Baro Thevenen Theorem - Casharkii 14aad Qeybtii 1aad Af Somali - Part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaa waxuu ku saabsanyahey Thevenin's theorem. Waxaad ku baran doontaa sida loo isticmaalo, waxaan idin tusi doonaa tusaalooyin tayo leh iyo simulashin (Circuit simulatiion).
    Thevenin's theorem faaiido badan ayuu leedahey, waxeey kuu fududeenayaa kakanaanta falanqaynta serketka.
    Waxaan rajeenayaa in aad ka faiideysataan.
    In this video, the thevenin's theorem is explained. You will learn how to use thevenin's theorem with examples and simulations.
    Thevenin's Theorem is very useful theorem, you can replace the entire linear circuit by the Thevenin's equivalent voltage source in series with Thevenin's equivalent resistance across it's terminal.

ความคิดเห็น • 11

  • @craximmustafe3576
    @craximmustafe3576 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks a lot

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 4 ปีที่แล้ว

    Eg c wahab aad iyo ad bad u mahad santahay macali n sida fiican ee aad no fahan sisay cilmiga korontada jazaaka LLah khara Allaha kuxafido Eg.c. in Sha Allah

  • @idirisguudleguudle9405
    @idirisguudleguudle9405 2 ปีที่แล้ว

    Waa cilmi aad uwanagsan mahad sanid

  • @dayipmohamed8008
    @dayipmohamed8008 4 ปีที่แล้ว

    thank you so much

  • @husseinhajiyabarow3134
    @husseinhajiyabarow3134 4 ปีที่แล้ว

    Asc ustd waxaan kamid ahay ardayda ka faaidey cashiradaada electiga waxaan kaa codsanaayaa inta aan isbuuca kale lagaain
    In aad norton theorom iyo millmans noo soo baastid

  • @somalivideoproduction4017
    @somalivideoproduction4017 4 ปีที่แล้ว

    Casharkaan qaybihiisa labaad noosoo gali ustaad

  • @AliAhmed-zs3sl
    @AliAhmed-zs3sl 4 ปีที่แล้ว

    JZKLH Macalimu waxaan ubaahnaa Circuit simulation-ka aad isticmaleyso iisheg magaciisa?

  • @saleebaanmbchannel9565
    @saleebaanmbchannel9565 4 ปีที่แล้ว

    Wll cashiradaan links kiisa mahelaayaa