Baro Soldering - Alxanka Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2019
  • Casharkaan waxuu ku saabsanyahey sida loo isticmaalo Alxanka Elektroniks loo isticmaalo, loona yaqaan Soldering Station. Casharkaa waxaa idinku bari doona waxyaalaha aad ubahantahey Sida loo isticmaalo iyo tusaalooyin tayo leh.
    In This lecture I will explain how to use Soldering station for use with Electronics chips, Resistor, and Capacitor.
    I will also explain the techniques and how to proper use Soldering station and related tools.
    Qalabkii aan isticmaaley halkaan ayaa ka heleysaa.
    1- Soldering Station.
    www.amazon.com/gp/product/B07...
    2- Solder sucker.
    www.amazon.com/gp/product/B07...
    3- Lead free soldering wire.
    www.amazon.com/gp/product/B01...
    4- Adjustable Circuit board holder
    www.amazon.com/gp/product/B00...
    #BaroMultimeter #Electricity #Baro #Electronics #Alxanka #Soldering Af Somali

ความคิดเห็น • 27

  • @aaloowgeey
    @aaloowgeey ปีที่แล้ว

    Tip afsomali waa Caarad, waad mahadsan tahay, aad baan daraasado ugu hayey barashada electronis, waan dannaynayaa uun ee maahayn wax la xiriira tacliintayda hore

  • @Saacsoftware
    @Saacsoftware 4 ปีที่แล้ว +1

    alle hakaa abaal mariyo teacher waxaana tahay qof aan aad ugu baahnayn walahay mansha allah

  • @xamsecraxmaan122
    @xamsecraxmaan122 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barakeeyo

  • @Saacsoftware
    @Saacsoftware 4 ปีที่แล้ว +1

    shukran teacher

  • @maxamedqawdhan2664
    @maxamedqawdhan2664 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad cilmi aad ubadan ayaan kaa faaiday jasaakalaaa

  • @daahirkaskey8067
    @daahirkaskey8067 2 ปีที่แล้ว

    waad mhdsnthy sxb sre

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad baad umahadsantahay.

  • @raxmoxasan878
    @raxmoxasan878 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waa imisa lacag tiisa

  • @Amirzackyproduction
    @Amirzackyproduction 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks engineer

  • @raxmoxasan878
    @raxmoxasan878 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 ปีที่แล้ว

    manshallah macalin Qaliya

  • @engmohamedmuraase5119
    @engmohamedmuraase5119 4 ปีที่แล้ว

    thanks honorable sir for your endless support

  • @maxamuudshawkaani5011
    @maxamuudshawkaani5011 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alah school in aad noofurtaa aad u xiisaynayaa

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 3 ปีที่แล้ว

    Mhdznd ustaad

  • @xuseenmk1513
    @xuseenmk1513 ปีที่แล้ว +1

    Teacher I need to study electronic repair for mobile and computer

  • @kaamil2991
    @kaamil2991 4 ปีที่แล้ว

    waxan u bahnaa inaad xog naga siiso seerkat port sida uu ushaqeeyo iyo sida wax loogu rakiro like resistor, transistor, eebe xasanad hakaa siiyee

  • @SOMITON
    @SOMITON 4 ปีที่แล้ว

    Walaal qaali adigoo mahadsan manoo soo diyaarin kartaa
    analog and digital communication

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว

      JZHK. InshaAllah.

    • @maxamedwarsame8499
      @maxamedwarsame8499 4 ปีที่แล้ว

      Ustaad qalabkan xagaaa laga helaa

    • @SOMITON
      @SOMITON 4 ปีที่แล้ว

      @@maxamedwarsame8499 amazon baa ka heli kartaa

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว

      @@maxamedwarsame8499 Waxaa laga helee, Amazon USA www.amazon.com/gp/product/B07GH119L9/ref=ppx_yo_dt_b_asin_title_o00_s00?ie=UTF8&psc=1.
      China waxaa ka heleesa Alibaba.

  • @c.rashiidxasan5543
    @c.rashiidxasan5543 2 ปีที่แล้ว

    Wll lacagta lagada waa immisa

  • @ilkoilko5686
    @ilkoilko5686 4 ปีที่แล้ว +2

    marka hor waa salaamantahy aaaad iyo aad ayaaaaaan kuugu baahanahy waana markii iigu horeesay afkeega hooyo oo cilmi lgu faafinaaayo gaar ahaan celmiga korantada ama fisigiska macali anigu waxaan ahay koranta yaqaaaan waxaaaana ahay mustaqbalka wadankeena laakiin waxaan u baahanahay macalin somali wadani adoo kala fadlan ii soo dhig cinwaankaaga watsabka anigu keega waa 0553405587 wana k.s.a ii maylka waa ilkomudey@gmail com

  • @FuadFoxKabaha
    @FuadFoxKabaha ปีที่แล้ว

    لي لهجة هذه