Xalka Dhibaatada
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ค. 2024
- Xalka Dhibaatada kugu raagto!
Sidaan samee haddii ay dhibaato kugu raagto
وإذا رأيتَ الكَربَ طَالَ بَقَاؤُهُ فَافْزَع إلىٰ الرَّحمَنِ بِالدَّعَوَاتِ
واسْكُبْ دمُوعَ الذُّلِ لا تبخَلْ بِهَا مَنْ غَيرُ ربِّكَ يكشِفُ الكُرُبَاتِ
واسْألهُ غُفْراناً وعَفْواً شَاملًا مَنْ غَيرُ ربّكَ يغفِرُ الزَّلاتِ
واجعَلْ وقُوفَكَ في الصَّلاةِ تَذُلُّلاً وأطِلْ دُعَاءَ اللهِ في السَّجَدَاتِ
إنَّ اللّحوحَ إذا دَعَا بِدُمُوعِهِ سينَالُ ما يَرجُو مِنَ الرَّغَبَاتِ
Haddaad aragto in ay dhibaato kugu daahday - Alle xaggiisa u carar oo isaga bari
Shub illin is dulleyn ah hana bakheylin - Alle mooyee yaa kale oo dhibka fayda?.
Weydiiso Denbi dhaaf iyo Cafis buuxa - Alle mooyee yaa kale oo gefaafka dhaafa?.
Yeel istaaggaaga salaadda gudaheeda is dulleyn - Dheeree Alle baryadiisa sujuudaha
Qofka baryada badan haddii uu oohin wax ku baryo - Wuu helaa waxa uu rajaynayo oo uu rabo.