Baro XH-W3001 Temperature controller Thermostat -Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaan ku baran doonta sida uu u shaqeeyo XH-W3001 iyo sidii aad u brogramlaheyd. Waxaan idin tusi doona tusaaloyiin tayad leh. Tusaalahaas oo ku saabsan sidii aad u isticmaali ukunta digaaga ama doorada (Chicken haching or incubating). Waxaan rajeenayaa in aad ka faa ideysataan.
    In this lecture you learn how to use XH-W3001 Temperature controller thermostat. I will show you how it work and how to use it. I will also show you how to program if you want to use it chicken hacking project or egg incubating. Hope you benefit from it.
    Aaladaan waxaa laga helaa halkaan.
    1- amazon.
    www.amazon.com...
    2. AliExpress
    www.aliexpress...

ความคิดเห็น • 26

  • @abdikhaliqmohamoud3373
    @abdikhaliqmohamoud3373 2 ปีที่แล้ว +2

    Really, somtronics aad iyo aad ayad noogu faaideysey. Alle cilmigaaga iyo cimrigaaga ha xafido wll.

  • @AA-db7uw
    @AA-db7uw 4 ปีที่แล้ว

    ASC Waad mahad santahay, waa cashir xiiso leh, cashirada noobadi macalin Allaha ku barakeeyo thanks.

  • @lenovokaral3649
    @lenovokaral3649 4 ปีที่แล้ว

    Macalin noo soo duub cashoro badan Allah ayaa kaa abaal Marin doona ee

  • @M.international833
    @M.international833 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahad mahad sanatahy macallin saas noogu wad macallin cashirada allaha haku barakeeyo

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin jasakalaa khayr shaqo wacan ayaad qabatay

  • @lenovokaral3649
    @lenovokaral3649 4 ปีที่แล้ว

    Macalin aad Baad umahad santahay ee noo sii wad casharada runtii waanu Ka faaiidnay Alle hakaa abaalmariyee

  • @sadaqdhere6605
    @sadaqdhere6605 4 ปีที่แล้ว +1

    *thanks macalin*

  • @gaarsiin3872
    @gaarsiin3872 3 ปีที่แล้ว

    Maclin barasha multimitarka oo lo istic malayo mobile ka

  • @abdullaabuanas7221
    @abdullaabuanas7221 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxan raba 4-qol iyo lawo musqul iyo 1-jiko meqo saxan aya ubahanhay iyo batariga iyo sacad dabkedi yah

  • @abdullahinadif7594
    @abdullahinadif7594 4 ปีที่แล้ว

    Injineere ilahay khayr ha ku siiyee fadlan lambarkaaga ma heli karaa inan kula soo xiriiro baan rabaye.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว

      JZHK Abdullahi, email ii soo dir. Somtroniks@gmail.com InshaAllah.

    • @abdullahinadif7594
      @abdullahinadif7594 4 ปีที่แล้ว

      SomTronics wll whatsup ma leedihiin?

    • @abdullahinadif7594
      @abdullahinadif7594 4 ปีที่แล้ว

      SomTronics waxaa aad iigu adag fahanka Computerka markaan xiisada iskuulka ku lenahay.

    • @abdullahinadif7594
      @abdullahinadif7594 4 ปีที่แล้ว

      SomTronics waxa aan si gaara u bartaa electronics

    • @sadaqdhere6605
      @sadaqdhere6605 4 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 kkkkkkk email kan waa aqanaa lolz

  • @gaarsiin3872
    @gaarsiin3872 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll

  • @axmedwarsame4009
    @axmedwarsame4009 4 ปีที่แล้ว

    Asc eng waxaan donayaa inaan barto soler sistem halkee kabaran karaa waxan jogaa Hargeysa Eng

  • @sadaqdhere6605
    @sadaqdhere6605 4 ปีที่แล้ว

    Macalin aaway cashiradii an kaga baranay in aad nosoo galiso ?

  • @somalivideoproduction4017
    @somalivideoproduction4017 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal salaan kadib waxaan u baahnahay wll contact numberkaaga hadaad awoodo adigoo raali ah