Waxaan ahay Macallin
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ย. 2023
- أنا المعلم
Waxaan ahay macallin, maadaama aan 30 sano macalin ahaa waxaa aan tixdaan uga qeybqaadanayaa maalinta macalinka ee 21ga November 2023da
أفنيتُ في التدريسِ كلَّ شبابي
وغرستُ دينَ الحقِّ في طلابي
سيُقدِّرُ الطلابُ جهدي بينهم
و الفضلُ يعرفه ذوو الألبـــــابِ
سلْ دفترَ التحضير بل وحقيبتي
في الفصل سل سبورتي و كتابي
سلْ مكتبي ووسائلي ودفاتري
تنبيك أني فارس الإعــــــــرابِ
وسلْ المجندَ أنني درّسته
و سلْ الإمامَ الفذ في المحـرابِ
وسلْ الطبيبَ إذا مررتَ بداره
أضحى طبيبَ القلبِ والأعصابِ
وسلْ المهندسَ كيف أضحى فارسًا
رفعَ المباني فوقَ كلِّ سحابِ
واذكر بأني في الورى أستاذه
كم كان للتعليم يطرق بابـي
كابدتُ في التدريس كلَّ مشقة
لكـن ربي لن يُضيعَ ثوابي
أفنيتُ في التدريسِ كلَّ شبابي
وغرستُ دينَ الحقِّ في طلابي
Dhalinyaranimadaydii oo dhan waxaan ku qaatay waxbarida
Waxaan ardaydaydii ku beeray diinta xaqa ah
سيُقدِّرُ الطلابُ جهدي بينهم
و الفضلُ يعرفه ذوو الألبـــــابِ
Ardayda dhexdooda way qadarin doonaan dadaalkaygii
Wanaaggana waxaa yaqaan kuwa wax garanaya
سلْ دفترَ التحضير بل وحقيبتي
في الفصل سل سبورتي و كتابي
Weydii buugga xaadirinta iyo xitaa boorsadayda
Fasalka dhexdiisa, sabbuuradeydii iyo buugaygii
سلْ مكتبي ووسائلي ودفاتري
تنبيك أني فارس الإعــــــــرابِ
Weydii xafiiskayga, qalabkayga, iyo buugayga xusuus qorka
Waxay kuu sheegayaan in aan ahay halyeey aftahan ah
وسلْ المجندَ أنني درّسته
و سلْ الإمامَ الفذ في المحـرابِ
Weydii askeriga aan wax baray
Weydii imaamka caanka ah ee ku jira mihraadka
وسلْ الطبيبَ إذا مررتَ بداره
أضحى طبيبَ القلبِ والأعصابِ
Weydii dhakhtarka haddii aad soo marto gurigiisa
Waxa uu noqday dhakhtarka wadnaha iyo neerfaha
وسلْ المهندسَ كيف أضحى فارسًا
رفعَ المباني فوقَ كلِّ سحابِ
Weydii injineerka sida uu ku noqday halyeey
ka sarraysiiyey Dhismayaasha daruur kasta
واذكر بأني في الورى أستاذه
كم كان للتعليم يطرق بابـي
Xasuuso in aan ahay dadka oo dhan macalinkooda
Imisaa kaalay wax I bar albaabka la iigu soo garaacay
كابدتُ في التدريس كلَّ مشقة
لكـن ربي لن يُضيعَ ثوابي
Waan ku dhibtooday waxbarista dhibaato kasta
Laakiinse Alle abaalkayga lumin maayo