Baro Arduino LCD Display - Afsomali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaad ku barandoontaa sida loogu xiro LCD (Liquid Crystal Display) Arduino board. LCD-yada nocaan ah aad baa loo isticmaalaa.
    Casharkaan waxuu la socdaa casharadii Elektroniga iyo Arduino.
    In this tutorial you will learn how to connect LCD (Liquid Crystal Display) to Arduino Board. This LCD Display is very simple to use and is widely used in Electronics project.
    This tutorial is part of Electronics and Arduino lectures.
    Links:
    LCD I2c
    www.amazon.com...
    Casharka Arduino Software - Arduino LCD Display Code
    /**********************************************************/
    // Bilaawga LCD si aan u isticmaalno
    LiquidCrystal_I2C lcd(0x27,16,2); // LCD cinwaankiisa lagu garto waa 0x27, 16 xuruuf iyo 2 leyn ayuu leeyahey (16 chars, 2 line display)
    /*********************************************************/
    void setup()
    {
    lcd.init(); //Bilaawga LCD si aan u isticmaalno
    lcd.backlight(); //Fur LCD nalkiisa gadaal (Turn on the backlight of LCD)
    }
    /*********************************************************/
    void loop()
    {
    lcd.setCursor(0,0); // Ku Aaadi laynka kuwaad (Meesha uu ka bilaabanayo laynka)
    lcd.print("Hello"); // Ku Qor Hello
    delay(100); // Sug ama daahi ilaa 100ms (millisecond)
    lcd.setCursor(0,1); // Ku Aaadi laynka labaad meesha uu ka bilowdo
    lcd.print("Magacaaga"); // Ku qor Magacaaga meeshaan
    delay(100);// Sug ama daahi ilaa 100ms (millisecond)
    }
    Codeka tir tir Displayga.
    lcd.clear();

ความคิดเห็น • 15

  • @qawdhansoomane1509
    @qawdhansoomane1509 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay macalin

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 ปีที่แล้ว

    Macalin soo badi casharada

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin kusoco

  • @abdurazak1074
    @abdurazak1074 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah mclin

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 4 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo macalin

  • @abyan9808
    @abyan9808 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tnx eng

  • @xeeylemohamed367
    @xeeylemohamed367 4 ปีที่แล้ว

    m.a ustaad mahadsanid🙏❤️

  • @qawdhansoomane1509
    @qawdhansoomane1509 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalin uma jeednee

  • @jamaal5561
    @jamaal5561 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Eng
    aad ayuu ii anfacay casharkan

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 4 ปีที่แล้ว

    Aad baanu uguxiisnay casharadii

  • @ridwaaxasanabdi9130
    @ridwaaxasanabdi9130 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo somtronic wxn u baahanahay course programmable logic controller

  • @PoopooGames
    @PoopooGames 7 หลายเดือนก่อน

    Injineer cilmigaan jaamacad maa lagu bartaa mise meelkale fadlan noo sheeg macalin

  • @axmedwarsame4009
    @axmedwarsame4009 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah macalin Waad naga faxisaa alle hagaaga farxiyo janada
    Aaad baan kugu baahna teacher my phone what's app 00252634252115

  • @mohamedmohamudhussein3485
    @mohamedmohamudhussein3485 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Ustaad alle haku xafido. meel aan kalaso xiriiiro ii sheeg sida Email, whatsapp number IWM.Mahadsanid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว

      JZKH, adigana sido kale Alle haku xafido Mohamed. somtroniks@gmail.com