Baro AC iyo DC - AC and DC Current - Casharkii 11aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaan ku sharxi doonaa sida eey u shaqeyso Korontada Is bed bedasho (Alternating Current), iyo Midda aan is bad badalin (Direct Current). Waxaan idin tusi doonaa tusaalooyin tayo leh oo aad ku fahamsiinaayo sida eey u shaqeyaan A.C, iyo D.C.
    In this lecture I will explain how Alternating Current and Direct Current work. This Lecture also has electrical simulations, practical lab experiment, and worked examples.
    Hope you benefit from it.
    #BaroKorontada #BarashadaKorontada #Korontada #Electricity #Physics #AfSomali

ความคิดเห็น • 28

  • @abdallehaji2286
    @abdallehaji2286 8 หลายเดือนก่อน

    Teacher Thank you casharada noo soo badi

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ya ustaad

  • @shufeyrhore2422
    @shufeyrhore2422 2 ปีที่แล้ว

    wale macalin waa kan qeer alaha ku siiyo macalin

  • @faatuahmed5493
    @faatuahmed5493 2 ปีที่แล้ว

    Mhsanid mclin abaalkiina alle jano haka dhigo
    Noo faaideyseen bulshada islaamka

  • @enghassanchannel3951
    @enghassanchannel3951 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك

  • @liibaanmaxamuud1009
    @liibaanmaxamuud1009 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher

  • @sabiriinramadan7867
    @sabiriinramadan7867 2 ปีที่แล้ว

    Thanks imtixan buu igu jiraa
    Mahadsanid

  • @user-nt9ss4vl6r
    @user-nt9ss4vl6r ปีที่แล้ว

    Masha'Allah ustaad

  • @AhmedMohamed-me4kq
    @AhmedMohamed-me4kq 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad aad ayaan kuu fahmay aniga français ayaa ku so qatay casharadan sanadkii ugu horeyay practice bes baa somalida ka dhiman

  • @AliAhmed-zs3sl
    @AliAhmed-zs3sl 5 ปีที่แล้ว +4

    Aad ayad umahadsantahay macalimu. Waxaan codsan lahaa inaad Casharo nooga sameyso Kirchhoffs laws (Circuit analys) sida uu ushaqeyo. Mahadsanid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  5 ปีที่แล้ว +3

      JZKH. InshaAllah waa casharka ku xiga.

    • @abdiyare4454
      @abdiyare4454 ปีที่แล้ว

      Cunbuyuutarka baabuurta casharo ma kabixin doontaa

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce 5 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad umahadsanthy

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 ปีที่แล้ว

    mahadsaid Macalin

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @abdurahmaanabuukar4044
    @abdurahmaanabuukar4044 ปีที่แล้ว

    Maclin intee laala soo xiriirayaa

  • @Taranle.
    @Taranle. 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aadaa umahadsanatahy sida holkarnimada leh ee ardayda soomaalida aad ugu hagarbaxday , upstand waxaan codseynaaa inaad clean kadhigta screenka

  • @garamgarammaxamed2029
    @garamgarammaxamed2029 ปีที่แล้ว

    Asc injner inglishka si fiican ubayani mahadsanid

  • @casiisfaarax7527
    @casiisfaarax7527 ปีที่แล้ว

    Asc injineere cabdi wahab somTronics waxan rabay casharada janaretar QABKA OO KARON TADA ODHALIYO WAMAXAY JANARETAR casharo kow ila dhamaad ah Ayan rabay mahad sanid macalin cabdi wahab SomTronics

  • @ApdinuurCumar-gn3rm
    @ApdinuurCumar-gn3rm 11 หลายเดือนก่อน

    Maclin adigoo mahadsan waxad nooshegtaa

  • @casiisfaarax7527
    @casiisfaarax7527 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid markale injineer cabdi wahab somTronics

  • @wmursai
    @wmursai ปีที่แล้ว

    Wixi markan fahmi rabo hal English bad ku daraysa dhbka I haysta ayaba sas ah😲

  • @abramdaad1658
    @abramdaad1658 3 ปีที่แล้ว

    Screen kaa madaw waa software ama app nocee ah .mahadsanid

  • @salahadan998
    @salahadan998 3 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher