SomTronics
SomTronics
  • 52
  • 468 479
EasySolarPump Calculator 1 Somali
Ka Soo Dejiso/Download
play.google.com/store/apps/details?id=com.somtronics.easysolarpumpcalculator
Af Somali:
Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida loo isticmaalo Aapka "EasySolarPump Calculator". Waxaan idin tusi doonaa tusaale tayo leh, sidii aad u naqshadeyn laheyd nidaam ku shaqeeyo solar bamka.
EasySolarPump Calculator waa aab loogu talagalay inuu ka caawiyo oo uu fududeeyo cabbirka iyo xisaambta nidaamka bamka biyaha qoraxda ku shaqeeyo ee loo isticmaalo beertaaha, xoolahaaga ama guryaha. Wuxuu awood u leeyahay in uu kuu fududeeyo dhammaan xisaabaata lagama maarmaanka ah, si uu ku siiyo natiijooyin sax ah sida:
- Cabbirka bamka biyaha qorraxda sida watt, kW, iyo hp
- Cabirka inferterka sida watt iyo kW
- Cabirka Solar banalka sida watts, kW, iyo tirada solar banalada nidaamka u baahanayahay.
- Dhererka tuubooyinka PVC sida inches, mitirka, iyo cagaha.
- Tuubooyinka qasaaraha ay keeni karto sida inta mitirka, iyo cadaadiska PSI
- Aabka waxuu ku keydinayaa natijada uu soo saaro si markale aad u isticmaashid.
English
In this lesson you will learn how to use the EasySolarPump Calculator App. I will show you a qualitative example, how to design a solar pump system.
EasySolarPumpCalculator application is a tool designed to help you and make it easy sizing Off-Grid solar pump system for your home, farm, livestock or business. The application will calculate all necessary calculations to give you accurate results for your solar system.
- Solar Pump size in watt, kW, and hp
- Controller/Inverter size in watt and kW
- Solar array capacity in watts, kW, and number of solar panels needed
- PVC pipe length in inches, meters, and feet.
- Pipe friction in meters, and pressure in PSI
- You can save the results.
มุมมอง: 3 321

วีดีโอ

Easy Solar Pump Calculator app
มุมมอง 1Kปีที่แล้ว
EasySolarPumpCalculator application is a tool designed to help you and make it easy sizing Off-Grid solar pump system for your home, farm, livestock or business. The application will calculate all necessary calculations to give you accurate results for your solar system. - Solar Pump size in watt, kW, and hp - Controller/Inverter size in watt and kW - Solar array capacity in watts, kW, and numb...
Dhis Robotka Kaligiis Istaago Qeybtii 2aad Af Somali
มุมมอง 2.2Kปีที่แล้ว
Waxaan dhisi doonaa robot-ka kaligiis istaago. Injineerka Robot-ka th-cam.com/video/cB2TRIYoJRo/w-d-xo.html Meesha aad ka heli kartid robotkaa waa: www.amazon.com/ELEGOO-Tumbller-Self-Balancing-Compatible-Arduino/dp/B07QWJH77V/ref=sr_1_2?crid=2FURF6X8U16JM&keywords=tumbler robot&qid=1659058597&sprefix=tumbler robot,aps,149&sr=8-2
Injineerka Robots ka Qeybtii 1aad Af Somali
มุมมอง 2.6Kปีที่แล้ว
EInjineerka Robots-ka waxaa ka faa'iidaysan doontaa: 1- Maxuu yahay Robot-ka? 2- Meeqa nooc ayuu u kala baxaa? 3- Sidee lagu bartaa Robots-ka injineernimadeeda? 4- Shanta Maado aad u baahantahay. 5- Tusaalooyin tayo fiican leh A robotics engineer will benefit from: 1- What is a robot? 2- How many types are there? 3- How to study robots engineering? 4- The five subjects you need for Robotics Eng...
Dhis DC Power Supply - Build DC Power Supply Gaybtii 2aad Af Somali
มุมมอง 5K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waa qaybtii labaad waxaad ku baran doontaa sida elektiroonigga DC Power Supply loo dhiso. Waxaan ku tusi doonaa aad isugu xir xiri laheyd, AC, step-down transformer, rectifier diodes, capacitors, iyo voltage regulator LM7805. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh oo aan rajeenayo in aad ka faa'densandoontaan. InShaAllah This lesson is the second part of DC Power supply. In this ...
Baro DC Power supply Qaybtii 1aad Af Somali
มุมมอง 10K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waa qaybtii kuwaad waxaad ku baran doontaa sida elektiroonigga DC Power Supply u shaqeeyo. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh sida ugu dhib yar aad u dhisi laheyd DC Power supply. Waxaan kalo ku tisi doonaa sida aad u isticmaali lahey electronic simulation. Waxaan rajeenayaa in aad ka faa'iideysataan. This lecture is part one of two part series. This lesson you will learn how...
Dhis Daroonka Quadcopter Qeybtii 2aad Af somali
มุมมอง 3K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida aad u dhisi laheyd diyaarad daroonk ah. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh oo ku saleysan sida igu fiican aad u dhisi laheyd ama iskugi xiri laheyd elektronakiska daroonka, sida, Brushless Motors, ESC, flight controller, Remote Controller transmitter, and receiver. Waxaan kalo idin tusi doonaa sida aad u brogramlahey KK2.1.5 Flight Controller. Wax...
Baro Diyaaradda Daroonka Ah - Quadcopter - Qeybtii 1aad - Af somali
มุมมอง 6K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida elektiroonigga daroonka u shaqeeyo. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh oo ku saleysan tikniyoolajiyaddii ugu dambeysay ee daroonka sida, Brushless Motors, ESC, flight controller, Remote Controller transmitter, and receiver Waxaan rajeynayaa inaad ka faa’iideysan doontid InshaAllah. This lesson you will learn how the drone electronics works. I will...
Injineernimada Makanikada Maxey Tahey? Mechanical Engineering? Af Somali
มุมมอง 15K3 ปีที่แล้ว
Waxaan kaga jawaabi doonaa, suaalo faro badan eey ka mid yahey. 1- Maxey tahey Injineernimada Makanikada? 2- IInjineernimada Makanikada Maadoyinkee aasaas u ah? 3- Injineernimada Makanikada Shaqaduu qabtaa? 4- Maadooyinkee aan u baahnahey in aan qaato Dugsiga Sare? 5- Maxeey ku kala duwan yahiin College iyo University? 6- Injineernimada MakanikadaMaadoyinkee aasaas u ah? 7- Manhajka B.S. M.E(4 ...
Injineernimada Korontada Maxey Tahey? - What is Electrical Engineering? Af Somali
มุมมอง 21K3 ปีที่แล้ว
Injineerinka korantada wuxuu ka kooban yahay maadooyin fara badan. Waxaan kaga jawaabi doonaa, suaalo faro badan eey ka mid yahey. 1- Maxey tahey injineernimada korontada? 2- Injineernimada Korontada Maadoyinkee aasaas u ah? 3- Injineernimada meeqa nooc ayeey u kala baxaan? 4- Electrical Engineering Shaqaduu qabtaa? 5- Maadooyinkee aan u baahnahey in aan qaato Dugsiga Sare? 6- Maxeey ku kala du...
Baro Bluetooth Technology - HC06 iyo Arduino Uno - Casharkii 11aad - Af Somali
มุมมอง 3.4K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waxaan ku baran doonta sida eey u shaqeeyaan Bluetooth Technology. Waxaan sharxi doonaa sida bluetoothka u shaqeeyo iyo sida loo isticmaalo. Waxaan idin tusi doonaa tusaalo tayo leh oo ku dhisan casharkii 10aad oo aan kaga hadalney Solid State Relays. Waxaan isticmaali doonaa Arduino board iyo C/C program, iyo Android Application aan qorey oo la yiraahdo "Dami Daar Relayda". In this ...
Baro Solid State Relays Iyo Arduino Casharkii 10aad Af Somali
มุมมอง 2.3K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waxaan ku baran doonta sida eey u shaqeeyaan Solid State Relayda iyo sida aad u kontorli laheeyd adoo isticmaalaayo Ardunio Uno. Waxaa idin tusi doonaa tusaalooyin tayo leh iyo sida aa u brogramlaheyd Arduino Uno board. In this tutorial you will learn how Solid State Relays works and how to control using Arduino Uno board. I will show you practical examples and also you will learn ho...
Baro Relays Electromechanical Casharkii 9aad
มุมมอง 4.7K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waxaan ku baran doonta sida eey u shaqeeyso Relayda, maxaa loo adeegsadaa, noocyada kala duwan ee relayda. Qeybtaan waxaa kaga hadli doonaa sida eey u shaqeyso relayda ku dhisan Electromechanical ama electromagnatism (Birlabta ku shaqeyso korontada). Waxaan idi tusi doonaa tusaalooyin tayo fiican leh. In this tutorial you will learn how Relay works, what it is used for, and the diffe...
Baro Power Electronics - Thyristors - SCR - Casharkii 8aad Af Somali
มุมมอง 2.8K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waxaad ku barandoontaa sidii aad u isticmaali laheeyd Thyrister ama Silicon Controlled Rectifier (SCR). SCR waxaa loo isticmalaa power supply iyo motoradda kontrollkooda. Casharkaan waxaan sharxi doonaa sida uu u shaqeeyo iyo sida loo isticmaalo. InshaAllah waad ka faaiideynsandootaaa. In this video tutorial I will show you how to use Thyristor/SCR(silicon controlled Rectifiers. Thyr...
Baro Amblifyer LM-386 (Amplifier) Casharkii 7aad Af Somali
มุมมอง 3.8K3 ปีที่แล้ว
Casharkaan waxaad ku barandoontaa sidii aad u dhisi lahey Amblifyer fiican oo tayo leh, qiimahiisana jabanyahey. Waxaan idin tusi doonaa sidii aad u isticmaali lahey LM386 iyo sida uu u shaqeeyo. In this video tutorial I will show you how to build a low cost simple audio amplifier. We will also show how to use LM386 Linear Integrated Circuit. Link to LM386 www.amazon.com/National-Semiconductor-...
Baro Arduino - DHT-11 - Kuleylka iyo Qoyaanka (Temperature and Humidity) Casharkii 6aad Af somali
มุมมอง 2K3 ปีที่แล้ว
Baro Arduino - DHT-11 - Kuleylka iyo Qoyaanka (Temperature and Humidity) Casharkii 6aad Af somali
Baro Arduino LCD Display - Afsomali
มุมมอง 2.5K3 ปีที่แล้ว
Baro Arduino LCD Display - Afsomali
EasySolarCalculator App - Somali
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
EasySolarCalculator App - Somali
EasySolarCalculator App - English and Somali
มุมมอง 2.4K3 ปีที่แล้ว
EasySolarCalculator App - English and Somali
Baro XH-W3001 Temperature controller Thermostat -Af Somali
มุมมอง 3.6K4 ปีที่แล้ว
Baro XH-W3001 Temperature controller Thermostat -Af Somali
Baro Electromagnetism - Birlabta ka sameysanto Korontada- Casharkii 10aad Part 1 (New Version)
มุมมอง 6K4 ปีที่แล้ว
Baro Electromagnetism - Birlabta ka sameysanto Korontada- Casharkii 10aad Part 1 (New Version)
Baro Magnetic flux Tusaale - Casharkii 10aad qeybtii 4aad Af Somali - Part 4
มุมมอง 2.1K4 ปีที่แล้ว
Baro Magnetic flux Tusaale - Casharkii 10aad qeybtii 4aad Af Somali - Part 4
Baro Thevenen Theorem - Casharkii 14aad Qeybtii 1aad Af Somali - Part 1
มุมมอง 2.3K4 ปีที่แล้ว
Baro Thevenen Theorem - Casharkii 14aad Qeybtii 1aad Af Somali - Part 1
Kirchhoff law - Tusaale - casharkii 13aad Qeybtii 2aad - Af Somali
มุมมอง 2.8K4 ปีที่แล้ว
Kirchhoff law - Tusaale - casharkii 13aad Qeybtii 2aad - Af Somali
Baro Kirchhoff's Law - Casharkii 13aad Qeybtii 1aad - Part 1 Af Somali1
มุมมอง 2.9K4 ปีที่แล้ว
Baro Kirchhoff's Law - Casharkii 13aad Qeybtii 1aad - Part 1 Af Somali1
Baro Node, branch, iyo Loop Casharkii 12aad Af Somali
มุมมอง 3K4 ปีที่แล้ว
Baro Node, branch, iyo Loop Casharkii 12aad Af Somali
Baro Soldering - Alxanka Af Somali
มุมมอง 8K4 ปีที่แล้ว
Baro Soldering - Alxanka Af Somali
Baro AC iyo DC - AC and DC Current - Casharkii 11aad Af Somali
มุมมอง 16K4 ปีที่แล้ว
Baro AC iyo DC - AC and DC Current - Casharkii 11aad Af Somali
Baro Induction - Electromagnetism - Casharkii 10aad qeybtii 3aad - Part 3 - Af Somali
มุมมอง 3.9K4 ปีที่แล้ว
Baro Induction - Electromagnetism - Casharkii 10aad qeybtii 3aad - Part 3 - Af Somali
Baro Inductors - Electromagnetism - Casharkii 10aad qeybtii 2aad - Part 2 - Af Somali
มุมมอง 4.4K4 ปีที่แล้ว
Baro Inductors - Electromagnetism - Casharkii 10aad qeybtii 2aad - Part 2 - Af Somali

ความคิดเห็น

  • @user-hf1vg1zo1b
    @user-hf1vg1zo1b 3 วันที่ผ่านมา

    Sahal

  • @abdullahiyussuf5714
    @abdullahiyussuf5714 4 วันที่ผ่านมา

    Kuma jiro waa laga saaray

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 4 วันที่ผ่านมา

    Aqoon kasta calaamka Maxaa la wayey in lobadalo bukagteena afkena somaliga ah in laga dhiga sidee ardayda ugu Bartaan afka kasta iyo keena labadaba mida wey fududaan lahayeen afkeena inaa wax lagu barto luqadeena ilaa heerka dugsiga sare waa wax aad u wngsn koley ila tahy Ani

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 7 วันที่ผ่านมา

    Hello engineer cabdi wahaab

  • @user-wb5rf7ff1p
    @user-wb5rf7ff1p หลายเดือนก่อน

    Macalin Talaagada qaboojiyaha ku jirto miyaa Appka

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 20 วันที่ผ่านมา

      mayaa waxuu ku saabsanyahey sida loo cabiro solarka. Haddii aad taqaano inta waad (watt) u yahey talaagadaada, waad isticmaali kartaa inta solar panel aad u baahantahy.

  • @journalist617
    @journalist617 หลายเดือนก่อน

    Magnetic inte ka heli karaa please 🙏 iga caawi

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 20 วันที่ผ่านมา

      Xagee joogtaa. Haddii aad north america, ama Europe, xataa dubai. Waxaad ka heli kartaa. www.amazon.com

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 หลายเดือนก่อน

    Allaah miisaanka xasanaadka ha kugu daro aqoontaa aad nosogudbisay bro

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 20 วันที่ผ่านมา

      Amin. JZKH Hassan. Aad baad u mahadsantahey

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 หลายเดือนก่อน

    Thank you very much

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 20 วันที่ผ่านมา

      You are welcome. Sorry for late reply.

  • @user-hd9qc4rg8w
    @user-hd9qc4rg8w หลายเดือนก่อน

    M.allah Allah Ku Barakeeyo Ee Noosoo Badi Macalin

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 หลายเดือนก่อน

    injiiner alle haku barakeeyo

  • @user-rk9sh9jx4p
    @user-rk9sh9jx4p 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin balwarbixin nagasii engineering ga qaybaha hadhay. Wxaan kuwareersanahay qaybtandooranlahaa waxaan ahey freshman. Thanks ❤

  • @BederCabdilaahi-bn9se
    @BederCabdilaahi-bn9se 2 หลายเดือนก่อน

    جزاكم الله خير يا أستاذ

  • @Barre66
    @Barre66 2 หลายเดือนก่อน

    Charge controller waa hage

  • @Barre66
    @Barre66 2 หลายเดือนก่อน

    Mono crystaline ayaa ugu wanaagsan aa maqlayee run miyaa maclin

  • @abdallaawale2460
    @abdallaawale2460 2 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 2 หลายเดือนก่อน

    Engineer wax waynbaad qabatay

  • @moali9647
    @moali9647 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Walaal meel lagaaga soo xiriiro ma leedahey, telfoon baan jeclaan lahaaa.

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน

    maasha allaah waa cilmi fac ka fac anficidoona oo sadaqatul jaari kuu noqondoona insha allaah dadkana waxaa u kheyrbadan kan anfaca dadka. guuleeyso

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 20 วันที่ผ่านมา

      JZKH, waad mahadsantahey

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 หลายเดือนก่อน

    Sida talefanada logu cabiro kaso hadal

  • @qaranbile_technology
    @qaranbile_technology 3 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-if8dd5cb2v
    @user-if8dd5cb2v 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha allh macallin sharraxaad wacan❤

  • @user-ix8bq7wh5p
    @user-ix8bq7wh5p 4 หลายเดือนก่อน

    125 like

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 4 หลายเดือนก่อน

    Jezakalahu kheyr❤

  • @shariiftawakal2472
    @shariiftawakal2472 4 หลายเดือนก่อน

    Ku mahadsanid mudane wxn jeclaan lahaa inaan kaa helo number what's

  • @Col-ujoog1990
    @Col-ujoog1990 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah macalin Waxan u bah nahay barashada solarka maxaa la iiga baahan yahay sida sahaado wax barasho ama aqoon sida xisaabta ma jiraan wan lagama maar maan ay tahay inaan aqoon uleeyahay si aan jaanis igu helo barashada solarka jawaab Wacan mahadsanid

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 4 หลายเดือนก่อน

    Jezakalahu kheyr❤

  • @user-fc3rr8xv1q
    @user-fc3rr8xv1q 4 หลายเดือนก่อน

    Asc som tronic waad ku mahadsan tahay sida aad nogu soo gubiso casharada electic iyo electronicska waxan codsaneyna in aad nogu soo darto contactors sida loo xidho ama ats ganerators

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe 4 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid wllo

  • @XasanYare-rv9np
    @XasanYare-rv9np 4 หลายเดือนก่อน

    imisa kilomitir ayalagabadala salida matorka

  • @yahyeabdi538
    @yahyeabdi538 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad ma noo sheegi kartaa websiteka simulation aad u isticmasho ado mahadsan mahdsnhd

  • @user-pq6ee3kl6i
    @user-pq6ee3kl6i 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad what's up kaaga isoodir

  • @SadaamAli10
    @SadaamAli10 5 หลายเดือนก่อน

    M.a 5sano kadib ayaan dawanaya ustaad allah haka ajirsiiyo sida hagar la aanta ah aad inoogu soo gudbisay waxaana tahay qofkii ugu horeeye ee af Soomali arduino ku sharaxo 2024 waxan jeclaan laha inaa couse dhamees tiran inooga soosameeso oo waliba lacag ah inash allah qofka ugu horeeyo gato ayaan noqon lahaa

  • @user-it4in1wj4m
    @user-it4in1wj4m 5 หลายเดือนก่อน

    Mcln mel lagala xariiro maledahh

  • @calimaxamad-tv6fi
    @calimaxamad-tv6fi 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad adoomahadsan Appka wuu igadidayaa tusale ahan waxan galiyay Nal ElD v 20 sacada 5 cunta kariye 1 v 200 sacada 5 jajiro 6 V 5 sacada 5 markaan sas ugaliyo liiska ima sinayo halmid yuu iga tusayaa Nl ELD 1 itusayaa Usatad ifahansii adoo raliya

  • @calimaxamad-tv6fi
    @calimaxamad-tv6fi 5 หลายเดือนก่อน

    Ad iyo ad yaan kaga faa iday waxan kugu mahad celiyo ma aqaan❤

  • @ibrahimmustaf228
    @ibrahimmustaf228 5 หลายเดือนก่อน

    Thankz

  • @user-sj9re7xi7d
    @user-sj9re7xi7d 6 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsan tahay macalin lkn waxaan kaa codsan lahaa in aad na barto A+ iyo sida loo dhiso apps ka pls hadii aad wakht u hesho

  • @ahmedcabdiaadan1014
    @ahmedcabdiaadan1014 6 หลายเดือนก่อน

    Online maleedihiin

  • @PoopooGames
    @PoopooGames 6 หลายเดือนก่อน

    Injineer cilmigaan jaamacad maa lagu bartaa mise meelkale fadlan noo sheeg macalin

  • @muztafephilips9676
    @muztafephilips9676 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan ahay arday civil ah donayna inu mechanical engineering brto

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid cilmi ayaad nabaryey

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 6 หลายเดือนก่อน

    Talow macalinka wali wax masoo galiyaa Waxaan rabí lahaa Inuu nosoo gudbiyo sida loo fahmo diagramka loo fahmo iyo installation ka sida loo sameeyo please Wuu mahdsanyay wax badan Buu iiifaideyay

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 6 หลายเดือนก่อน

    Mudane waad kumahadsantahay sida aad inoogu sharaxday

  • @abdallehaji2286
    @abdallehaji2286 7 หลายเดือนก่อน

    Teacher Thank you casharada noo soo badi

  • @sawhadhiyemedia2984
    @sawhadhiyemedia2984 7 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu waa cabdiraxmaan maxamuud si wanaagsan ayaan ula socdaa somtronic alaha kaa abaal mariyo walaal aqooontaada waan ka faaiday

  • @mohamudmohamed1979
    @mohamudmohamed1979 7 หลายเดือนก่อน

    I thought the inverter is 1000 Watts, but mistakenly you called it 100W. Thank you so much Sir for covering this valuable course. Could you please also cover one course for monitoring please. Once again, I truly appreciate for teaching these courses, and it would help to your community in many ways. Great Sadaqa Jarriyah Sir!

  • @axmedbadal1031
    @axmedbadal1031 7 หลายเดือนก่อน

    masha allah

  • @fuaadbile2791
    @fuaadbile2791 7 หลายเดือนก่อน

  • @saciidcali8645
    @saciidcali8645 8 หลายเดือนก่อน

    ustaad wa mahadsan thy lkn hal sual marka battery marayy 3 battery ayan isticmaleyna aya dhahday sawirkana wa 9 battery maxa farqi u dhaxeyo?