Baro Induction - Electromagnetism - Casharkii 10aad qeybtii 3aad - Part 3 - Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxuu la socdaa casharkii 10aad qeybtii 3aad. Waxuu ku saabsanyahey Induksion (Induction) ama Birlab Saaq. Waxaan sharxi doonaa Faraday iyo Lenz sharciyada eey soo saareen kuna saabsaan Korontada ka dhalato birlabta iyo saaqeeda. Waxaan ku soo bandhigidoona tusaalooyin iyo xisaab hufan sidii aad u fahmilaheydeen.
    This lecture is part of lecture 10 series, this is part 3. It is about Electromagnetism Induction.
    I will explain Faraday and Lenz Electromagnetism Induction laws. We will showcase meaningful experiments to support the theory behind. The lecture will have many math problems and their solutions.
    #induction #BaroKorontada #BarashadaKorontada #Korontada #Electricity #Physics #AfSomal #I

ความคิดเห็น • 6

  • @inspiringmoment1012
    @inspiringmoment1012 4 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u mahadsantahay Somtronics.

  • @engmohamedmuraase5119
    @engmohamedmuraase5119 5 ปีที่แล้ว

    Thnks sir

  • @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr
    @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr ปีที่แล้ว

    mcln sida noshee loosameeyo marwaxadaha dabka lagaliyo

  • @mukhtaarabdullahi2290
    @mukhtaarabdullahi2290 5 ปีที่แล้ว

    Sxb cashirkaada wan ka helay.
    Lkn xoogaa bobsiis aya kugu jiro.
    Qaabka lampada loo sameeyo maad hal fidiyow kasoo sameysid.🧭🧭🧭

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  5 ปีที่แล้ว

      Waad Mahadsantahey Mukhtaar. Waan qaatey fikradaadi Inshaallah waan ku dari doonaa.