Baro Bluetooth Technology - HC06 iyo Arduino Uno - Casharkii 11aad - Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaan ku baran doonta sida eey u shaqeeyaan Bluetooth Technology. Waxaan sharxi doonaa sida bluetoothka u shaqeeyo iyo sida loo isticmaalo. Waxaan idin tusi doonaa tusaalo tayo leh oo ku dhisan casharkii 10aad oo aan kaga hadalney Solid State Relays. Waxaan isticmaali doonaa Arduino board iyo C/C++ program, iyo Android Application aan qorey oo la yiraahdo "Dami Daar Relayda".
    In this tutorial we will learn how Bluetooth Technology works. I will explain how bluetooth works and how to use it. I will show you a quality example based on lesson 10 "Solid State Relays". I will use an Arduino board and a C / C ++ program, and an Android Application I wrote called "Turn ON/Off Relay".
    1. HC-06 Bluetooth Module
    www.amazon.com...
    Arduino Uno Board
    2 www.amazon.com...
    3. Solid State Relay.
    www.amazon.com...

ความคิดเห็น • 20

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    maashaalaah ugu danbayn waan helay casharadii aan ubaahnaa oo afkeena hooyo lagu turjumo

  • @abdijabarajho5529
    @abdijabarajho5529 ปีที่แล้ว

    Guul engineer

  • @mohamedaliaden2863
    @mohamedaliaden2863 3 ปีที่แล้ว

    MaashaaAllaah runtii waa faaido aan la qiyaasi karin
    ILLAAH haku barakeeyo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Engineer

  • @abdimahad7345
    @abdimahad7345 2 ปีที่แล้ว

    M sh allah

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @sadaamxuseenguudle8634
    @sadaamxuseenguudle8634 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Engineer Abdi Wahaab

  • @xanafofficialsxanaf709
    @xanafofficialsxanaf709 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid maclimu

  • @farsamada_cusub
    @farsamada_cusub 3 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay Abdiwahaab illaahey miisanka xasanaadka haku saaro

  • @Haybe.1
    @Haybe.1 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waad Mahad santahay
    Waxaan rabay inaad cashar ka diyaariso receiver ka diyaaradaha dronka ku jiro iyo hormuudkiisa

    • @AnwarAli-bp1wh
      @AnwarAli-bp1wh 2 ปีที่แล้ว

      Asc wlal waxaan xisey electronics dabcan macalinkaan mar hirey ayuu iska dayey igu cawi janalo kale mahadsanid

  • @Amirzackyproduction
    @Amirzackyproduction 3 ปีที่แล้ว

    Engineer wankulasocdaa

  • @farsamada_cusub
    @farsamada_cusub 3 ปีที่แล้ว

    Android application ka damis iyo daris kaas sida loo dhiso pls noo sharax

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Abdinasir, Appka waxuu ku dhisanyahey Android Studio, waxaan ku qorey Lugadda Java (Java Language). Waxaad sameeysaa fiiri linkigaan, meeshan ayaad ka heleysaa softwareka, waa free.
      InshaAllah casharo ayaan isku dayi doonaa in aan idin bilaabo. JZKH.
      developer.android.com/studio

    • @abdurahman3034
      @abdurahman3034 3 ปีที่แล้ว

      Mclin mhad sanid

    • @abdurahman3034
      @abdurahman3034 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 allah hakaa abaal mariyo aduun iyo aamhira ba

    • @Khalid_Carab
      @Khalid_Carab 3 ปีที่แล้ว +1

      Sida applicationada loo sameeyo wey ii fududahay, balse waxa aan daba gal ku hayey waxa loo yaqaano ( arduino ).