Baro Solid State Relays Iyo Arduino Casharkii 10aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaan ku baran doonta sida eey u shaqeeyaan Solid State Relayda iyo sida aad u kontorli laheeyd adoo isticmaalaayo Ardunio Uno. Waxaa idin tusi doonaa tusaalooyin tayo leh iyo sida aa u brogramlaheyd Arduino Uno board.
    In this tutorial you will learn how Solid State Relays works and how to control using Arduino Uno board. I will show you practical examples and also you will learn how to code Arduino uno board using C.
    Parts List.
    1. www.amazon.com...
    2. Solid State Relay.
    www.amazon.com...
    Arduino Uno brogram (Arduino uno Code) in Somali.
    // Solid State Relayda
    int RELAYDA_PINKA = 7; // Bin 7 waa meesha aan ka controlleeno Relayda
    void setup() {
    Serial.begin(9600); // Serialk communication waa 9600 bits per second.
    Serial.println("SomTronics Casharkii 10aad
    ");
    pinMode(RELAYDA_PINKA, OUTPUT); // Relayda Binka waa OUTPUT
    }
    //Meesha programka uu ka bilaab maayo
    void loop() {
    // 1. Ku qor 5V Relayda Binkeeda. Si aan u daarno Releyda
    digitalWrite(RELAYDA_PINKA, HIGH);// Ku qo 5V Binka
    Serial.println("Relayda weey daarantahey
    ");
    delay(1000); // sug ilaa hal daqiiqad. Ama dar relayda 1 daqiiqad
    //2. Ku qor 0 Relayda Binkeeda. Si aan u damino Relayda
    digitalWrite(RELAYDA_PINKA, LOW);// Ku qor 0 Binka
    Serial.println("Relayda weey dantey
    ");
    delay(1000); //sug ilaa hal daqiiqad. Ama dami relayda 1 daqiiqad
    }

ความคิดเห็น • 31

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi heer sare casharadani mashaallah

  • @saynis24
    @saynis24 3 ปีที่แล้ว

    Manshaaa casharo fiicn ayaaa wadaa halkaaa kasiiiwad
    Waxbadana waa kafaa'iidnay adna Ilaahay hakaa abaaalmariyo

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @jimalehassen4711
    @jimalehassen4711 3 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad bad umahadsantahay macalin waan u bognay cashiradaada

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsabid macalin

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce 3 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad aa u mahadsanthy macalin

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 3 ปีที่แล้ว

    Mashaal Allah

  • @samocaafiyachannel3094
    @samocaafiyachannel3094 3 ปีที่แล้ว +1

    macalin waxaad naga caawisaa sidaan u samaynkarno ama u heli karno mareeg AC 230v ubedelaysa 12v DC iyo 35amp

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      InshaAllah. Cashar ayaan soo diyaarindoona ku sabsan. Linear power supply, iyo Switching power supply InshaAllah. Waqti ayeey qaadataa so diyaarinta casharadda.

  • @wacaysibnusamatar3151
    @wacaysibnusamatar3151 3 ปีที่แล้ว

    mahad sanid macalin waxan rajaynhayaa inaadan ka caajisin cashiradaan aad baan oogu baahanahay sida ourdino

  • @jimalehassen4711
    @jimalehassen4711 3 ปีที่แล้ว

    macalin codsi waxaan ka codsanaynaa in aad noogu celiso casharadii solar energy fadlan macalin

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah. IIsoo sheeg casharka aad u baahantahey.

    • @jimalehassen4711
      @jimalehassen4711 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 MPPT Charge Controller sida loo xisaabiyo ama la isku leekaysiyo power ka imanaya solar panel iyo battery iyo utility iyo dabka baxaya ee guriga galayo ALLE HAKU BARAKEYO MACALIN

  • @Haybe.1
    @Haybe.1 3 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay macalin waxaan rabay inaa video kasameesid qaabka loo isticmaalo RECE I VER oo lo isticmaalo inguriga laguxiro si`u u`ilaaliyo waxa uu bixinaa dhawaq. marka inaafahantay. waxaa rajaynayaa inaa video kasameen doonto macalin

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +2

      JZKH. Casharka soo socdo waxuu ku saabsanyahey Bluetooth receiver. InshaAllah. Iisoo sheg what kind of receiver you want to know about.

    • @Haybe.1
      @Haybe.1 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 ustaad hadaa Google karaadisid waxaa kuqoree TRANSM I TTER ABT-100. macalin mahadsanid

    • @qaasimbarremahadhasanidmac1397
      @qaasimbarremahadhasanidmac1397 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 macalin cabdi wahaab waa ku salama xage laga helaa

  • @MohamedMohamed-xh3nc
    @MohamedMohamed-xh3nc 3 ปีที่แล้ว

    Bro aad aayad u mahadsantahay.. ee maxaa schoolka kubarataa. Electrical and electronic eng ama electrical and computer eng.. bro aad ayaa u xiiseeyaa shaqadaam ee career pathka ugu fcn engineerka aad barato maxaa waaye

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Mohamed. Waa suaal aad u fiican. InshaAllah Video ayaan soo diyaarindoonaa aan kaga hadlaayo, engineering iyo sida eey ukala qeybsanyahiin, si aad ukala doorado midda aad jeceshahey InshaAllah.
      Suaalaha aad qabto iisoo qor si aan uga jawaabo Videoha.
      JZKH.

    • @MohamedMohamed-xh3nc
      @MohamedMohamed-xh3nc 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433
      Asc wll magaceyga Waa maxamed waxaan rajeynaayaa inaa sanadka cusub aan jamacada bilaabo, marka waxaan qursheestay inaa barto electrical engineering. Lkn electrical engineering ayaa qeybo farabadan u kalabaxo marka. Waxaan ku weydiinaayay. WAXA adiga taqasusgaaka yahay maxaa waaye madaama aad adiga tahay qufka somaliga kaliyah oo sharaxaayo farsamada electrikada... intaan midgeh ayaa baratay.... energy system, power eng,electronic eng, system and power eng, signal processing eng ama electromagnetic eng... WLL SAAID AYAAD U MAHADSANTAHAY....

    • @mohamedmohamudshaafi1575
      @mohamedmohamudshaafi1575 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 Engr Abdiwahab waan ku salamay salan kadib waxan jeclaystay maadama aad Video soo diyaarinayso aniguna inaan su'aalo ku darsado ood iiga jawaabto:-
      1) Qofka baranaaya Electrical Engineering maxaa aasaasi u ah oo maadooyin ah iyo siday u kala horeeyan.
      2) Sido kale Software-da lagama maarmaanka ah ee Electrical Engineering ka ugu yaraan 5 Software oo laf dhabar u ah iyo hadaad taqaano meelaha laga baran karo iyo qaabka ugu fudud ee loo baran karo iyo waliba siday u kala horeeyaan.
      3) Suaasha ugu danbaysa ee ku waydiinayo waxay tahay Ardayga Soomaliga ahi markuu ka qalin jabinaayo Electrical Engineering waxyaabaha uu heli karo oo uu project-ga qalin jabinta ku diyaarin karo maxa ka mid ah hal iyo labo.
      Sido kale waxan ka codsanayaa inaad Whatsapp numberkaga iso dirtid si aan barnamijo gaar ah kuula wadaago si aan uga faaidaysano cilmigaaga alla haku barakeeyee. Mahadsnd Macalin.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmohamudshaafi1575
      JZKH Mohamed, Waa suaalo aad u fiican, waan isticmaali doonaa waana ka jawaabi doonaa. InshaAllah.
      email iisso dir somtroniks@gmail.com

    • @mohamedmohamudshaafi1575
      @mohamedmohamudshaafi1575 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 insha allah Ustaad mahadsnid

  • @cabaasemaxamed3158
    @cabaasemaxamed3158 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad casharadan iyagoo. Buug ahaan ah. Ma noo soo gelin ka dhaa. Mahad sanid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      JZKH. InshaAllah website ayaan soo qalindoonaa si qofkasto u isticmaalo InshaAllah. waqtiga ayaa igu yar.