Baro Power Electronics - Thyristors - SCR - Casharkii 8aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaad ku barandoontaa sidii aad u isticmaali laheeyd Thyrister ama Silicon Controlled Rectifier (SCR). SCR waxaa loo isticmalaa power supply iyo motoradda kontrollkooda. Casharkaan waxaan sharxi doonaa sida uu u shaqeeyo iyo sida loo isticmaalo. InshaAllah waad ka faaiideynsandootaaa.
    In this video tutorial I will show you how to use Thyristor/SCR(silicon controlled Rectifiers. Thyristors are used Switching power supply, Motor control etc.. This lecture will show you how it works and how to build.
    Link to BT151 SCR.
    www.amazon.com...

ความคิดเห็น • 31

  • @salmaanomarahmed403
    @salmaanomarahmed403 4 ปีที่แล้ว

    Aada umhadsanthay ustaad🙏

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 ปีที่แล้ว

    Macalin mahadsanid

  • @jeylaanicade3514
    @jeylaanicade3514 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ING

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @MohamedAhmed-nr7dk
    @MohamedAhmed-nr7dk 3 ปีที่แล้ว

    Maclin cashirdaan aad Bey ii anfcyaane electrical engineering ifahnsii maclin MAHDSANID

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah kudhowro sxb mcn
    Ina adeer ha inaga caajisin insha allah waxad taqaano nala wadaag sxb qaali mahad sanid

  • @liibaanxashi1737
    @liibaanxashi1737 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    masha Allaah illahey ajir iyo xasanaad aan lasoo koobi karin hakasiiyo cilmiga aad nalawadgeyso had iyo jeerba marka waxbadan waan kafaaidney injineere marka sigaara ayaan rabaa inaa kulasoo xariiro wayoo ardey electrical and electronics Engineering barta ayaan ahy marka melaa kalasoo xariiro ilasoo wadaag Injineere waana kafilayaa inaad aqbali doonto codsigeyga Injineere

  • @user-xp1hr4ig1s
    @user-xp1hr4ig1s 2 วันที่ผ่านมา

    Ustaad load calculations kasoo hadal bal korontada qaabka loosameeynaayo

  • @samiirhirsi5847
    @samiirhirsi5847 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher
    Teacher waxaad nookale caddeeysaa qaybaha iyo sawiradooda (and,not...)
    Iyo kuwa kale ee lamidkaah...

  • @khadaradan787
    @khadaradan787 3 ปีที่แล้ว

    Macalin waxaan ihaysta caqabdo waxana rabay inaan kusoo gudbisto meelaha caqabadaha iga haystaan si aad ii caawido intaa awoodo

  • @khadaradan787
    @khadaradan787 3 ปีที่แล้ว

    Waana kaaga mahad celin dedaalka joogtadaa aad ugu jirto inaad cilmigaadga gudbiso si freeya iyadoo looqabo baahiyo farabadan
    Macalin xagee lagaa la xiriiri karaa

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว

    Macalim waxaan kaa codsanaa in aad iisheegtid meel kabarto electronic oo brevard ah mahadsanid

  • @gobeeyexoreeye3018
    @gobeeyexoreeye3018 4 ปีที่แล้ว

    asc wll sidee kuulasoo xiriiiraa ama uhikaraa csharadaan oo isku xigxiga hada waa isku qasan yihiini

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      JZKH Gobeeye, igala soo xiriir somtroniks@gmail.com

  • @mahamudibrahim7058
    @mahamudibrahim7058 4 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan kaga mahad celinayaa cashiradan aadka muhiim ah.
    Waxaan kaa codsan laheen Signal generator iyo oscilloscope inaad cashiro noogu sameeyso .

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      JZKH Mahamud, InshaAllah. Waqti badan ayeey qaadatey soo diyraarinta casharadda. Ilaahey idinkiis waan soo dadaali doona.

    • @mahamudibrahim7058
      @mahamudibrahim7058 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 Aad ayaa u mahadsanid

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 2 ปีที่แล้ว

    GTO kazoo hadal

  • @mahadcabdullemaxamad9763
    @mahadcabdullemaxamad9763 4 ปีที่แล้ว

    Anod iyo cathode ma minus iyo plus miyaaa mcalin

    • @shukriali279
      @shukriali279 4 ปีที่แล้ว

      anode waa + positive, cathode waa - negative

  • @hassankaafi4842
    @hassankaafi4842 3 ปีที่แล้ว

    Sxb xagee kaga soo xiriiraa 🤔🤔?

  • @khadaradan787
    @khadaradan787 3 ปีที่แล้ว

    00252907587170
    Macalin waxaan ahay electrical eng student sanadkii 4aad
    Wey igu adkaatay inaan helo meel aan kaala soxiriiro

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Khadar Adan. JZKH, igala soo xirir somtroniks@gmail.com InshaAllah waan kaaga jawaab ayaan ku siin doona.