Baro Inductors - Electromagnetism - Casharkii 10aad qeybtii 2aad - Part 2 - Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxuu ku sharxi doonaa Induktors iyo Induktanse sideey u sheeyaan iyo sida loo isticmaalo elektroniks iyo elektrisity. Waxaan idin tusi doonaa tusaalooyin. Qeybtaan waa qeybtii labaad ee electromagnetism. Fiirso qeybtii kuwaad marka hore.
    Qeybta sadaxaad waxaan kaga hadli doonaa ElectroMagnetics inshaallah.
    This lesson is about Inductors and Inductance how they work and it is use in electronics and electricity. There will be practical examples and experiments to show how they work.
    In the second part we will talk about Electromagnetic's.
    #BaroKorontada #BarashadaKorontada #Korontada #Electricity #Physics #AfSomal #Inductor #Af Somali

ความคิดเห็น • 20

  • @mohamedaliaden2863
    @mohamedaliaden2863 3 ปีที่แล้ว

    Waan ka daahay barashada xirfadaha ILLAAHOOW ii fududeey.

  • @ayuubismail3615
    @ayuubismail3615 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin wax badan baan kaa faaidaystay. Halkaa kasii wad macalin, aad baad u mahadsantahay

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid barre

  • @mohamedfeysal9409
    @mohamedfeysal9409 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid barrre

  • @omjaniinaduumaxam9976
    @omjaniinaduumaxam9976 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad

  • @caqilasheik938
    @caqilasheik938 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @dhaqankaab927
    @dhaqankaab927 5 ปีที่แล้ว

    mansha allah hore usoco ustaad jasaakallaahu khyran macalin

  • @dhaqankaab927
    @dhaqankaab927 5 ปีที่แล้ว

    waanu ka faaiidaysan

  • @engmohamedmuraase5119
    @engmohamedmuraase5119 5 ปีที่แล้ว

    thnks sir

  • @ciisedhenged3237
    @ciisedhenged3237 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin. Halka aad ka adeegsatay erayga ballac markaad ka hadleysay "area" waxaan is leeyahay amey kaga habbooneyd "bed"

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว +1

      Ciise Dhenged, JZKH. Aad baad u mahadsantahay. Afsomaliga way adagtahay sidii loo heli lahaa hal macno oo u istaago english-ka. Somali language is difficult to translate word by word to english technical or physics terms. I am currently writing a technical book in Somali and I have a fight in my hand. Thanks for your suggestions.

    • @ciisedhenged3237
      @ciisedhenged3237 2 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinayaa dadaalka dheeriga ah ee aad gelisay soo diyaarin casharadaan.

  • @ayuubismail3615
    @ayuubismail3615 5 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waxa aan kaa sugaynaa casharkii Ku aaabsanaa inductance

  • @liibaanxashi1737
    @liibaanxashi1737 3 ปีที่แล้ว

    ASC
    Al ustaad eng cabdi wahaab
    su aasheyda 1aad waxey tahy capacitor ka markii uu keediyo charge kormee la isticmalaa ?
    capacitor inuu wax kediyo waan maqalnaa balse markee la isticmalaa waxuu keediye xageesa looisticmalaa?
    tan kalse( 10 kujibaran power
    negative 12) oo la isticmaalo marki capacitor ka laradinaayo inta farad ee kujirto iyadana xagee lagakeeney sharaxaad kabixi ustaad ?
    tankale inductor ka marki lajoogo
    waxaad shegtey inuu kediyo danab ama magnet marka xagee loo isticmalaa wuxuu keediye inductor ka ?
    tanxigta qodobka 2aad
    inductor ka waxuu kahortagaa
    danabka maraayo fiilada inuu yaraado
    manatusin kartaa experience aan ku kufahano isbadalkaaas danabka kudhacaayo wayoo isbadalka ayuu danabka
    ka ilaalshaa baad dhahdey inductor ka ustaad ?
    tanxigta capacitor and inductor waxa
    ey wada yihiin storage maxey isaga mid kayihiin maxeysa kugala duwan yihiin ustaad ?
    waxaan rajeynaa inaad igasoo jawaabi doontid su alahaas ka qabo cashradaas
    kuwii kahoreyane inaad igasoo jawabto ayaan filanayaa ustaad waana kaaga
    mahad celinayaa sida quruxda badan
    aad nola wadaagto durustaan tixanaha ah

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Libaan, ii soo dir email. somtroniks@gmail.com.

  • @huseinamiin5607
    @huseinamiin5607 ปีที่แล้ว

    Teacher waxaad Ka soo hadashaa in coil Ku hadii la duubo maxuu kuleyl u naqdaa