Baro Electromagnetism - Birlabta ka sameysanto Korontada- Casharkii 10aad Part 1 (New Version)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waan soo cusbooneysiiyey, waxaan ku darey qeybta Magnetic Flux sida loo isticmaalo.
    Casharkaan waxuu ku saabsanyahey Electromagnetism ama Birlabta ka dhalato korontada. Qeybtaan waa qeybtii kuwaad, waxuu kaga hadlidoona sida eey u dhalato birlabta markii eey fiilo koronto eey marto.
    Qeybta labaad waxaan kaga hadli doonaa, Inductor ama Induktarka.Qeybta sadaxaan Transformarka, AC/DC, ugu danbeen waxaa dhisi doona Power supply InshaAllah.
    This lesson is about Electromagnetism specially how current carrying wire produces magnetic field. This section is part 1 of a series of video dedicated to electromagnetism.
    In the second part we will talk about Inductors, Transformers, AC/DC, and we will build a power supply based on the knowledge we learned from these videos.
    #BaroKorontada #BarashadaKorontada #Korontada #Electricity #Physics #AfSomali

ความคิดเห็น • 11

  • @fuaadcaynaan5531
    @fuaadcaynaan5531 3 ปีที่แล้ว

    Wàa cashar u wanaagsan qofkasta oojecel

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    Maashaalah wa cilmi aad ufiican mahadsanid wll

  • @abdikarimosman1216
    @abdikarimosman1216 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay arday barta korontada aad ayayna iicaawiyaan casharadan
    Mahadsanid macalin

  • @suleymaanmohamed8788
    @suleymaanmohamed8788 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah thanks a lot teacher

  • @hodanaden5712
    @hodanaden5712 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wamahasantahay

  • @faexaancabdulahi2906
    @faexaancabdulahi2906 3 ปีที่แล้ว

    Asc injineere waad mada santay

  • @akrampio2791
    @akrampio2791 4 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @wmursai
    @wmursai ปีที่แล้ว

    Calculate kan xagu iga imaday tallow🤔

  • @M.international833
    @M.international833 4 ปีที่แล้ว

    Asc macallin waxaa kamid ahy ardayda casharadaad aad oo gu taxan aadna ujecel oogana faaiidaysta maraa calin maxaa malmahan kugu dhacay waxba maadan soogali ninee

  • @journalist617
    @journalist617 2 หลายเดือนก่อน

    Magnetic inte ka heli karaa please 🙏 iga caawi

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  หลายเดือนก่อน

      Xagee joogtaa. Haddii aad north america, ama Europe, xataa dubai. Waxaad ka heli kartaa. www.amazon.com