Baro Node, branch, iyo Loop Casharkii 12aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waxuu ku sharxi doonaa, sida eey isugu xirmaan serketka (Circuits), sida Nod (Node), Laan (Branch), Wareeg (Loop), Wareega Xorta ah, iyo waxa looyaqaano Mesh.
    Waxaan kalo sharxi doona, Network Topology. Waxaan idin siin doonaa tusaaloyin tayo leh.
    In this video basic circuit terminologies like Node, Branch, Loop/Independent Loop, and Mesh are explained with examples. It will also include Network Topology discussions with formula how to calculate Branches.
    #Node #Loop #Mesh #Korontada #Electricity #Physics #AfSomali #Fisikis

ความคิดเห็น • 8

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin wax badan ayaa ka faa,iday cashirdaada, Mahadsanid in badan

  • @mohamettmagan5108
    @mohamettmagan5108 4 ปีที่แล้ว

    Horay usoco macalin

  • @yusufcalimuqtaar1688
    @yusufcalimuqtaar1688 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc engineer c/wahab markle waxan kaa codsanayaa inaad ishegdo qalabka drone mesha Lagu gado dhaman qalabka daronka waxan raba inaan sa meyo quadcopter waxan ka le kaa codsanaya inaad lambark kaso qorta casharka dhexdis
    Waxan joga magalada baydhoba
    si an kula so handlo call ahan
    Qiimaha oo dhan meqa waaye
    magalada baydhabo lagu ma gado qalabka daronka
    100%70 waan fahamay casharadaada
    52 cashar ayaa so dejisaday
    Masha alaah injiner cabdiwahab
    Alah ha ku xafido khayr alaah kusiiyo gar ahaan xafada holwadaag.

  • @mokhtarmohamudalasow6315
    @mokhtarmohamudalasow6315 5 ปีที่แล้ว

    Keep work somtronics AAD uLa soCda

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 ปีที่แล้ว +1

    Node( bar kulan). loop( mareeg)

  • @ayuubismail3615
    @ayuubismail3615 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin.
    Mcln codsi ayaan wataa hadfii aad awoodid haddii aad awoodid, waxaad noo soo diyaarisaa casharo Ku saabsan transfomer, transistor, iyo dhamaan qalabka electronicska haddi aad awoodid macalin waanan kula socda macalin. Mahadsanid

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 หลายเดือนก่อน

    Hello engineer cabdi wahaab

  • @amirodegoh1013
    @amirodegoh1013 5 ปีที่แล้ว

    Thnk u sir for u suggestion👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻 help us ur gmail🤗