Dhis Robotka Kaligiis Istaago Qeybtii 2aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Waxaan dhisi doonaa robot-ka kaligiis istaago.
    Injineerka Robot-ka
    • Injineerka Robots ka ...
    Meesha aad ka heli kartid robotkaa waa:
    www.amazon.com...

ความคิดเห็น • 41

  • @farsamada_cusub
    @farsamada_cusub 2 ปีที่แล้ว

    Injineer abdiwahaab wanku salaamay mudo dheer aan ku weynay waxaan illaahey kaga rajeynayaa cafimad iyo cimri dheer...

  • @aishamahamud6658
    @aishamahamud6658 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin waa cashir aad iyo aad ii anfacay, illahay ha kaa ajjir iyo xasaanad ha kaa siiyo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad wa cashir aad uqiimo badan

  • @cadeabdiqadir
    @cadeabdiqadir ปีที่แล้ว +1

    macalin part3 noosodheg

  • @barawaani8882
    @barawaani8882 2 ปีที่แล้ว +1

    welcome back ustaaad

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mucalim iyo mr iyo engneer c/wahab mucalim waad mudantahay in laguu mahad celiyo
    عن ابي هريرة رضي الله عنه ان النبي صلى الله عليه وسلم قال :لا يشكر الله من لا يشكر الناس

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast 2 ปีที่แล้ว

    Macalin soo badi casharada

  • @somalia1142
    @somalia1142 ปีที่แล้ว

    mahadsanid engineer

  • @aishamahamud6658
    @aishamahamud6658 ปีที่แล้ว

    Dadaalkaaga waad ku mahadsantaha

  • @adanahmed3003
    @adanahmed3003 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku madasantahy ustaad dadaalka aad bixisay si aan cilmi kaaga faaiidno
    Walow aan jaclaan lahaa inaan cashiradaada badnaan lahaayeen🙏

  • @sayidcumarxasan1790
    @sayidcumarxasan1790 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Macalin waanu ku tabnay
    Noo soo badi i.a

  • @ibraahimmaxamed4146
    @ibraahimmaxamed4146 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waan kuu xiisney

  • @Abdimaaliki
    @Abdimaaliki 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back engineer inbadan ayaan ku sugeyne

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว

      Thank you Abdimaalik. Few more on the way InshaAllah.

  • @mahamudibrahim7058
    @mahamudibrahim7058 2 ปีที่แล้ว

    Waa lagu tabay

  • @abdiqadiribrahimgulied2096
    @abdiqadiribrahimgulied2096 ปีที่แล้ว

    Waad mahadasantay zxp
    Ee waxaad ka soo hadashaa electerical ground system and earthing

  • @hassanahmed37446
    @hassanahmed37446 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alahkudeesto

  • @naasirabdirizak4789
    @naasirabdirizak4789 2 ปีที่แล้ว

    Mahadznid Engr abdiwahab.
    Qalabkaas oo dhamaystiran Xgee baan ka heli karaa .
    kawrn hadaan u isticmaalo Arduino Uno oo aan programiyo inigoo isticmaalya software ka ARDUINO IDE software meesha aad ka isticmaalyso Arduino Nano ..
    insha alaah waan sugaynaaa Chyro sensor ka casharda aad ka smaysay Engr

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว

      Asc Naasir, Robotka aan dhisay, hoos vidiyaha aan ku qorey, waxaa laga helaa meelo badan, laakiin aniga waxaan isticmaalay Amazon.
      www.amazon.com/ELEGOO-Tumbller-Self-Balancing-Compatible-Arduino/dp/B07QWJH77V/ref=sr_1_5?keywords=tumbler+robot&qid=1659116702&sprefix=%2Caps%2C114&sr=8-5

  • @Mustafa_ayaanso
    @Mustafa_ayaanso 29 วันที่ผ่านมา

    Ustad aad baad u mahadsan tahay waxan rabay in aan kuweydiiyo qeybta laptop 💻 ka sida loo sameyo iyo cilad bixin today casharo nooga samey wlba coputer ka marku cod bixinayo screen kana madow yahay❤

  • @Engineer-xuska-boy8
    @Engineer-xuska-boy8 ปีที่แล้ว

    Asc engineer Abdi wahaab wll xagee kabaxday

  • @maxamedxasan929
    @maxamedxasan929 ปีที่แล้ว

    hadii aad bilaabayso cours cusub ila soo socod sii

  • @kheyrtocumaryuusuf1461
    @kheyrtocumaryuusuf1461 ปีที่แล้ว

    Alaabta intee ka helaa maclin

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 2 ปีที่แล้ว

    Ust aniga oo jooga somalia-Mogadishu makula soconkaraa oo mahelayaa components ka aad isticmaalayso si aan u baraatikeeyo. Sidee kuhelikaraa dhamaan qalabka aad isticmalayso mhdsnd.

  • @maygagmedia5494
    @maygagmedia5494 2 ปีที่แล้ว

    Ustaat casharada

  • @hassanahmed37446
    @hassanahmed37446 ปีที่แล้ว

    Ustaad kasoo hadal horsepower motor

  • @aishamahamud6658
    @aishamahamud6658 ปีที่แล้ว

    Macalin haddi wax ka taqaano pcb(printing circuit board)

  • @maxamedxasan929
    @maxamedxasan929 ปีที่แล้ว

    asc macalin electricity ma dhigaysaa aan ardaydaada ka mid noqdee

  • @proggmmer
    @proggmmer ปีที่แล้ว

    Metallurgical engineering kaso diyaari war bixin faculty la xariri electrical engineering

  • @maxamedxasan2714
    @maxamedxasan2714 2 ปีที่แล้ว

    Asc aad ayaan idiin salaamay somtronic waxaan ubaahan ahay lanbarkina whatsappka

  • @hassanahmed37446
    @hassanahmed37446 2 ปีที่แล้ว

    Plece casharada soobadi

  • @mapdy4969
    @mapdy4969 2 ปีที่แล้ว

    Asc macalin soo noqosho Baraka leh
    Macalin meel garoo lagaa la soo xidhiidho🤙📲

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว

      Asc M Apdy, igala soo xiriir "somtroniks@gmail.com

    • @mapdy4969
      @mapdy4969 2 ปีที่แล้ว

      Hye teacher facebook ma leedhay

  • @cabdirisaqcali3126
    @cabdirisaqcali3126 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustudi waxan ahy arday school SECONDARY
    Aderkeey ayaa beer kuleh wabiga tuula buula gaduud(lower--juba) kismayo
    Within one week 20 litter oo shidal ah ayuu isticmala oo Qiimuhuna waa kordhay waa 25$ isma bixineyso beerta
    Waxan raba inaan oogaga faa ideeyo TAMARTA QORAXDA ee (solar power)
    Cilmina uma lihi
    Beertiisuna waa 16hectare
    My question is :
    1=Imisaa xabo solar panels iyo watts ay soo sarayan ?
    2= imisa xabo battery iyo Amp ?
    3=charge controller?
    4=invater ?
    Ayan u baahaanahy ?
    Mahadsanid

  • @Soomaalia584
    @Soomaalia584 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad Elon musk ma physics ayuu barty.#Somtroncs

    • @aerof7435
      @aerof7435 2 ปีที่แล้ว

      Haa waa physicst, sidookale economic na wuu bartay.

    • @Soomaalia584
      @Soomaalia584 2 ปีที่แล้ว

      @@aerof7435 haa shukran sxp gacliye

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast ปีที่แล้ว

    Macalin ku mee