Easy Solar Pump Calculator app

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • EasySolarPumpCalculator application is a tool designed to help you and make it easy sizing Off-Grid solar pump system for your home, farm, livestock or business. The application will calculate all necessary calculations to give you accurate results for your solar system.
    - Solar Pump size in watt, kW, and hp
    - Controller/Inverter size in watt and kW
    - Solar array capacity in watts, kW, and number of solar panels needed
    - PVC pipe length in inches, meters, and feet.
    - Pipe friction in meters, and pressure in PSI
    - You can save the results.
    Af Somali:
    EasySolarPumpCalculator waa aab loogu talagalay inuu ka caawiyo oo uu fududeeyo cabbirka iyo xisaambta nidaamka bamka biyaha qoraxda ku shaqeeyo ee loo isticmaalo beertaaha, xoolahaaga ama guryaha. Wuxuu awood u leeyahay in uu kuu fududeeyo dhammaan xisaabaata lagama maarmaanka ah, si uu ku siiyo natiijooyin sax ah sida:
    - Cabbirka bamka biyaha qorraxda sida watt, kW, iyo hp
    - Cabirka inferterka sida watt iyo kW
    - Cabirka Solar banalka sida watts, kW, iyo tirada solar banalada nidaamka u baahanayahay.
    - Dhererka tuubooyinka PVC sida inches, mitirka, iyo cagaha.
    - Tuubooyinka qasaaraha ay keeni karto sida inta mitirka, iyo cadaadiska PSI
    - Aabka waxuu ku keydinayaa natijada uu soo saaro si markale aad u isticmaashid.

ความคิดเห็น • 40

  • @jilbagabtv
    @jilbagabtv ปีที่แล้ว +1

    Welcome back Enginere 👋

  • @jimcaaleahmed4186
    @jimcaaleahmed4186 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back

  • @farsamada_cusub
    @farsamada_cusub ปีที่แล้ว +2

    Injineer Abdiwahaab Ramadan kariim... waa lagu wayay welcome back.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      Ramadan karim Abdinaasin, Waad mahadsantahay.

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast ปีที่แล้ว +1

    Welcome back 🎉❤

  • @qojebihi4436
    @qojebihi4436 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waa guul weyn in liqadda soomaliga aad cashor casri ah noogubsoo gudbiso.
    Jazaa kalaahu kheyr aad baan uga faaiiday.

  • @wacaysibnusamatar3151
    @wacaysibnusamatar3151 ปีที่แล้ว

    m.sha alah mahad sanid eng jazakalah khayr wellcome back

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay mucalim mr and engneer c/wahaab

  • @mursal310
    @mursal310 ปีที่แล้ว

    Oh somtronic after 7 month you back wow 😮

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      It takes a lot of effort to prepare a lecture. Let me know engineering topics interested. I am collecting info to pick lectures that my people can benefit.

  • @user-pf4fh2xb1j
    @user-pf4fh2xb1j ปีที่แล้ว

    Ok

  • @abshiromer719
    @abshiromer719 ปีที่แล้ว

    MashAllah aad baan usoo dhawaynaynaaa, inta badan solar pump water, mini off grid ayaan ka shaqeya inan si khasa kula soo xidhidhi jeclan lahaa mudane

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      Inshaallah casharka iyo aabka waxaaan rajeenayaa in uu kuu fududeeyo sida loo isticmaalo Solar bumka.

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast ปีที่แล้ว

    Eng Abdiwahab

  • @abdullahiyussuf5714
    @abdullahiyussuf5714 หลายเดือนก่อน

    Kuma jiro waa laga saaray

  • @JabraClaahi-uh9cs
    @JabraClaahi-uh9cs ปีที่แล้ว

    Ka soo hadal dhakhaatiirta qaliinka

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 ปีที่แล้ว

    Eng runtii wan ku faraxay soo labashadaada engineer waxan ka codsanyaa physics qaybihiisa oo faaah faahsan
    ‏جزاك الله خير

  • @casiisfaarax7527
    @casiisfaarax7527 ปีที่แล้ว

    Edd

  • @aishamahamud6658
    @aishamahamud6658 ปีที่แล้ว

    Injineer wax badan ayaad noo faaiidaysay marka wax badanna waan kaa sugaynaa

  • @farsamada_cusub
    @farsamada_cusub ปีที่แล้ว +1

    Injineere PID video kasoo samey

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah. PID waa muhiim fahamkiisa, maadaama ay waxyaalo badan ay isticmaalaan. Inshallah waan soo diyaarin doonaa.

  • @aishamahamud6658
    @aishamahamud6658 ปีที่แล้ว

    Soo noqod wanagsan

  • @qaysbarre9670
    @qaysbarre9670 ปีที่แล้ว

    Asc eng waad ku mahad santahay cashardada nasiso aniga wax badan ayaaan kaa faaiday waxaan jeclaa eng inana kula soxadhidho xage kala soxidhidhi karaa

  • @abdimahad7345
    @abdimahad7345 ปีที่แล้ว

    Ustaad asc salaan ka dib waxaan kaa cudsan lahaa in aad ka soo hadasho wire broken size fiilo kasta numberkeeda iyo loadka ay qaadi karto mahadsanid.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว +1

      Inshallah liiska ayaan ku daray.

    • @abdimahad7345
      @abdimahad7345 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 many thanks ustaad

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast ปีที่แล้ว

    Casharad soobadi

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      Inshallaah. Soo sheeq casharada aad xiseyneeyso.

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 ปีที่แล้ว +1

    Hora ayuu uga hadlay video cod leh before 2 years ago cidii rabta gadaal hau radido ama kor ayuu kaga so muqana

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว +1

      Libaan aabkaan wuu ka duwan yahay. Waxuu ku saabsanyahay sida solar bumka loo naqshadeeyo.

    • @liibaansiyaaso1397
      @liibaansiyaaso1397 ปีที่แล้ว

      Thank you

  • @abbastimocadde320
    @abbastimocadde320 ปีที่แล้ว

    Asc Injineere E-mail lagala soo xiriiro ma leedahy?

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      Asc Abbass, emailkeeyga waa somtroniks@gmail.com