Injineernimada Makanikada Maxey Tahey? Mechanical Engineering? Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 134

  • @mahiruk2178
    @mahiruk2178 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Qaab Casri ah ayaa u sharaxday Masha Allah.

  • @abdirizakissesalah9892
    @abdirizakissesalah9892 3 ปีที่แล้ว +6

    Macalin aada u mahadsan tahay telecommunications engineering ayaan aad ugu baahna inaad no sharaxdo mahadsanid

  • @apthikariimmohamed2654
    @apthikariimmohamed2654 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @faysalcimaaro4031
    @faysalcimaaro4031 3 ปีที่แล้ว +3

    Jamacadaha ugu fiican ee lagu barto course kan maxaa ka mida

  • @maahirbile8140
    @maahirbile8140 2 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahsantahy intaad isharaxday lkn waxaad ka donayaaa inaad ka hadasho architecture engineering iyo madooyinka soo hoosgalo jaamacad iyo iskuulka lagu baran karo please tell me

  • @abdirashidibrahim8166
    @abdirashidibrahim8166 3 ปีที่แล้ว +3

    My teacher aad iyo aad u mahadsanthy kheyr allah ka siiyo. Waxan ahay arday sanadkan bilaawey from turkey. Thank you much . Ajar iyo xasanad allah ka sııyo.

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Bare Abdiwahab Telecommunication Eng baan ani ahaan rapaa in la soo badsho

  • @canabtube143dheere4
    @canabtube143dheere4 2 ปีที่แล้ว +1

    Machañical and pilot engieering and electrical hafe and hafe àyaan doonaya inaan barto macalin faryana ii waa weynee adigoo mahadsan

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 3 หลายเดือนก่อน

    injiiner alle haku barakeeyo

  • @XOGDHUUX
    @XOGDHUUX 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ustad haddii qof waliba oo sidaan aqoon u leh oo somaali ah uu umadiisa u faaiidayn laha so jahawareerka cilmiga aan ku jirno kama baxnayn.

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 2 ปีที่แล้ว

    mansha allh aadba dusharaxdy ustad ilahy hakaa jasayi siiyo

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 2 ปีที่แล้ว

    Macalin baryahan Laguma hayo waaa ubaahanhy

  • @liibaanxashi1737
    @liibaanxashi1737 3 ปีที่แล้ว +3

    m.a adaa umahad san tahay lkn so waxaan kusoo kordho kudhihi inaad nosharaxdo xisabta culculas application keeda inaad sharaxda calashaan melaha loo isticmaalo qasatan electrical engineering badiyaha ey kuxaliyaan iyo qababka ey uxaliyaan

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว +1

    Mucalim waad mahadsantahay

  • @Axmad_moxamad
    @Axmad_moxamad ปีที่แล้ว +2

    waxan ahay arday dhigta kuliya mechanical engiinering. fadlan hada tahy arday kuliyadan dhigta reply iso gal. waxan raba inan noqo team somalia mechanical enginering.

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahad san tahay macalin cabdi wahaab keep Going

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 3 ปีที่แล้ว +2

    Civil engineering macalin kasoo hadal alle khayr haku siiye

  • @ckm8197
    @ckm8197 3 ปีที่แล้ว +1

    thanks teacher

  • @canabtube143dheere4
    @canabtube143dheere4 2 ปีที่แล้ว

    Buugina waa ii diyaar ee bilow macalin

  • @ayanlesiidow9438
    @ayanlesiidow9438 ปีที่แล้ว

    jazaakallahu kheyran macalimu

  • @hanimaxamud4496
    @hanimaxamud4496 2 ปีที่แล้ว +1

    PowerPointga waaweynee macalin si aan uga faideysto mahadsanid brother

  • @rijaalfilms
    @rijaalfilms 22 วันที่ผ่านมา

    Keeba high demand leh futureka mechanical or electrical engineering, immikaan rabaa inaan bilaabo engineering

  • @abdullaabdikarim2455
    @abdullaabdikarim2455 3 ปีที่แล้ว +2

    Mechatronics iyan barata sandkiilabad wana cilmi mustaqbal fogleh mahadsanid somtronics

    • @maxamuudqorane1937
      @maxamuudqorane1937 3 ปีที่แล้ว

      Waa cilmigaan doonayo inaan qaato sxb ee iga wrn

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad maxaan jeclaanlahaa inaad casharadda maalin leh nooga dhigto dhammaan aad baad ugu baahnahay qaybaha kuliyadda engineeringa gaar ahaan machinaga chemicalka electrical maxaa yeelay dadka soomaaliyeed ma hayaan dadka haqabtira baahidaa wayn we bulshadda haysata markaa engineer naga nala dadaal intii karaankaaga ah niman dhalinyaro ah ayaanu nahay oo kuliyadaa baahiwayn iqaba

  • @mustafmaxamed2939
    @mustafmaxamed2939 ปีที่แล้ว

    Horay usoco zxp

  • @yaxyesaciid2574
    @yaxyesaciid2574 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @abdikhadiraxmed9411
    @abdikhadiraxmed9411 3 ปีที่แล้ว +2

    macal waa casharo muhiim
    anaa waxaan jeclahay en makiinada iyo gantaalaha sida loo sameeyo

    • @HornAmiir
      @HornAmiir 3 ปีที่แล้ว

      wll anigana waan jeclahay hadda ayan form four dhameyey

  • @diintaislaamka7757
    @diintaislaamka7757 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah "Allah kuxafido "wll qaali

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 2 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID USTAAD HADA AYAN BILAABI RABA FROM TURKEY SHAQO BADAN AYA ISUGAYSA

  • @yoo___man_official9844
    @yoo___man_official9844 2 ปีที่แล้ว

    Oki

  • @user-bt2pw1gg2x
    @user-bt2pw1gg2x 3 ปีที่แล้ว +1

    macalin

  • @auditorgeneral9464
    @auditorgeneral9464 2 ปีที่แล้ว +1

    wanu ubahanay macalin Mechanical Engineering

  • @muxidiinxabeeb5452
    @muxidiinxabeeb5452 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waxaan ahy ardy 6 aad ee dugsiga dhexe ee ma jiraan maadoyin aan xooga saaro

  • @sancotechnical9890
    @sancotechnical9890 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadbad u mahadsan tahay macalin first time
    Waxan jooga Somaliland waxanan ka shaqeeya electric power and circuit and design waxaan ku rajo waynahay inan kasii hormariyo inta an hada ahay
    Waxaan rabaa inan kala fahmo aqoonta mechanic engineering iyo electric engineering quality ahaa kee la qaadan karaa for a future

    • @sancotechnical9890
      @sancotechnical9890 2 ปีที่แล้ว

      Ajar iyo xasanaad suuban rabi hakuugu biiriyo buuga wanaagyadada wax badan ayaad ii iftiimisay xaqiiq waxan donayaa inaan kala fahmo elec. engineering
      Mchnic eng waxan donayaa dalka Ethiopia inan u aado si aan uso kordhiyo aqoontayda intas iyar tusaale macalin xayaaka llah

    • @zakariaabdi8696
      @zakariaabdi8696 หลายเดือนก่อน

      Zxp maiga caawinkartaa Electrical engineering aarabaaa

  • @abdirohimahmed69
    @abdirohimahmed69 ปีที่แล้ว

    Jzkllh. Egnre walahi waxbadan ayaan kalafahmay Allena hakuu ziyadsho
    Ustdi arday ayan ahy secondary ah waxan raba anigu inan barto lifting, pressing, pushing, pulling equipments ka dadku ay adeegsadaan so maxa layga rabaa inaan ku dadaalo

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 2 ปีที่แล้ว

    Waa ubaahanhy aqoontaadii

  • @YusufYusuf-xc5mo
    @YusufYusuf-xc5mo ปีที่แล้ว

    Wellcome Wellcome

  • @najmomahamed4035
    @najmomahamed4035 11 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allah sanadka raba in barto jamacada ku biro lkn gabdho ma bartan dadka marka dhahdo mechanical engineering baran rabaa weey ila yabaan

  • @user-bt2pw1gg2x
    @user-bt2pw1gg2x 3 ปีที่แล้ว

    sharax badan naga zii cazharkaa

  • @nadiiraharun9960
    @nadiiraharun9960 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallaah macalin

  • @caaqilmohamud6395
    @caaqilmohamud6395 ปีที่แล้ว

    Macalin aad baad umahad San tahy

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว

    Macalin

  • @maxamuudqorane1937
    @maxamuudqorane1937 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin anoo mechanical engineering degree ah industrial engineering master ma ku diyaarin karaa ?

  • @cumaraxmed8928
    @cumaraxmed8928 2 ปีที่แล้ว

    Taas aan rabaa ani

  • @canabtube143dheere4
    @canabtube143dheere4 2 ปีที่แล้ว

    Waan ku sugayaa inaad ii bilowdo cashirkii hafe and hafe machanical and electronical engineering and pilot engineering mahadsanid macalin cabdiwahaab

  • @abdalle7191
    @abdalle7191 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a USTAAD Aad io aaad ayaa ugu helay chenalkan lkn ustaad waanu fahany Mechanical Engineering. Iyo
    Electrical Engineering. Lkn wxaan jeclaa lheen Nocyadaan kalana inaa xog nogu so diyaariso please
    Industrial Engineering.
    Chemical Engineering.
    Civil Engineering.

  • @abdulahialihasan6286
    @abdulahialihasan6286 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad dhaman mala qadana markii aad baraneyso maganical engineering mis waa lawada qadanaa miyaa ustad iiso jwb ok thanks

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Hilmaan, waa afarsano Mechanical engineering waxaa qadaneysaa shahaado B.S.M.E (Bachelor of Science Mechanical Engineering). Waxaan rajeenayaa in aan suaashaada sidaas u fahmey.

  • @maceeybaare909
    @maceeybaare909 3 ปีที่แล้ว +1

    immisa sannad ayaa la baranayaa machanical ingineering macalin

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Maceey Baare, waxey qaadaneysay 4 sano BSME InshaAllah.

  • @XasanYare-rv9np
    @XasanYare-rv9np 6 หลายเดือนก่อน +1

    imisa kilomitir ayalagabadala salida matorka

  • @MohamedAli-gh7ns
    @MohamedAli-gh7ns 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaaan kaa sugaynaa mechanical Engineering

  • @yusufsheekh6115
    @yusufsheekh6115 3 ปีที่แล้ว +3

    waxan ahay 40jir waxaanraba inanbarto cilmiga korontada cashiradaada wanladagaa waxan kaacodlahaa khayr allaha kusiiye lanbar usamee cashirada sida ay isu xigxigaan mahadsanid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      JZKH Yusuf, casharadda waxey leeyahiin playlist. Fadlan raac playlistiga si aad u ugaato sida eey isula socdaan. InshaAllah kuwa soo socdo waan ku dadaali doonaa.

    • @yusufsheekh6115
      @yusufsheekh6115 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 waad mahad santahay macalim khayr badan allaah hakusiiyo mafilayn inla iisojawaabidoono markale watmahadsantahay wall waasax waxan arka cashir kiikuxigay kuxidhan kikuxigayna mahelo wankuwarerey waxa kale on ubaahnahay solar systemk soolarada iyo baytariya hadaybadanyihiin sida laisuguxidho meelaha 2baytari iskaga xidhmaan amaba 2solar الله يعزك اخي الكربم

  • @saadaqyuusuf8377
    @saadaqyuusuf8377 10 หลายเดือนก่อน

    Jamcada ku fican mechanic engineering 🙏🙏🙏

  • @abdifatahahmed7005
    @abdifatahahmed7005 3 ปีที่แล้ว +1

    Markaan mechanical engineering Barto degree ga
    Masterta ma qaadan karaa mechatronics
    Ya engineer

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +2

      InshaAllah waa qaadan kartaa, dadaal.

  • @somaalistudio3743
    @somaalistudio3743 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @nabihahanti8711
    @nabihahanti8711 2 ปีที่แล้ว

    Civil engineering

  • @invisible6808
    @invisible6808 3 ปีที่แล้ว +1

    Anaa sanadkan ka bilaabaya Insha Allah TU Munich University barashada Mechanical Engineering (Maschinenbau Ingenieur)

    • @HornAmiir
      @HornAmiir 3 ปีที่แล้ว +2

      asc aad ayad u ad adag thy runti mar hadi aad u bareertay.
      sxb wxn raba inad iga cawiso waxan ahay arday hadda form four dhamaynaya ,wxn aad u xiiseya mechanical engineering ka ,wxn raba inad wax uun Iiga saaciddo

    • @maxamuudqorane1937
      @maxamuudqorane1937 3 ปีที่แล้ว +1

      Cidkasta oo mechanical ah waan soo dhawaynayaa

    • @Mntnegl
      @Mntnegl 2 ปีที่แล้ว

      Guuleyso. Hubaal waligaa kama shalaayi doontid inaad dooratay xirfadan, waa shaqada ugu xiisaha badan. Wan ku faraxsanagay inaan doortay Mechanical engineering.

  • @mohamedyare3763
    @mohamedyare3763 3 ปีที่แล้ว

    Macalin kaso hadal Qebta Mechatronics. Aad ayan u rabaa in aan wax ka barto plz casharo inoga so diyaari ustaad

  • @mohhamedxidig8971
    @mohhamedxidig8971 ปีที่แล้ว

    Please ka soo hadal kuliyadaha ugu waaweyn ee engineering ka
    Mahadsanid

  • @awahidakhayrfarah7635
    @awahidakhayrfarah7635 ปีที่แล้ว

    Macaalin engineer abdiwahaabaw kasoohadal telecommunication engineering

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast 3 ปีที่แล้ว +2

    Injineer cabdi wahaab zoo kordh casharka

  • @abdirahmaanaliahmad9790
    @abdirahmaanaliahmad9790 2 ปีที่แล้ว

    Marakibta ameey shaaqo ku leyihiin Machenical engineer

  • @canabtube143dheere4
    @canabtube143dheere4 2 ปีที่แล้ว

    Somali iyo englishka diyaar baan u ahay macalin

  • @muztafephilips9676
    @muztafephilips9676 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan ahay arday civil ah donayna inu mechanical engineering brto

  • @daaruxadiithonlinequrantea3652
    @daaruxadiithonlinequrantea3652 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll chemical engineering kasoo hadal

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Ustad anigo Mechanical engineering bartay Master-ka Computer Science ma Baran karaa ?

    • @khayrehassan1185
      @khayrehassan1185 3 ปีที่แล้ว

      Sxb intee Ka baratay mechanical engineering

    • @ahmedsaqawemaki2766
      @ahmedsaqawemaki2766 3 ปีที่แล้ว

      @@khayrehassan1185 Hada ayn bartaa, wali ma dhameen, Jaamacad ayn ka barta

    • @HornAmiir
      @HornAmiir 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedsaqawemaki2766 sxb insha Allah anigana waxan rabaa inan barto

    • @professionaltrader1726
      @professionaltrader1726 2 ปีที่แล้ว

      Jamacade ka dhigata wll

    • @ahmedsaqawemaki2766
      @ahmedsaqawemaki2766 2 ปีที่แล้ว

      @@professionaltrader1726 SNU

  • @maxamuudqorane1937
    @maxamuudqorane1937 3 ปีที่แล้ว

    Anaa barta Mechanical Engineering gaar ahaan doonaya inaankasii qaato mechatronics waana sax sidaad usheegtay Macalin mahadsanid

    • @HornAmiir
      @HornAmiir 3 ปีที่แล้ว

      sxb aad ayan kaaga baahnahay inad wax uun Iiga bidhaamiso , Dugsi sare ayan hadda dhameyey , waxan qorshaynaya Inan mechanical engineering ka barto.

  • @mohamedabdifitah620
    @mohamedabdifitah620 3 ปีที่แล้ว

    mecha elecronicska iyo computer scince iyo softwer ingineerin macalinka ka soo hadal pleas

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      InShaAllah waan soo diyaarin doona.

  • @mahamedabdihakim7030
    @mahamedabdihakim7030 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa ubaah nahy wll. Makaniga. Gariga inaan barto

  • @maxamuudsheexo6205
    @maxamuudsheexo6205 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad jasakalah wxa aad noo bilawdaa calculation electrical

  • @baradhogarle7672
    @baradhogarle7672 2 ปีที่แล้ว +2

    Mechanical engineering car

  • @somtech3074
    @somtech3074 2 ปีที่แล้ว

    Aeronautical Engineering Kasoo hadal teacher

  • @cadanimahdi9625
    @cadanimahdi9625 2 ปีที่แล้ว

    Softwere inginering

  • @mohamedabdullahinor3983
    @mohamedabdullahinor3983 2 ปีที่แล้ว

    material engeering kaso hdl

  • @maahirbile8140
    @maahirbile8140 2 ปีที่แล้ว

    Please can you tell me architecture 🙏🙏🙏

  • @madadaalochanal4750
    @madadaalochanal4750 2 ปีที่แล้ว

    Waadku mahadsantahay aniga waanjeclaa inaan barto lkn

  • @updirisakibrahim7616
    @updirisakibrahim7616 ปีที่แล้ว

    Asc subchects mechanical engineering

  • @muxsinjamac302
    @muxsinjamac302 2 ปีที่แล้ว

    Computer science ka soo hadal

  • @kongodino4517
    @kongodino4517 ปีที่แล้ว

    Adabadumahasantahay

  • @mohamedabdifitah620
    @mohamedabdifitah620 3 ปีที่แล้ว

    sidoo kale waxaa noo sheegta jaamacadaha wadanka kuyaal ee bixiya

  • @khalidmohamud8704
    @khalidmohamud8704 3 ปีที่แล้ว

    Thanks
    Mechatronics pls

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician9905 2 ปีที่แล้ว

    Electrical engineering

  • @hanimaxamud4496
    @hanimaxamud4496 2 ปีที่แล้ว

    Water engineering ayaan i baahanahay en cabdiwajaab

  • @hafsashomar1225
    @hafsashomar1225 2 ปีที่แล้ว

    Mechatronics nososharax wllka

  • @mustafeibraahin9638
    @mustafeibraahin9638 2 ปีที่แล้ว

    machanical Engineering casharo cusub nooga soo samee

  • @alphaguy7440
    @alphaguy7440 3 ปีที่แล้ว

    Macalin noo soo diyaari qaab ay u shaqeeso camera cctv

  • @cabdiraxmanmaxed2888
    @cabdiraxmanmaxed2888 3 ปีที่แล้ว

    Software engineering kasoo Handel macalin

  • @abdirahmanshiine6140
    @abdirahmanshiine6140 3 ปีที่แล้ว

    Civil kasoo hadal

  • @mohamudjama1752
    @mohamudjama1752 3 ปีที่แล้ว

    Solar systemka bal noo soo habee Engineer

  • @yusufsheekh6115
    @yusufsheekh6115 3 ปีที่แล้ว

    asc wankusalaamy kadib

  • @najaadhupi4619
    @najaadhupi4619 2 ปีที่แล้ว

    Civil engineering ka soo hadal

  • @mowlidmohamed8671
    @mowlidmohamed8671 3 ปีที่แล้ว

    Cumputer science Engineering ino so diyaar usdad from base to advance.

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว +1

    Mucalim c/wahab waa lagu waayay

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Libaan Labo cashar oo ku saabsan Daroonka ayaan soo wadaa. InshaAllah.
      Waad mahadsantahey waana aan ku faraxsanahey in aad ka faaiideysato casharadaan.

    • @liibaansiyaaso1397
      @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 ww mucalim and mr. C/wahab

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed4946 2 ปีที่แล้ว

    Agricultural engineer ayaad ka taktay

  • @Mahamed-ok6qz
    @Mahamed-ok6qz หลายเดือนก่อน

    Kaar.igacaawi.iJiika.gaaDhiga 2:47 2:41

  • @abdirizakissesalah9892
    @abdirizakissesalah9892 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalin aada u mahadsan tahay telecommunications engineering ayaan aad ugu baahna inaad no sharaxdo mahadsanid

  • @somalia1142
    @somalia1142 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @sayidabdalla6319
    @sayidabdalla6319 2 ปีที่แล้ว

    Aad baa umahadsantahy ustaad course ka qaar online ma lagu barankaraa

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 3 ปีที่แล้ว

    Civil engineering

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว

    Thanks