EasySolarCalculator App - English and Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • EasySolarCalculator. Is an Off-Grid Solar Panel System Calculator (App) designed to make easy calculating Off-Grid Solar System. The calculator uses your daily energy demand or system load to determine the size of solar panel, Battery Bank, Charge Controller, Inverter, and Solar Panel wire Gauge size you will need.
    All you need is to fill out each field for each appliance quantity, power (watts), and how many hours being used during day. The app will calculate your energy demand in watts and watt-hour. Your will use this information to determine the size of your solar power, battery bank, charge controller, inverter, and solar wire gauge
    You can save the calculation for later use.
    Somali.
    EasySolarCalculator - waa app (Aab) loogu talagalay inuu fududeeyo xisaabinta nidaamyada tamarta qorraxda (Solar Banal System). Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa inaad galisaa aaladaha korontada ku shaqeeyo inta eey yihiin, awoodooda (watts), iyo inta saacadood oo la isticmaalayo maalinta. Aabku wuxuu xisaabin inta awood aad isticmaashey (watts) iyo inta tamar watt-saac (watt-hour). Macluumaadkan uu aabk kusi waxuu ku siin doonaa cabirka awoodda qorraxdaada, batteriga, jaarje kontrollka, inferterka iyo cabirka fiilada solar banalka aad u bahantahey.
    Aabku waa keydin karaa xisaabinta aad heshey si aad u isticmaasho mar dambe.

ความคิดเห็น • 3

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 2 ปีที่แล้ว

    muuqlkan cod malahn ustad

  • @faaruuqc.b4137
    @faaruuqc.b4137 4 ปีที่แล้ว

    Wllo codkaaga lama maqlayee sifiican inoogu sharax fadlan

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว

      JZKH. Waa mahadsantahey. Halkaan ka daawo Af Somali
      th-cam.com/video/gRt6xDqTDn8/w-d-xo.html