Baro Amblifyer LM-386 (Amplifier) Casharkii 7aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaad ku barandoontaa sidii aad u dhisi lahey Amblifyer fiican oo tayo leh, qiimahiisana jabanyahey. Waxaan idin tusi doonaa sidii aad u isticmaali lahey LM386 iyo sida uu u shaqeeyo.
    In this video tutorial I will show you how to build a low cost simple audio amplifier. We will also show how to use LM386 Linear Integrated Circuit.
    Link to LM386
    www.amazon.com...

ความคิดเห็น • 15

  • @ladnaismacil7260
    @ladnaismacil7260 2 ปีที่แล้ว

    Abti soo badi dhisitaanada fadlan

  • @hamsemohamed8392
    @hamsemohamed8392 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad casharadan waa loo baahan yahay ee soo badiya

  • @mahadcabdullemaxamad9763
    @mahadcabdullemaxamad9763 4 ปีที่แล้ว

    Isoo jawaab walalle

  • @farukdalxa827
    @farukdalxa827 3 ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @mahadcabdullemaxamad9763
    @mahadcabdullemaxamad9763 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal waxbadan ayan ka faidaystay. Magaalo Yar ayan joga, masaajiddii ayaa wxaa badankood ka gubtay samecadaha korlasaaro. Kuwa gudaha way shaqaynayaan lkn dibadda ayaa aammustay sakay oo ugu dambeysey ayaa la iigu yeeray masajidb2 samecadood ka gubteen. Illaa iyo haddana waa amusanyahay. Magalada illaa kudhowaad 100 masajid ayay leedahay badankood dhibkaas waa haystaaa

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว +2

      JZKH Mahad, Samaacadaha sameyntooda wey dhib yartahey. Waxaad u baahantahey in aad heysato qalab lagu baaro cilladda eey qabaan (Multimeter, Oscilloscope).
      Samaacadaha waa amblifyer, waxuu ka koobanyahey laba xubnood
      1-Power supply (Dabka meesha uu khaato, haduu A.C (Alternating current) waxuu leeyahey wax u baddalo D.C (Direct Current).
      2- Waxuu kaloo leeyahey Amblifyer Circuit oo noqon karo Transistor ama Integrated chips. Marka waxaad u bahantahey in aad soo saarto labada kor aan ku xusey midka cilladda qabo InshaAllah.
      Ilaahey hakaa abaal mariyo shaqadda aad heyso.

  • @mahadcabdullemaxamad9763
    @mahadcabdullemaxamad9763 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan Naga caawi arrinkaas nosoo duub sida masaajid loo xiriiriyo amplifier ka illaa samecadaha dibadda iyo gudaha amplifier ka dabadisa sida logu xiro filoyinka. Dhibkaas waana haystaa walaloow muqaal nosoduub aan masajidda uqaybiyee

  • @suhaybapdi9519
    @suhaybapdi9519 3 ปีที่แล้ว

    Wll noosoo wada wad mahad dantiine

  • @mahadcabdullemaxamad9763
    @mahadcabdullemaxamad9763 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal cashiro badan ayaan ka faidaystay. Walal sida mobile lo farsameeyo nabar Allaha kuaiyadiyo khayrkaad ku jirto

  • @aqoonkabaro6366
    @aqoonkabaro6366 4 ปีที่แล้ว

    Macallin casharo cillad bixina ku soo dar oo electronic waad mahadsantahay

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxad sanid

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 4 ปีที่แล้ว

    Wanka faa iiday