURTAY NINKAAN CULUMADA AH MIYAAD HADALKEEDA QAADATAY SAW KAMA FIICNAATEEN MAADAAMAAD NIN WAYN OO CULUMA AH TAHAY INAAD HADALKAAD SHEEGA6SO WAYDIISO SHEEKH UMAL.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 หลายเดือนก่อน

      Waa wax taariikhda kuqoran. Umalba halkaas ayuu kasoo qaadan lahaa oo umul goob joog ma ahayn marka waxaani dhacayeen. Qisadu waxay dhacday 800 sanno kahor.

  • @abdrahmaanshireh6679
    @abdrahmaanshireh6679 11 หลายเดือนก่อน

    Fahamkaas waa mid khaldan

  • @DrCige
    @DrCige ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @anshah-mg6kb
    @anshah-mg6kb ปีที่แล้ว

    Run badanaa, Allah kuxifdiyo sheikh... Soomalida warkaan yaa gaarsiiyo😢

  • @AxmedCismaan-ut1hs
    @AxmedCismaan-ut1hs ปีที่แล้ว

    ما شاءالله

  • @SabrinaXaaji-js6eh
    @SabrinaXaaji-js6eh ปีที่แล้ว

    JazakAllaahu kheyr

  • @cabdicasiismaxmuud6136
    @cabdicasiismaxmuud6136 ปีที่แล้ว

    خزاك الله خيرا

  • @cabdicasiismaxmuud6136
    @cabdicasiismaxmuud6136 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @cabdicasiismaxmuud6136
    @cabdicasiismaxmuud6136 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @cabdicasiismaxmuud6136
    @cabdicasiismaxmuud6136 ปีที่แล้ว

    خزاك الله خيرا

  • @AmranMaxamed-yd8xy
    @AmranMaxamed-yd8xy ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

    Midabka madow foolxumo maaha

  • @hooyomacaan4106
    @hooyomacaan4106 ปีที่แล้ว

    Jazakh Allah khayr.

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว

    Salallahu calayhi wasalam ❤

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว

    Ax ax wa murugo

  • @cabdirisaaqshaakir8792
    @cabdirisaaqshaakir8792 ปีที่แล้ว

    Scw❤scw❤

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g ปีที่แล้ว

    الحمد لله علي كل حال يارب العالمين ياالله يا رب الحمد لله على كل حال يارب العالمين ❤❤❤❤❤

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g ปีที่แล้ว

    آلله يسمحنا ويغفر لنا وير حمنا بر حمة يارب العالمين استغفر الله العظيم واتوب اليه من كل ذنب عملة يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g ปีที่แล้ว

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول آلله ❤❤❤❤❤

  • @kaltumjama50
    @kaltumjama50 ปีที่แล้ว

    SNM BAA KA SAARTAY EE DHULBAHANTE MA SAMAYN ILLAHAY KA BAQ DADKA DHULBAHANTE WAYKA DAGAALAMEEN LKN SNM BAA WADANKA HAYSATAY WAA LA OGYAHAY ILLAHAY UGA CABDADA DADKA REER LAASCAANOOD

    • @cqaadirdaahir4449
      @cqaadirdaahir4449 ปีที่แล้ว

      Maamulkaas ayaan dadkaas kasoo saaray waana kan had a burburiyay laascaano marka sheekow taxliilintaada ka fiirso mayagaa ka SOO saaray ceerigaabo

    • @khalidjama6420
      @khalidjama6420 ปีที่แล้ว

      Maya rer lascoonood ayaa ka sooray

    • @khalidjama6420
      @khalidjama6420 ปีที่แล้ว

      Beenta daa wax dadka sonali ku sameesay ayaa nikuu dhacay maalkii aad kadhacdeen

    • @khalidjama6420
      @khalidjama6420 ปีที่แล้ว

      Hadanaa xamer ayee ku soo ordeesiin

  • @Darawish-zi5pu
    @Darawish-zi5pu ปีที่แล้ว

    Sheikhow waa Xukuumada Muuse biixi waxa tarxiilay 💫💫💫💫💫💫💫💫 Jzkaaallah khayr

  • @asadcumarnuur341
    @asadcumarnuur341 3 ปีที่แล้ว

    M.a sheeq muse kadle alle haku xfido wax badna kaa fa idy alle hakugu an faco adna

  • @iftiinkadunida3090
    @iftiinkadunida3090 3 ปีที่แล้ว

    Allah Ku barakeyo

  • @hamzk5880
    @hamzk5880 3 ปีที่แล้ว

    Wan kula socda hada ka dib

  • @hamzk5880
    @hamzk5880 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @kafibowy6390
    @kafibowy6390 3 ปีที่แล้ว

    Alla maxa jeclaa inan dhageesto kalimahaaga. Allaha kaa abal mariyo

  • @kafibowy6390
    @kafibowy6390 3 ปีที่แล้ว

    Www sh muse 🤩

  • @abdimalik3310
    @abdimalik3310 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sh muse hassan kadle

  • @Ramal-healthy
    @Ramal-healthy 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sh. Muuse