Baro Diyaaradda Daroonka Ah - Quadcopter - Qeybtii 1aad - Af somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida elektiroonigga daroonka u shaqeeyo. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh oo ku saleysan tikniyoolajiyaddii ugu dambeysay ee daroonka sida, Brushless Motors, ESC, flight controller, Remote Controller transmitter, and receiver Waxaan rajeynayaa inaad ka faa’iideysan doontid InshaAllah.
    This lesson you will learn how the drone electronics works. I will show you some quality examples based on the latest drone technology such as, Brushless Motors, ESC, flight controller, Remote Controller transmitter, and receiver I hope you will benefit.

ความคิดเห็น • 56

  • @abdulkhadirhassan2102
    @abdulkhadirhassan2102 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad bad u mahadsantahay macalin 100%, marka xigta wxaan kaa codsanaynaa in aad no soo diyaarisid sida loo dhiso helicopter thanks Eng Abdi wahab

  • @barkhadcumar1379
    @barkhadcumar1379 3 ปีที่แล้ว +1

    Eng mansha allah wax badan ayaad ii kordhisay waan jeclahay electronic

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah ustaad cabdiwahaab
    mahadsanid macalin

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 ปีที่แล้ว

    🫠aad iyo aad ayaad u mahadsantahay dad badan oo aad u xiiseey barnaamijkaan ayaan kugu soo xiraaya keep going my tchr

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayan ugu baahna casharkan waxn kuu haya mahad naq aan laso kobi karin
    👏👍 ilahy haka jaza,i siiyo

  • @ahmednormohamed8012
    @ahmednormohamed8012 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa Cashar qiimo badan

  • @mohamedaliaden2863
    @mohamedaliaden2863 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashaaAllaah runtii waa faaido aan la qiyaasi karin
    ILLAAH haku barakeeyo

  • @shekeyeabdi6138
    @shekeyeabdi6138 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane codsigeenii waadkasoojawaabtay Allah hakaa abaalmariyo

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ustaad mahadsanid.
    Waxaan ka xumahay inaanad haysan dawlad si aad dalkaaga iyo dadkaaka ugu faaiidayso
    Waxaan rajaynayaa lkn inaad mustaqbalka dalkaaga u faaiidayso ustaad ilaah khayr haku siiyo.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +3

      JZKH Maxamed. Ilaah ayaa mahadda iskaleh oo awoodaas i siiyey. Waad mahadsnatahey Walaal

    • @muhim1822
      @muhim1822 ปีที่แล้ว +1

      @@somtronics1433 asc macalin lamabarka isodair

  • @user-nt9ss4vl6r
    @user-nt9ss4vl6r ปีที่แล้ว

    Masha'allah aad baan uga helay runtii

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mr. C/wahab aad baan uga faa'iideystay allah haka abal mariyo شكرا مئة بالمئة

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid ustaad keep going 🙏

  • @egalahmed3877
    @egalahmed3877 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin alle hakh barakeeyo noosoo badi

  • @abdurahman3034
    @abdurahman3034 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhadsanid macln 👍👍

  • @xanafofficialsxanaf709
    @xanafofficialsxanaf709 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha, allaah ninculus mahadsanid

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad

  • @naasirabdirizak4789
    @naasirabdirizak4789 3 ปีที่แล้ว +1

    Manzha alaaaah uztaad alaha kaa abaal mariyo cilmigaad noo kor dhinayzo🙏🙏🙏🏼♥️
    ustaad wxaan kaa codzan lahaa casharda Drone markaad Dhamyzo ....inaad noo faaidayza sida ay u shaqeeyaan labda softwere ee kla ah. Auto card for Electrical. iyo MaTLap. xog badan naga zii uztaad

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah. Hadii ilaah ii ogalaado waan soo diyaarindoonaa.

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad santahay pro

  • @user-bt2pw1gg2x
    @user-bt2pw1gg2x 3 ปีที่แล้ว +1

    thanks macalin

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @jaadyare128
    @jaadyare128 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a mahadsanid teacher

  • @Saacsoftware
    @Saacsoftware 3 ปีที่แล้ว

    thanks teacher alle hakaa abaal mariyo cilmigaaga noosoo gudbisay

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa kugu bogafinaya wll hormarka waa mid inaga maaan

  • @sadarchannel371
    @sadarchannel371 2 ปีที่แล้ว

    Waa guul iyo wax lagu farxo m.a macal somaliyedow

  • @ahmetmhmt6172
    @ahmetmhmt6172 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid teacher

  • @ahmednormohamed8012
    @ahmednormohamed8012 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahy

  • @somalia1142
    @somalia1142 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @slbaanwadaadyare9072
    @slbaanwadaadyare9072 3 ปีที่แล้ว +1

    Wall casharadu miyey dhmaadeen
    Macalin miyuu
    Joojiyey war yaa iga siinayaa
    Waa casharo muhiime.
    Diyarado ayaan soo
    Saari Lahae hadii alle ka
    Dhigo cid iga kaalmeyso ayaan
    Ubahan markaa
    Macalinka in uu joojiyey casharada iyo in uu so
    Wado yaa iikala sheegaya

  • @cabdalayare3793
    @cabdalayare3793 ปีที่แล้ว

    Qalabkaan diyaarada daroonka

  • @CilmiTube
    @CilmiTube 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad sida oscilloscope ka loo isticmaalo noosharax fadlan

  • @naciin15
    @naciin15 2 ปีที่แล้ว

    masha allah macalin lakin waad joojisay ilaahay hakaa ajar siiyo ee dib inooga soo biloow
    sidoo kale waxaan codsan lahaa inaad video ka soo sameeso (ARDUINO )

  • @muuseroople9747
    @muuseroople9747 ปีที่แล้ว

    mcalin fadlan nooso kordhi casharadanoo kle

  • @Hirad360
    @Hirad360 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waxan doonayaa inaan bartee

  • @Saacsoftware
    @Saacsoftware 3 ปีที่แล้ว

    system kan ma u baahan yahay in lagu programinyo Arduino device teacher

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 3 ปีที่แล้ว +1

    Male=lab not dhedig ostad thanks

  • @siciidjamaalsalafi2252
    @siciidjamaalsalafi2252 3 ปีที่แล้ว +1

    Watsap an kaala soo xariirno ayaan ubaahnhy waxan joogaa wadankii hooyo

  • @abdifatahawil4634
    @abdifatahawil4634 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan ookle ayynu u baahanahay

  • @wadanimedia9147
    @wadanimedia9147 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalabka aad ku sameeneesid xagee laga helaa

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Linkiga waxuu ku yaalaa casharka hoostiisa.

  • @somalia6151
    @somalia6151 2 ปีที่แล้ว

    Biomedical device technology
    Biomedical engineering
    Medical imaging technology
    Bio engineering muhiim ayaan u nahay jamacad ka bilawi rabna kaso hdl

  • @fududeyeinstituteoftechnol9956
    @fududeyeinstituteoftechnol9956 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin waad mahadsanthy marka hore marka xigta waxan raba si privet inan kulaso xariro mii sinkarta lambarkada ame whasappka igalaso hadal 0615768538

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      ASC Mohamed, First Adaa mudan.
      Igala soo xiriir emailka somtroniks@gmail.com. InshaAllah.

    • @fududeyeinstituteoftechnol9956
      @fududeyeinstituteoftechnol9956 3 ปีที่แล้ว

      Macalin gmail wankuso diray ado rali miso jawabi karta

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      @@fududeyeinstituteoftechnol9956 Asc Mohamed walaal waan kuu soo jawaabay, emailka ka bilaabanayo cadecali......