Baro Relays Electromechanical Casharkii 9aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaan ku baran doonta sida eey u shaqeeyso Relayda, maxaa loo adeegsadaa, noocyada kala duwan ee relayda. Qeybtaan waxaa kaga hadli doonaa sida eey u shaqeyso relayda ku dhisan Electromechanical ama electromagnatism (Birlabta ku shaqeyso korontada). Waxaan idi tusi doonaa tusaalooyin tayo fiican leh.
    In this tutorial you will learn how Relay works, what it is used for, and the different types of Relay. In this section we will discuss about how Electromechanical or Electromagnatism works. I will show you some good quality examples.
    Relayda aan isticmaaley iyo miishii aad ka heli laheyd - Parts List-
    Electromechanical Relays
    www.amazon.com...
    www.amazon.com...
    Solid State Relays
    www.amazon.com...
    www.amazon.com...

ความคิดเห็น • 31

  • @mohamedaliaden2863
    @mohamedaliaden2863 3 ปีที่แล้ว +1

    Macallin WALLAAHI waa raadinaayay Relay'ga sida uu u shaqeeyo.
    ILLAAH hakaa abaalmariyo.
    MAHADSANID MACALLIN

  • @cabdishakuurmaxamed2421
    @cabdishakuurmaxamed2421 ปีที่แล้ว +1

    asc aad iyo aad ayaad u mahadsantahay en c/wahaab

  • @dhaannageeyemedia4559
    @dhaannageeyemedia4559 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waxad tahay macalinkii ugu horeeyay ee kuliyadayda somali ka dhiga hindi ayaa dabka iga riday
    Waan kuu ducaynayaa macalin khayr Alle hdanbigaada ha dhaafo

  • @jackcadnaan1j
    @jackcadnaan1j 2 ปีที่แล้ว +2

    Soo badi casharada Macklin ⬅

  • @jeylaanicade3514
    @jeylaanicade3514 3 ปีที่แล้ว +1

    In.c/wahaab aad Baad umhdsn tahay qeyr allah ku siiyo

  • @mahadadamomari4939
    @mahadadamomari4939 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah, ustaad waad Mahadsanthy
    Wax bdn ban ka faaciday casharadada

  • @abdikarimosman1216
    @abdikarimosman1216 3 ปีที่แล้ว +1

    asc ustaad waxaan ahay arday barta korontada kuna barta luuqad qalaad. masha allah in badan ayaan raadinayay casharo korontada ugu dambayntiina channelkaaga ayaan kusoo dul dhacay aad baana ugu riyaaqay sida balaaqada leh ee aad u sharaxaysid. waan kugu xirnaan insha allah waxaana rajaynayaa inaad sii wado doontid casharadan oo kale. guulayso

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah macalin aad iyo aad baa u mahadsanthy.
    marnaba iskumid ma noqonayan wax afki hooyo laguugu sharxay iyo mid kale.
    markale mahadsanid

  • @enghassanchannel3951
    @enghassanchannel3951 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my teacher

  • @axmedmaxamed3453
    @axmedmaxamed3453 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdishaakir1758
    @abdishaakir1758 3 ปีที่แล้ว

    Thanks. Xagee lagaagasoo xiriiraa ustaadoow waxyaabo badan kuweydiinlahaa 👍

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      ASC Abdi Shaakir, igala soo xiriir somtroniks@gmail.com

  • @xanafofficialsxanaf709
    @xanafofficialsxanaf709 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah mahadsanid macalin nosobadi D.C

  • @caydaruusmuxumed218
    @caydaruusmuxumed218 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah jasakalaahu khayr som tronics aadbad umahadsantihiin xagaadkutaalan

  • @abdirahmanxajidigaale2775
    @abdirahmanxajidigaale2775 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @caraalesparparts3573
    @caraalesparparts3573 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macalin waxan ubahanahay wax yaabaha laxariira gariga sidan ookale rilayga iyo wax yaabaha aad kafahan santahay gariga nosobandhig

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 ปีที่แล้ว

    Maclin

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 3 หลายเดือนก่อน

    Engineer wax waynbaad qabatay

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce 3 ปีที่แล้ว +1

    Suaal: macalin markii Relay-da DC kaliya loo isticmalo gaar ahan mida gawaarida sida nalalka ma waxa lala adeegsadaa Timer?
    misa waxa laga faaiideysanayaa NC iyo NO -deeda ?

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      ASC Abdul Razak. Relayda gawaarida ama baabuurta waxey isticmaalaan timer sida LM555 time. www.ti.com/lit/ds/symlink/lm555.pdf
      Waa su'aaal fiican. JZKH.

    • @AbdulRazak-pr9ce
      @AbdulRazak-pr9ce 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 mahadsanid macalin

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 ปีที่แล้ว +1

    DC cars noso bilo