ความคิดเห็น •

  • @midnimodoon8724
    @midnimodoon8724 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mclin.
    Aad baad u mahadsantahay.
    جزك الله خير.

  • @feysalmohamedhassan417
    @feysalmohamedhassan417 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad mahadsanid ee mechanical engineering soo raaci.

  • @sadaamxuseenguudle8634
    @sadaamxuseenguudle8634 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Eng Abdiwahab

  • @abdimahad7345
    @abdimahad7345 2 ปีที่แล้ว

    M sh allah ilaahay ku barakeeyo engineer

  • @engxamsemacno7112
    @engxamsemacno7112 2 ปีที่แล้ว

    Shukran pro

  • @AbdulRazak-pr9ce
    @AbdulRazak-pr9ce 3 ปีที่แล้ว

    macalin jazakallah .
    aad iyo aad aya umahadsanthy

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      JZKH. Adaa mudan Abdul Razak

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 ปีที่แล้ว

    Ku mahadsanid la wadaagida.

  • @axmedsavevidyowclkariin300
    @axmedsavevidyowclkariin300 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @qojebihi4436
    @qojebihi4436 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @quranmedia691
    @quranmedia691 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @capdizmadaxmed1481
    @capdizmadaxmed1481 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @cabdulqaadir-Axmed
    @cabdulqaadir-Axmed 3 ปีที่แล้ว +2

    Eng Cabdiwahaab aad ayaa u mahadsan tahay cilmiga aad mar walbo nala wadaagtid waan kaaga mahadcelinayaa, marka waxaan rabay inaan ku waydiiyo kanaallo kale oo cilmiga mekaanida (Mechanical Engineering) ka hadla ma jiraa, haddii xog uun ka hayso fieldkaan ila wadaag.
    Mahadsanid Eng.

  • @sadaamxuseenguudle8634
    @sadaamxuseenguudle8634 3 ปีที่แล้ว +5

    Ebg waxaan jeclaan lahaa in aad kasoo hadasho "Nuclear Energy" si faahfaahsan iyo shaqooyinka loogu shaqetn karo.
    Mahadsanid

  • @daauudcabdikariim4936
    @daauudcabdikariim4936 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @xanafofficialsxanaf709
    @xanafofficialsxanaf709 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah haka caajisin

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      JZKH. InshaAllah. Haddii ilaahey awood isiiyo

  • @mohamedaliaden2863
    @mohamedaliaden2863 3 ปีที่แล้ว

    MaashaaAllaah runtii waa faaido aan la qiyaasi karin
    ILLAAH haku barakeeyo

  • @MohamedMohamed-xh3nc
    @MohamedMohamed-xh3nc 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay wll....

  • @ahmedmaxamed6017
    @ahmedmaxamed6017 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah macalin siwacan ayaad u faah faahisay

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 2 ปีที่แล้ว

      Asc Ahmed, Adiga ayaa mudan.

  • @cadnaandacaad4557
    @cadnaandacaad4557 3 ปีที่แล้ว

    Zhpo sida ugu fudud. Ee losamen laha

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 3 ปีที่แล้ว +3

    Enginerka marka ugu horeysa waanu u mahadcelinaynaa maclumaadka uu inoo diyaariyay.
    Takale waxay tahay channelad somalida way ku yaryihiin chenel caykan oo kale ah amaba ma jiraan ayaynu odhan karnaa sidaa owgeed waa in aynu faafinaa channelkan madaama uu afkeena hooyo ku baxayo mahadsanidiin

  • @naasirabdirizak4789
    @naasirabdirizak4789 3 ปีที่แล้ว +5

    Thankz teacher wxaan ka codzanynaa inaad Taxane nooga dhigto ustaad casharda Electrical Engineering khaasatan ustaad power saystem Engineering. zi fiican noogu sharax oo casharo badan nooga zoo diyaari Eng + Teacher abdiwahab♥️🙏

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว +3

      JZKH Naasir. InshaAllah waan soo diyaarin doonaa.

    • @caydaruusmuxumed218
      @caydaruusmuxumed218 3 ปีที่แล้ว

      Maansha allaah jasakalaahu khayr

    • @sadaammohamed845
      @sadaammohamed845 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 masoo diyaarisay ustaadoow

  • @abdirizakjoseph2319
    @abdirizakjoseph2319 3 ปีที่แล้ว

    Eng aad baa u mahsanthy foculty wax badan iga dhex guxayay inaa barto ayad ii bidhamisay ilahy haku abal mariyo
    Intee kara soo raxiraa ado mahadsan🙏💯

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      Abdirizak Joseph, adaa mudan. Haddii aad aadeyso Becholor of Science Electrical Engineering waxaa lagu bartaa 4 sano. Ilaahey ha kuu fududeeyo. Dadaal InshaAllah guul baad gaari doontaa haddi ilaahey yiraaahdo.

  • @sadaammohamed845
    @sadaammohamed845 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahadsanthy wll eng abdi wahaab🙏🙏🙏🙏 vediyogaan ama chanelkaan arday kabadan 90 arday baan gaarsiiyey wllhi
    Eng waxa ay ardaydu inta badan ay is waydiinayso ayaa ah ardaygu marka uu qalinjabiyo fursadaha shaqo ee uu hal abuuri karo oo horyaalo in loo sharxo iyo sida aqoontaada suuq uugu yeeshid adoo majadsan kuwaas noosoosharax

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician9905 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aaad ustaad u mhdsnthy

  • @user-ol6tp9cp5b
    @user-ol6tp9cp5b 10 หลายเดือนก่อน

  • @mromarbarqadle991
    @mromarbarqadle991 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waa ku mahadsan tahay casharadaada quruxda badan lkn ustaad meel aan kaala soo xiriiro ii sheeg adigoo mahadsan

  • @axmedcumar478
    @axmedcumar478 2 ปีที่แล้ว

    Aaranaa

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 ปีที่แล้ว

    Aad baad umahadsantahay Injineer Cabdiwahaab, si waadax ah oo xog badan xambaarsan ayaad u sharaxday.
    Anigu hadda Electrical 4th year ayaan ahay, Itoobiya ayaan ka bartaa waana 5 sano 4 sano ma ahan.
    Waan u baahnayn cid Afkeenna hooyo wax noogu sharaxda, aad baan kuugu bogaadinahayaa shaqada aad haysid halkaas kasii wad inshaa Allaah.

    • @najibnajib487
      @najibnajib487 ปีที่แล้ว

      Sxp waxan ahy arday hada raba inu bilaabo jamacada waxan rba ina diyaariyo diploma mrka iso qabo gmailka igaso qabo talo ayan u baahnahay

    • @salmansamir5570
      @salmansamir5570 ปีที่แล้ว

      @@najibnajib487 Haye walaal.

  • @guleidmohamed9794
    @guleidmohamed9794 3 ปีที่แล้ว +2

    waad mahadsantahy Egn , waxan u baahnaa inaad noo soo galisid casharo taxano ah oo ku sahabsan signal and systems

  • @micrajmuzni3587
    @micrajmuzni3587 3 ปีที่แล้ว

    Wax badan aan filayn aan kaa bartay thanks

  • @axmeddahir6487
    @axmeddahir6487 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aniga waxa raba Ina barto soda loo sameeyay wax yabo electric ku shaqeeya talefanda drones computers or tvs e.t.c marka maso hoos gale madadan🤔🤔🤔🤔🤔

  • @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr
    @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr ปีที่แล้ว

    mcn.xisaabta nasoodiyaar.bari haddii alle.idmo

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa wxan ahay engineering electrical

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaan waxaan u baahnahay casharo xidhiidh oo ku saabsan electrons engineering

  • @sadaam5438
    @sadaam5438 3 ปีที่แล้ว

    Computer engineering bal vidoe soo samee thanks

  • @cabdifitaaxxuseenmuuse323
    @cabdifitaaxxuseenmuuse323 3 ปีที่แล้ว

    Sidan oo kale waxn ka dalbyna inad ka so hadasho mechanical engineering mhdsanid

  • @mohamed-ob1fx
    @mohamed-ob1fx 3 ปีที่แล้ว

    Walaalo waxan doonaya in aad ka so hadashid koronto galinta yacni sida gurya loo galiyo korontada iyo siday u shaqeeyan xadhkaha korontada qada
    Waad mahanzantay walaalo

  • @fardowsocalicalifarax6391
    @fardowsocalicalifarax6391 3 ปีที่แล้ว

    Eng'waxaan kaa codsanayaa fiiloyinka korontada iyo saacada watka ᴛʜᴀɴᴋs

  • @barkhadabdalla7652
    @barkhadabdalla7652 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad adoo raali ah kee fiican software engineering iyo electrical engneering

  • @crahmaankhadar1618
    @crahmaankhadar1618 11 หลายเดือนก่อน

    Maxay ku kala duwan yiin electaronic eng iyo electarical eng

  • @kamaalmuhamed2029
    @kamaalmuhamed2029 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad lkn waxaan kaa codsan

  • @abdulkhadirhassan2102
    @abdulkhadirhassan2102 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad c.wahaab aad ayaa u mahadsatay , ustaad electrical engineering cashiradaan tixane nooga dhig thinks

  • @hassanabdiwalihassan1605
    @hassanabdiwalihassan1605 3 ปีที่แล้ว +1

    eng+teacher thank you alot
    aad ban ugu faaidey somtronics laga soo bilaabo f4 ilaa jaamacadeyda siiba casharada kusaabsan electricitga
    thank you again eng

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 ปีที่แล้ว

      Adaa mudan Hassan, aad baan ugu farxay in aad ka faa'iidaysatay janalkaan.
      Eng. Abdiwahab

  • @mahamudibrahim7058
    @mahamudibrahim7058 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal , cashiradii waan la soconay waad yara hakisay goormaa inoo bilaabee.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Mohamud, raali iga ahaada, waan mashquuley. InShallah mar dhow ayaad iga war heli doontaan, Haddii ilaah yiraahdo.

  • @ibrahimgarorow6116
    @ibrahimgarorow6116 3 ปีที่แล้ว

    Wxad nala wadagta halka lga helo bugagta ugu wngsan e engineering

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      JZKH Ibrahim. Linkigaan waa free eng. book.
      www.engbookspdf.com/

  • @LearnEnglishPro.
    @LearnEnglishPro. 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad c/wahaab mahadsanid ustaad casharada coursooyin usamee maado maado

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว +1

      JZKH. InshaAllah waan soo diyaarin doonaa.

  • @nadiiraharun9960
    @nadiiraharun9960 3 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahad santy mcalin

  • @carafaadaxmed6275
    @carafaadaxmed6275 ปีที่แล้ว

    Adigu maxaad bartay walaal

  • @mohameddeik9556
    @mohameddeik9556 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid eng sida fican ee noogu sharaxday qaybaha engineeringka waxan ka codsanya eng casharo power ka iyo sida loo design gareeyo .

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว +1

      JZKH Mohamed, InshaAllah Haddi ilaahey raali ka noqdo waan soo diyaarin doonaa

    • @hawofarah8064
      @hawofarah8064 3 ปีที่แล้ว

      As

    • @hawofarah8064
      @hawofarah8064 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan rabaa macalin ibara korontada mahaysaa

  • @somtech3074
    @somtech3074 2 ปีที่แล้ว

    Qofka rabain uu barto Aeronautical Engineering maxaa muhiim ah inuu sii fahmo teacher

  • @nadiiraharun9960
    @nadiiraharun9960 3 ปีที่แล้ว

    Macalin casharada noosoo badi

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      InshaAllah. Waqti badan ayeey qaadataa, bal waan dadaali haddi ilaahey ii ogalaado.

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 3 ปีที่แล้ว

    engineering electrical ayaa u kala baxa intaa miyaa tusaale wxn anuu ku taqasu say power voteg system kuwa kale ee barta systam yada kale
    Iyo anigu kan bartay ma wxa la isku kaaya yidhaa
    engineering electrical

  • @abdallemaxamed589
    @abdallemaxamed589 2 ปีที่แล้ว

    Usts cashirada inoowad

  • @maxamdqodhob1979
    @maxamdqodhob1979 2 ปีที่แล้ว

    Waxbashada koraada

  • @Theprofessor21
    @Theprofessor21 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsanathy Eng Abdelwahab,
    Telecomunucation Engineering kaso hadal.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      JZKH Abdelaziz. InshaAllah.

    • @yusufcalimuqtaar1688
      @yusufcalimuqtaar1688 2 ปีที่แล้ว +1

      @@somtronics1433 asc injiner c/wahab no sharax Tamarta hawad wind power Ac/DC sida lo sameyo kaso hadal SaaS ayaan rajaynaya in sha alaah iyo radio fm sida lo sameyo inta qalab uu qaato ani go ah Yusuf cali mukhtar khayr allah ku siyo

  • @caydaruusmuxumed218
    @caydaruusmuxumed218 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid Eng

  • @imandaahir9787
    @imandaahir9787 3 ปีที่แล้ว +1

    Macli aad ayad u mahd s.nthy meell an kala so xarirno ama WhatsApp ama gmail ama telegram nala wadaag malin

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      Asc Iman Daahir, iisoo qor email. somtroniks@gmail.com InshaAllah

  • @ibrahimgarorow6116
    @ibrahimgarorow6116 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid Eng sida fican ad nogu fafahisey wan kga mhd celin hya lkn wxa ka.codsana in ad nala wadagto mechanical ado mhsan

  • @saidyusuf2769
    @saidyusuf2769 3 ปีที่แล้ว

    Eng aad ayaa muhadsanthy xaqiiqsii ani wax badan ayaan kafaaiiday somtronics marka waxa ahay arday barta electrical engineering department power system
    Maraka waxa jeclaalahaa in ad kasoo hadasho power system sida transformers iyo dhamaan electrical devices so eng c wahaab thanks.

    • @hodanaden5712
      @hodanaden5712 3 ปีที่แล้ว

      Ani hadaa bartaa

    • @abdurahman3034
      @abdurahman3034 3 ปีที่แล้ว

      Asxapey jamcadahee bixi dalkana adinkoo mahad san

    • @hodanaden5712
      @hodanaden5712 3 ปีที่แล้ว

      @@abdurahman3034 melkaste walagu bartaa ayaan umalaynayaa ani Austria joga oon kabartaa wllo

    • @abdurahman3034
      @abdurahman3034 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanaden5712 wllo wxyaabo ka waydiin lahaa ee meel kala so xiriiro ii sheg ado raliya...?

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      somtroniks@gmail.com

  • @nabihahanti8711
    @nabihahanti8711 2 ปีที่แล้ว

    electronic engineerinf

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad isma lihi cid channelkan iga soo horaysay ba jirta ma aqaan lkn cilmi badan ban ka bartay arduino uu ka kaw yhy meel aan kala soo xariiro iso qor

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      JZKH Sami. somtroniks@gmail.com

  • @axmedcumar478
    @axmedcumar478 2 ปีที่แล้ว

    Makacyada furayaasha

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan ahaa ingner dabaqyada galiyax

  • @abdilaahijaama1107
    @abdilaahijaama1107 2 ปีที่แล้ว

    solar eng rabaa

  • @maxamedaxmedmaxamedguuled3098
    @maxamedaxmedmaxamedguuled3098 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxan raba inaad ishegtid meshanka helilahaa cilmiga

  • @ama-rc4kr
    @ama-rc4kr 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid eng

  • @kamaalmuhamed2029
    @kamaalmuhamed2029 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaa codsan lahaa inaa kasoo hadasho waxa u dhaxeeyo computer engineering iyo software engineering

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 2 ปีที่แล้ว

      Asc Xabiibo, Inshalaah waan soo diyaarin doona. Aad beey isugu dhowyahiin labada sano hore, waxey wax yar ku kala duwan yahiin sannadka 3aad iyo 4aad. Waan ku faraxsanahey in aad daneyneeso maadooyinkaa oo mustaqbil fiican leh haddii aad barato inshaAllah.
      Eng. Abdiwahab
      SomTronics

  • @marwa8146
    @marwa8146 3 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha may qaddan karan hady donyn

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Marwa, haa weey qaadan karaan. Shirkadaha ugu waa weyn aduunka, hablaha ayaa ugu badan engineeringka. Waan ubahanahey gabdhaha somaliyeed in eey bartaan engnieeringka. Xisaabta ku dadaal InshaAllah.

    • @sadaammohamed845
      @sadaammohamed845 3 ปีที่แล้ว

      Haa wll waad baran kartaa aniga hadda electrical baan bartaa waxaana ila barta gabdhaa kamid ah waana muqdisho marka hadaad ka hesho kuliyadahaan haka cabsan🙏

  • @yakubkadar1007
    @yakubkadar1007 3 ปีที่แล้ว +1

    Please digtal noo so badi

  • @cabdiraxmaanciise1284
    @cabdiraxmaanciise1284 2 ปีที่แล้ว

    Asc engineere sidee kubara karaa alectrical engineering

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 ปีที่แล้ว

      Asc Cabriraxman. I soo qor email somtroniks@gmail.com, si aan ku ogaado meesha aad marayso waxbarashadaada, aan kuu siiyo fikrad tayo leh.
      Eng. Abdiwahab, Somtronics

  • @Abdullahi2741
    @Abdullahi2741 3 ปีที่แล้ว

    Mechanical engineeering kasoo hadal

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      JZKH Aqiil, Waa casharka soo socdo InshaAllah. La soco.

  • @nagib360
    @nagib360 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay Electrical eng waxaa anjeclahay inaan kulaso xidhidho emailkaga ii reeb thsnks

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 2 ปีที่แล้ว +1

      somtroniks@gmail.com

    • @axmeddahir6487
      @axmeddahir6487 2 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 Ustaad aniga waxa raba Ina barto soda loo sameeyay wax yabo electric ku shaqeeya talefanda drones computers or tvs e.t.c marka maso hoos gale madadan🤔🤔🤔🤔🤔

  • @AbdirahmanHAhmed-wl3ks
    @AbdirahmanHAhmed-wl3ks 3 ปีที่แล้ว

    Walaal biomedical ka waran

    • @somtronics1433
      @somtronics1433 3 ปีที่แล้ว

      InshaAllah Abdirahman. Waqti ayuu qaadanaaya. Ilaahey ha noo fududeeyo

    • @AbdirahmanHAhmed-wl3ks
      @AbdirahmanHAhmed-wl3ks 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 amiin walaal pls aad iyo aad bal ka soo waran waxan raba in aan barto

  • @abdinasirsiyadcasirsiyad7254
    @abdinasirsiyadcasirsiyad7254 3 ปีที่แล้ว

    khayr fara badan allaha ku siiyo Macalin