Dhis DC Power Supply - Build DC Power Supply Gaybtii 2aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waa qaybtii labaad waxaad ku baran doontaa sida elektiroonigga DC Power Supply loo dhiso. Waxaan ku tusi doonaa aad isugu xir xiri laheyd, AC, step-down transformer, rectifier diodes, capacitors, iyo voltage regulator LM7805. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh oo aan rajeenayo in aad ka faa'densandoontaan. InShaAllah
    This lesson is the second part of DC Power supply. In this lesson you will learn how to build electronic DC Power Supply. I will show you how to connect and solder, AC, step-down transformer, rectifier diodes, capacitors, and voltage regulator LM7805. I will show you some quality examples that I hope you will benefit from.
    1- Step Down Transformer
    www.amazon.com...
    2- Plastic Box.
    www.amazon.com...
    3- Power connect with fuse
    www.amazon.com...
    4- Circuit board
    www.amazon.com...
    5- Capacitors
    www.amazon.com...
    6- Voltage Regulator.
    www.amazon.com...

ความคิดเห็น • 67

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks engineer

  • @sadaamxuseenguudle8634
    @sadaamxuseenguudle8634 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid eng

  • @mowlidabdi874
    @mowlidabdi874 3 ปีที่แล้ว

    Tnx enginere

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin inte kala so xirira

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah somtroniks@gmail.com

  • @mohamedhussein4896
    @mohamedhussein4896 3 ปีที่แล้ว

    masha allh mahadsanid
    aad igu dhiiri galinaysaa inaan hore ugu sii socdo oon jaamacada doorto E.E

  • @usaame6421
    @usaame6421 2 ปีที่แล้ว

    cashrada masoo badin kartaa wll siiba cashirada electrıc poweringka ah

  • @electricnotes1324
    @electricnotes1324 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks prof

  • @maxdaah8894
    @maxdaah8894 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Teacher

  • @mahamudibrahim7058
    @mahamudibrahim7058 3 ปีที่แล้ว

    Engineere ma nabad qabtaa waa lagu waayee mise waad iska yara mashquushay.

  • @sayidcumarxasan1790
    @sayidcumarxasan1790 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mr; and eng, c/wahab

  • @muscabchina4059
    @muscabchina4059 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh

  • @user-bt2pw1gg2x
    @user-bt2pw1gg2x 3 ปีที่แล้ว

    thanks macalin

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 2 ปีที่แล้ว

    Maashallah

  • @xeeylemohamed367
    @xeeylemohamed367 3 ปีที่แล้ว

    Thanks eng💖🙏

  • @cashuurxikma7275
    @cashuurxikma7275 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wl lakiin waxan ahy arday dhigta jamacada camuud e boorame marka information aniga I gaara ayaan Ku widiin lahaa madaama aad tahay ustaad khabiir ah marka xge kalaa soo xidhiidha wl

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Abdirashiid, igala soo xiriir somtroniks@gmail.com InshaAllah.

    • @cashuurxikma7275
      @cashuurxikma7275 3 ปีที่แล้ว

      Hye ustaad thanks isha Allah

  • @muscabchina4059
    @muscabchina4059 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @baraawisaim577
    @baraawisaim577 3 ปีที่แล้ว

    Ustd waxaad soo dhigtaa power input and output of complete current

  • @muscabchina4059
    @muscabchina4059 3 ปีที่แล้ว

    Wll

  • @mohamed-ob1fx
    @mohamed-ob1fx 3 ปีที่แล้ว

    Macalin cashar maad ka soo diyaarin karta sida uu shaqeyo inverter DC u Badalaya AC

  • @amiirmohamed6316
    @amiirmohamed6316 3 ปีที่แล้ว

    Engineer Cabdi wahaab runtii wax bad an ayaan ka faidinay waxaan ka codsanyaa chemical engineering in aad ka soo hadshid mahdsanid mudane.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah.

    • @baadwayneinstituteofmodern9375
      @baadwayneinstituteofmodern9375 2 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 engineer aaway casharadii aad noo galinjirtay

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว

      Horaad Online, JZKH. Inshallah casharo ayaa soo wadaa bishaan haddii ilaah yiraahdo oo awood ugu siiyo. Waqti ayay qaadataa so diyaarinta casharado

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer4889 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadow halkee lagaala soo xiriiri karaa?

  • @abdullahisalah7909
    @abdullahisalah7909 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad ma ii heli kartaa coruse oo phone repering course ? #somtronics

  • @xeeylemohamed367
    @xeeylemohamed367 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadi adigoo somaliya joogaa Amazon wax maka iibsankaraa plz eng

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Xeeyle, ma aqaan, ka furo xisaab online ah, DHL weey keentaa alaabta somalia. Waxaad kaloo ka heli kartaa www.alibaba.com/. Waa suaal fiican. InshaAllah haddi eey jiraan dhalinyarada somali ah oo kale isticmaashey Amazon ayaa fikrad ka dhiiban doontoo.

  • @jaamacaxmed9193
    @jaamacaxmed9193 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waxa xaga goose mad ksoo bilawdid wanfahmila ahay mida kale waxa yar yar bombilada iyo rikooda TV aad noogu sharax

  • @saxxaasid7221
    @saxxaasid7221 3 ปีที่แล้ว

    generator and starter kasoo hadal macalimoow sida ee ushaqeyaan

  • @wmursai
    @wmursai ปีที่แล้ว

    Bro wax un waka fahmay inkasto an wada fahmi

  • @Soomaalia584
    @Soomaalia584 2 ปีที่แล้ว

    Asc maclin waxaan ka codsanyaa in Aad ka soo hadshid chemical engineering ,waxaan rajeynyaa in aad isoo jawaabi donto mahadsanid.

  • @banadirtube4012
    @banadirtube4012 3 ปีที่แล้ว

    Teacher soolarka course dhmestirn miyan ka heli karaa adigo mahadsan

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      InshaAllah waan soo diyaarin doona qeybaha ka harey. Waqti ayeey qaadaneysaa. InshaAllah ilaahey hanoo ha ii ogalaado in aan soo fuliyo.

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc mucalim xladada kwaran manabadqabtaa markahore

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Liibaan, Waan fiicnahey. JZKH. InshaAllah casharo ayaan soo wadaa.

    • @liibaansiyaaso1397
      @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 mahad sanid mucalim fariinta aan kuusoo dhigay email ka maaragtay

  • @mowlidabdi874
    @mowlidabdi874 3 ปีที่แล้ว

    Wxan jeclan lhaa inaad meel lgala soo xiriiro aad hoos ku rebto

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Mowliid, igala soo xiriir somtroniks@gmail.com InshaAllah

  • @shucaybkalinle6468
    @shucaybkalinle6468 3 ปีที่แล้ว

    Asc professor.
    Magacaygu waa shucayb waxaan doonaya inaan product sameeyo sidaa darteed waa inaan u helaa pcb si aan pcb board u helana waa inaan shirkadaha sameynaya u gudbi yaa Gerber File mana aqaano inaan bartana wakhti bay qaadanaysa.
    Waxaan rabay inaad mashruuca iga caawiso ina samayso Gerber file wixi kharash ahna waan iska bixinaya

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Shucayb,
      Schematic diagram ma sameysey?
      Haddii aad sameysay isoo sheeg softwareka aad isticmaashey. Markii aad si sax ah u galiso producttiga weey sahlantahey sidii aad u sameynlaheyd "Circuit layout, BOM, and PCB", markaas waxaa loo badeli karaa Gerber file. Shirkadaha sameeyo PCB waxey isticamaalan .GBR file extension.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      email iisoo dir. somtroniks@gmail.com

    • @shucaybkalinle6468
      @shucaybkalinle6468 3 ปีที่แล้ว

      Email baan kusoo diray professor

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Emailkaaga ma helin Shucayb. somtroniks@gmail.com

  • @user-it4in1wj4m
    @user-it4in1wj4m 6 หลายเดือนก่อน

    Mcln mel lagala xariiro maledahh

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 3 ปีที่แล้ว

    hello macaln waxaad ka spp hadashaa shaqooyinka engineering ka ee NASA io sidaan shaqo kaga heli kao mahadsaid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Abdiwahab. Waan ku sallamey, salaan kaddib, NASA shaqooyinkooda weey badan yahiin. Haddii aad heysato B.S.E.E shaqooyiin waa laga helaa, siiba haddi aad ku takhasusto aerospace engineering markii aad aadeyso Electrical engineering.
      Halkaan ka akhriso NASA.linkigeeda
      JZKH, waa suaal aad u fiican.
      www.nasa.gov/careers

    • @abdiwahabahmedomar2399
      @abdiwahabahmedomar2399 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 ok email kayga iga soo jwp adaan qas kuu rpaa ustaad

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      somtroniks@gmail.com

  • @bashiirmohamed7448
    @bashiirmohamed7448 3 ปีที่แล้ว

    Asc maclin waxad inoo sheegta sida matoorka uu ushaqeyo ama waxa uu kushaqeeyo mahad sanid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Bashir, InshaAllah ilaah haddii ii ugalaaado waan soo diyaarin doona Motorka.
      JZKH

  • @nusradinmoha8410
    @nusradinmoha8410 3 ปีที่แล้ว

    Ustad wxn leyahay beer ama bustan wxn u bahnahay ina tamerta cadceeda ku warabiyo wxn u bahanahay inad iga cawiso my email: nusradinmoha25@gmail.com

  • @abdulkhadirhassan2102
    @abdulkhadirhassan2102 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks engineer