Injineerka Robots ka Qeybtii 1aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • EInjineerka Robots-ka waxaa ka faa'iidaysan doontaa:
    1- Maxuu yahay Robot-ka?
    2- Meeqa nooc ayuu u kala baxaa?
    3- Sidee lagu bartaa Robots-ka injineernimadeeda?
    4- Shanta Maado aad u baahantahay.
    5- Tusaalooyin tayo fiican leh
    A robotics engineer will benefit from:
    1- What is a robot?
    2- How many types are there?
    3- How to study robots engineering?
    4- The five subjects you need for Robotics Engineering.
    5- You will find good quality examples
    • Injineernimada Koronta...
    ASU University Robotics
    degrees.apps.a...
    Boston Dynamics Robots
    • What's new, Atlas?
    • Spot Autonomous Naviga...

ความคิดเห็น • 34

  • @claahicmmc4868
    @claahicmmc4868 ปีที่แล้ว

    Walahi wax fiican ayaad wadaa oo faaido badan

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin casharad soobdi

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 ปีที่แล้ว

    Macalin cabdi wahaab ilaahy cilmiga hakuu barakeeyo

  • @AnwarAli-bp1wh
    @AnwarAli-bp1wh ปีที่แล้ว

    ustaad intaad kabaxdey wlhi waan kutabay ustaadii inoo so badi casharadah

  • @yayabito
    @yayabito 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid injineer waan kaa faa'idey wll

  • @ahmedabdi6056
    @ahmedabdi6056 ปีที่แล้ว

    Hi ustaad waayahanbwaa laguwaayee
    Alle haku barakeeyoh dhaxal badan uga tag awlaadeena

  • @kamata850
    @kamata850 2 ปีที่แล้ว +1

    shukran walaale waa casharo qiimo badan ciidii garanayso

  • @samaleh2367
    @samaleh2367 ปีที่แล้ว

    Nice to see 😢channel speaking in horn African mother language I forgot about this Channel 😂

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh eng, waa lagu waayey, barnaamijka drone-ka noosoo badi inshllh.
    mahadsanid

  • @mohamedaliaden2863
    @mohamedaliaden2863 2 ปีที่แล้ว

    Macalin fadlan SI UNIT inoo soo sharax! 👏

  • @fartuun5168
    @fartuun5168 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @nasserio1045
    @nasserio1045 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah engineer Cabdiwahaab , welcome back.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว

      Thank You Naaserio10

    • @nasserio1045
      @nasserio1045 2 ปีที่แล้ว +1

      Engineeer casharkan robot waa muhim , ma taxanee ayaad noo soo waddaa ?

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว +3

      Labo Cashar oo ka duwan ayaan hadda wadaa, inshaallah waxaan ka haddli doonaa Sensor-ka sida Gyro, iyo Accelerometer oo muhiim ah

    • @salimsacad9025
      @salimsacad9025 2 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 macalin aad baad umahadsna tahay allaha ku barakeeyo fadlan cashar ka soo diyaari
      koorso dhamaystira robotiska

    • @muhim1822
      @muhim1822 ปีที่แล้ว

      .macalain. wanubahanahaya dhakhasa ahlabarka isodir waxan ahaya macalin ardayada kugu mixirnada mudo dara waka cod Sanaya in labaraka isodirti maqof ki haya igu cawiyo mahad sanid i macalin

  • @nature4251
    @nature4251 ปีที่แล้ว

    macalin xagee lagalaso xariiraa

  • @maxamedxasan929
    @maxamedxasan929 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin electrical noo soo badi

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin allaha ku barakeeyo

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      Adaa mudun Walaal, adigana ilaahay ha xafido. Amin

  • @naasirabdirizak4789
    @naasirabdirizak4789 2 ปีที่แล้ว

    Eng Abdiwahab Welcome waan kaaga mabad Celin sida isxilqaamka ah oo aad noogu Faa'idaysay mahadznid ustaad...
    waxan ka mid ahaa Ardydii mudada dheer kugu xirnayd chanelkaaga ..
    wxaan kaa codsan inaad noosoo gusbiso softwares ka lagu Design gareeyo solar system installation sida Auto Cad loogu sameeyo ama software ka fudud Ustaad.
    Thnks Eng abdiwahab

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 2 ปีที่แล้ว

    mansha Allah. fadlan waxad si fahafasan uga so hadasha control system ka

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waan ku salaamay waxaan kaa codsanayaa inaad mobileka waxyaabaha la xidhiidha koorso noogasoo samayso jazakallaah macalin

  • @mohamudumer4247
    @mohamudumer4247 ปีที่แล้ว

    Asc , macalin waxaan aad uga helay sidda wanagsan ee wax ubarayso jiilkeena hadda jirra. waad ku mahadsantahay

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician9905 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad renewable energy kaso hdl

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      Adaa mudan C/Salaan, InshaAllah waan ka hadli.

  • @enghamze3791
    @enghamze3791 2 ปีที่แล้ว

    Thnks eng
    Lkn waxaan aad u door bideynay in electrical engineerinka noo soo post garayso
    Sid
    1. Power generation , power system
    2. Industrial automation
    3. Installations ,

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว +1

      Eng Hamza, waxaan so diyaarin doon cashar ku saabsan Electrical generation siiba 3Phase inshaAllah.

    • @aluushyahye7014
      @aluushyahye7014 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 asc ustaad wxn ka codsanaya inaad telkaga isiiso fadlan mhd sanid ustaad

  • @mohamudumer4247
    @mohamudumer4247 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaa coddsanaya inaadan joojin casharada noocan oo kale ah oo noo sii waddo

  • @grantk6435
    @grantk6435 2 ปีที่แล้ว +1

    ░p░r░o░m░o░s░m░ 😕