EasySolarPump Calculator 1 Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Ka Soo Dejiso/Download
    play.google.co...
    Af Somali:
    Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida loo isticmaalo Aapka "EasySolarPump Calculator". Waxaan idin tusi doonaa tusaale tayo leh, sidii aad u naqshadeyn laheyd nidaam ku shaqeeyo solar bamka.
    EasySolarPump Calculator waa aab loogu talagalay inuu ka caawiyo oo uu fududeeyo cabbirka iyo xisaambta nidaamka bamka biyaha qoraxda ku shaqeeyo ee loo isticmaalo beertaaha, xoolahaaga ama guryaha. Wuxuu awood u leeyahay in uu kuu fududeeyo dhammaan xisaabaata lagama maarmaanka ah, si uu ku siiyo natiijooyin sax ah sida:
    - Cabbirka bamka biyaha qorraxda sida watt, kW, iyo hp
    - Cabirka inferterka sida watt iyo kW
    - Cabirka Solar banalka sida watts, kW, iyo tirada solar banalada nidaamka u baahanayahay.
    - Dhererka tuubooyinka PVC sida inches, mitirka, iyo cagaha.
    - Tuubooyinka qasaaraha ay keeni karto sida inta mitirka, iyo cadaadiska PSI
    - Aabka waxuu ku keydinayaa natijada uu soo saaro si markale aad u isticmaashid.
    English
    In this lesson you will learn how to use the EasySolarPump Calculator App. I will show you a qualitative example, how to design a solar pump system.
    EasySolarPumpCalculator application is a tool designed to help you and make it easy sizing Off-Grid solar pump system for your home, farm, livestock or business. The application will calculate all necessary calculations to give you accurate results for your solar system.
    - Solar Pump size in watt, kW, and hp
    - Controller/Inverter size in watt and kW
    - Solar array capacity in watts, kW, and number of solar panels needed
    - PVC pipe length in inches, meters, and feet.
    - Pipe friction in meters, and pressure in PSI
    - You can save the results.

ความคิดเห็น • 40

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast ปีที่แล้ว +1

    Macalin soo badi casharada

  • @hassanroble1107
    @hassanroble1107 10 หลายเดือนก่อน

    Mucalimo aad ayaad u mahadsanthy Waxyaala Badan baan kaa faiday
    Waxan Bartaa Xirfada Korontada
    Cashirada Badanaa waa daawaday
    Adigoo Mahadsan waxad kasoo Hadasha (speed variator with three-phase motor) Thanks Mocalimu 🙏

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid engineer Cabdiwahaab King.

  • @MohamedAbdinor-rx4hp
    @MohamedAbdinor-rx4hp ปีที่แล้ว

    Mansha allah aad iyo aad ayaad u mahad santihin wax badan ayaan ka Fiiday your tube kan

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe 6 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid wllo

  • @AnwarAli-bp1wh
    @AnwarAli-bp1wh ปีที่แล้ว

    Ustaaadi wlhi aadbaan u xiseeyah casharadadaah wlhi markah aaad samad amah bilooyin maqantahay wanku cabsadaah alle haku xafidoh ustaaad

  • @wacaysibnusamatar3151
    @wacaysibnusamatar3151 ปีที่แล้ว

    aad baad u hamadsantahay eng jazaklalah khayr

  • @casiisfaarax7527
    @casiisfaarax7527 ปีที่แล้ว

  • @ahmedabdi6056
    @ahmedabdi6056 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo macalin cashari badan waan kaaa faaid nay haadaan nahay ardyda electricalka
    Macalin kasoo hadal waxyaabaha cusub ee kusoo biiray electricaalka iyo faaidada uu ukeeyhy umadeena

  • @user-wj1hu6ow6p
    @user-wj1hu6ow6p ปีที่แล้ว

    Allaha kuu barakeyo cilmigaaga

  • @user-rk9sh9jx4p
    @user-rk9sh9jx4p 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin balwarbixin nagasii engineering ga qaybaha hadhay. Wxaan kuwareersanahay qaybtandooranlahaa waxaan ahey freshman. Thanks ❤

  • @fadxishaam1012
    @fadxishaam1012 ปีที่แล้ว

    Macalin aad baa u mahad santahey lkn si dad badan kugu soo xidhmaan acount tik took nooo fur waa hadaad wakhti u hayso macalin
    mahadsabi👏👏👏👏

  • @cabdulahikad2209
    @cabdulahikad2209 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ mahadsanid macalim

  • @abdihakinfaisal
    @abdihakinfaisal 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaad illahay ha ku barakeeyo intay soomali qabiil isku haystaan wax malayacniyana a y dhegaysanayaan may aqoonta ka faaidaysatan wakhtiga loo galiyay

  • @adanahmed3003
    @adanahmed3003 ปีที่แล้ว +1

    Pls ustaad mowduucyadan caynkaan o kale ah aad baan ugu baahanahay waliba ayadoo afkaadi hooyo lugu dhigayo wa wax wayn
    Anigoo og mushqulka kuu khaaska ah hadana waxaan ka codsanaya usbuuci inaad wax un noo so dhigtid khaasatan photovoltaic ama solar panelka

  • @hassanbille
    @hassanbille ปีที่แล้ว

    Mhd maxlin. Lkn noo soodhig offgrid calculation

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u ปีที่แล้ว

    Macalin aad baan kuu sugynay runtii hallagu helo masuul

  • @maxamadmaxamud5134
    @maxamadmaxamud5134 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 ปีที่แล้ว

    Mahsan

  • @xogtadunida561
    @xogtadunida561 ปีที่แล้ว

    M.a engineer

  • @user-ix8bq7wh5p
    @user-ix8bq7wh5p 5 หลายเดือนก่อน

    125 like

  • @user-im4wf2vk2w
    @user-im4wf2vk2w ปีที่แล้ว

    Macalin waxaad ii faaiidaysaa
    Maytari sideen uga jaarjogarayn karaa mishiinka laydhka

  • @user-sj9re7xi7d
    @user-sj9re7xi7d 7 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsan tahay macalin lkn waxaan kaa codsan lahaa in aad na barto A+ iyo sida loo dhiso apps ka pls hadii aad wakht u hesho

  • @calixaaji3001
    @calixaaji3001 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad waamaxay rigol power analysis sidee loo isticmaalaa mahdsanid

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 ปีที่แล้ว

    Macalin magacaawin kartaa Solar system simulation kiisa

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 ปีที่แล้ว

    Eng waa na sharxada system electrical car

  • @Engineer-xuska-boy8
    @Engineer-xuska-boy8 ปีที่แล้ว

    Engineer waxaad kasoo hadashaa how to connect Pv 24v 36v 48v 72v and more

  • @Engineer-xuska-boy8
    @Engineer-xuska-boy8 ปีที่แล้ว

    Engineer Abdi wahaab maxaa laguu waaye wllkei

  • @user-pn1hr2xs2u
    @user-pn1hr2xs2u 11 หลายเดือนก่อน

    Wll shaxda periodic table muuqaal kasoo samee please 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdulahisheekeye
    @abdulahisheekeye ปีที่แล้ว

    Asc

  • @daruurahadhaca5588
    @daruurahadhaca5588 11 หลายเดือนก่อน

    Asc casharkii dambe aaway mudane

  • @Mi_nigga_Jareere
    @Mi_nigga_Jareere ปีที่แล้ว

    Sxp casharada baryahaan wa nagu yaresaa 😢😢😢

  • @fatmahenaofficial6421
    @fatmahenaofficial6421 ปีที่แล้ว

    Wllo plz ilasoohahadal

  • @hilowlehiraabe5045
    @hilowlehiraabe5045 ปีที่แล้ว

    asc walala aad ayaa umahadsantahay

  • @abdulahisheekeye
    @abdulahisheekeye ปีที่แล้ว

    Beeqo batari Aalagu xe raa

  • @maxamadmaxamud5134
    @maxamadmaxamud5134 ปีที่แล้ว

    Maxaay baahi noo haysaa

  • @user-im4wf2vk2w
    @user-im4wf2vk2w ปีที่แล้ว

    Asc

  • @maxamadmaxamud5134
    @maxamadmaxamud5134 ปีที่แล้ว

    Asc