Baro Arduino - DHT-11 - Kuleylka iyo Qoyaanka (Temperature and Humidity) Casharkii 6aad Af somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaad ku barndoontaa sidii aad u isticmaali laheyd DHT-11 Sensorka ah oo kuu cabiraaayo Kuleyka iyo Qoyaanka hawada ku jirto adoo isticamaalayo Arduino Uno board.
    Casharkaan waxuu la socdaa casharkii hore ee 5aad ku saabasanaa LCD display.
    Waxaan ka hadli doonaa sida aad u dhisilahyd systemka, iyo sida aad u brogramlahyd. Waxaan kaloo ku tusi doonaa sida uu ushaqeeyo. InshaAllah waad ka faaideysandoontaa.
    In this lecture I will show you to setup and use DHT-11 humidity and temperature sensor on your Arduino uno board.
    This lecture is part of LCD lecture 5, so please watch that Video before starting this lecture
    Download Library Here:
    github.com/Rob...
    DHT-11 sensor
    www.amazon.com...

ความคิดเห็น • 10

  • @Saacsoftware
    @Saacsoftware 4 ปีที่แล้ว

    shukran teacher allah keep you

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician9905 4 ปีที่แล้ว

    ilaahey ayee mahad usugnaatay mcln

  • @waliifwaliifyare35
    @waliifwaliifyare35 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @cabdifataaxcabdilaahi5220
    @cabdifataaxcabdilaahi5220 3 ปีที่แล้ว

    Nooso badi macalin

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantahay

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid Macalin noo siiwad casharada

  • @axmedmaxamed3453
    @axmedmaxamed3453 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @casiisfaarax7527
    @casiisfaarax7527 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin injiner cabdi wahab som Tronics macalin wankuuma had calinaya siwan wad noofa idaysay waxaan rabay Ama aan kuhawlana i Nan Alifo bawar firi waxad Ibarra Tay waxyaala badan waxaana kufakaray inan wax shaqay Naya kasoosaaro waxan is Kukenay waxyaba kaladuwan waxana isbara waxyaba badan oo Aan is kabaray intarnedka wax na way iidhimay yihin Arintayda bawar fire waxay imaray saa gabagabo San isleyahay Adana dhamaytirikara injineer cabdi wahab macalin waxad fa faa hin igasiisaa janaretar iyo diinamoo yinka sida loo cillad bixiyo sida loodoobo iyo wareega uguyar oo Ay dabkudhalin karto iyo warega ugu badan markasto waregabato dabkuna wubata lakin fafahin igase janaretar iyo dinimada kow illadhamad waxay yihin iyo siday usamaysan yihiin Aad Ayan ujecelahay wax Yala noocan ookale Ah mahad sanid macalin injineer cabdi wahab

  • @waliifwaliifyare35
    @waliifwaliifyare35 4 ปีที่แล้ว

    Teacher sfcn ufahnaa cashiradada