Duco iyo Talo Guur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.พ. 2024
  • Duco iyo Talo Guur.
    "من لم يكنْ في دهرنا متزوّجًا ….. يلقى الأذى بمصائد الشيطانِ
    يا ربّ يسّر أمر من هو أعزبٌ….. يبغي العـفاف وما لـه فِلسانِ"
    Ninkii aan zebenkaanagaan xaas laheyn
    Wuxuu dhib badan kala kulmayaa dabinada shaydhaanka
    Rabbiyow, kuwa aan xaaska laheyn u fududee
    Oo dhawrsanaanta ayuu doonayaa, oo hantina ma leh.
    ﻗﺎﻝ ﺍﻹﻣﺎﻡ ﺍﻟﺠﻮﻳﻨﻲ ﺍﻟﺸﺎﻓﻌﻲ :ﻭﺍﻟﻨﻜﺎﺡ ﻣﻦ ﺃﺳﺒﺎﺏ ﺯﻭﺍﻝ ﺍﻟﺠﻨﻮﻥ ، ﻛﻤﺎ ﺃﻥ ﺍﻟﻌﺰﺑﺔ ﻣﻦ ﺃﺳﺒﺎﺏ ﺍﻟﺠﻨﻮﻥ )ﻧﻬﺎﻳﺔ ﺍﻟﻤﻄﻠﺐ (12/43(
    Imam Juweyni Alshaafici Allaha u naxariistee wuxuu yiri : Guurka wuxuu ka mid yahay asbaabaha zuuliya waallida, waayo doobnimada ayaa keenta nooc ka mid ah waallida.
    ﻗﺎﻝ ﻃﺎﻭﺱ ﺭﺣﻤﻪ ﺍﻟﻠﻪ :ﻻ ﻳﺘﻢ ﻧﺴﻚ ﺍﻟﺸﺒﺎﺏ ﺣﺘﻰ ﻳﺘﺰﻭﺝ ‏) ﺍﻟﺴﻴﺮ 570/1 (
    Taabicigii weynaa ee Dhaawuus allaha u naxariistee wuxuu yiri: Qofka dhallinta yarada ah wanaaggiisa ma dhammaystirma illaa uu xaas ka yeesho.
    ﻗﺎﻝ ﺍﻟﺘﺎﺑﻌﻲ ﺍﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﺍﻟﻨﺨﻌﻲ ﻟﺮﺟﻞ :ﺗﺰﻭﺝ ﻓﺈﻥ ﺍﻟﺬﻱ ﻳﺮﺯﻗﻬﺎ ﻓﻲ ﺑﻴﺘﻬﺎ ﻫﻮ ﻳﺮﺯﻗﻬﺎ ﻭﻳﺮﺯﻗﻚ ﻓﻲ ﺑﻴﺘﻚ ‏[ ﺗﺎﺭﻳﺦ ﺍﺑﻦ ﻣﺤﺮﺯ 150 ]
    Taabigiciga Ibaahiim Al-Nukhaci Allaha u naxariistii wiil uu guur kula talinayey ayaa wuxuu ku yiri: - guurso (wax yari ha ka cabsan) allaha gurigeeda ku irsaaqayey ayaa gurigaaga ku irsaaqayee

ความคิดเห็น •