Baro DC Power supply Qaybtii 1aad Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Casharkaan waa qaybtii kuwaad waxaad ku baran doontaa sida elektiroonigga DC Power Supply u shaqeeyo. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh sida ugu dhib yar aad u dhisi laheyd DC Power supply. Waxaan kalo ku tisi doonaa sida aad u isticmaali lahey electronic simulation. Waxaan rajeenayaa in aad ka faa'iideysataan.
    This lecture is part one of two part series. This lesson you will learn how to design and work with electronic DC Power Supply. I will show you some quality examples of how to easily build a DC Power supply. I will also show you how to use electronic simulation. I hope you take advantage of it.

ความคิดเห็น • 51

  • @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr
    @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr ปีที่แล้ว

    mansha alle.hakuxiftiyo

  • @inashabukar4833
    @inashabukar4833 3 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsantahay Masha Allah ustàdi ajar allaha ka siiyo si qurxan oo tafatiran ayaad noogu sharaxday waaba ku warersanaay

  • @wmursai
    @wmursai ปีที่แล้ว

    Wlhi bro all wan fahmay maku dhihi karo lkn wax un wan ka fahmay I like qaabka ad u sharaxayso iyo sida aad ukala dhigtay waxan umalaynaya haddi marar badan ku so ceshto inan fahmi karo
    Thanks Ustad 👏

  • @abasjama9331
    @abasjama9331 3 ปีที่แล้ว

    MashaaAllah , waa cashar qiimo badan, Allah ku xifdiyo

  • @liibaansiyaaso1397
    @liibaansiyaaso1397 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mr. C/wahab

  • @fududeyeinstituteoftechnol9956
    @fududeyeinstituteoftechnol9956 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustadii 100%
    Ustadii halmar mano samey karta cashir Solar + bomp iyo asogo biyaha kaso saro wabiga

  • @abdimahad7345
    @abdimahad7345 2 ปีที่แล้ว

    Thanks you my dear teacher

  • @nadiiraharun9960
    @nadiiraharun9960 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macalin

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 2 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher

  • @abdishaakir1758
    @abdishaakir1758 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad 👍

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Abdi Shaakir, you are welcome. Keep watching InshaAllah

  • @maxamuudsheexo6205
    @maxamuudsheexo6205 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad alle haka abaal mariya wax badan baa noo faa,idaysaye

  • @sadaamxuseenguudle8634
    @sadaamxuseenguudle8634 3 ปีที่แล้ว

    Eng Abduwahab aad ayaad u mahadsantahay ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin alle hakaa siiyo in.sh.llh

  • @abdisalaamtaatiko4372
    @abdisalaamtaatiko4372 2 ปีที่แล้ว

    Zxp wa ku mahadsantahay

  • @cabdisamadmaxamed9216
    @cabdisamadmaxamed9216 ปีที่แล้ว

    M.a Allah ustad

  • @alinoorsanyare1271
    @alinoorsanyare1271 3 ปีที่แล้ว +1

    thanks ustaad transformers iyo motors say u shaqeeyaan naga dhis insha allah

  • @wmursai
    @wmursai ปีที่แล้ว

    🤤

  • @maxdaah8894
    @maxdaah8894 3 ปีที่แล้ว

    Thankz

  • @user-bt2pw1gg2x
    @user-bt2pw1gg2x 3 ปีที่แล้ว

    جزاك اللهُ‎ معلن

  • @electricnotes1324
    @electricnotes1324 3 ปีที่แล้ว

    Thanks prof

  • @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr
    @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr ปีที่แล้ว

    marliya.nooga.hadalcashar.nagusii.marwaxad haddii.alle.nafanooday

  • @abdikafi7345
    @abdikafi7345 3 ปีที่แล้ว

    Ustaadi waa mahad santahy suurta gal matahay casherada in lugusoo daro kuwo biomedical ah

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      InShallah Abdi Kafi. Make dua for me.

  • @ahmedabdullahi5530
    @ahmedabdullahi5530 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad kn waxa an codsanaynaa in aad group what's up noosameeyo si aan wax ukala faa iidaysano all mahadasanidiin

  • @abdulmiresalaad8295
    @abdulmiresalaad8295 2 ปีที่แล้ว

    Eng Abdiwahab aad baa umahdsntahay maila wadaagi kartaa Circuit Diagramka aalada aad uisticmashay AutoCAD miya mise Maltizam

  • @saynis24
    @saynis24 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad ma noosheegi kartaaa Appka aad kusawirayso circuit ka adigoo raaaliya??

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      everycircuit.com

    • @saynis24
      @saynis24 3 ปีที่แล้ว

      Waa mahadsnthy ustaad

  • @mayowaxmid2033
    @mayowaxmid2033 3 ปีที่แล้ว

    maclin casharadaada waa muhiim lkin videogaaga wuu dheer yahay waxa fiican 8/10 daqiio 27 daqiiqo waa laga caajisaa maclin adiga waa lasocotaa naf iyo shaydaan ayaa dad laxiriira fadln noosoo gaabi videoga mahadsanid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Mayow, casharada qaarkoo weey suurtoobi kartaa, qarqood oo adag sida loogu sharxi lahaa afsomali weey dheeraadaan. Haddii uu english ahaan lahaa weey suurtowdaa in la soo gaabiyo. InshaAllah waan ku fahmey fikradaada, waana ku dadaali doona. JZKH.

    • @mayowaxmid2033
      @mayowaxmid2033 3 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433 wcs maclin inshaa allah allah hakugu garab galo

  • @qaalibhassankarsey3178
    @qaalibhassankarsey3178 3 ปีที่แล้ว

    Asc eng aad baan kuugu mahadcelinayaa ...
    casharada ma dheero waa sidii ugu fiicnayd ee wax lagu fahmi karo ninkaa yiri vedioska way dheer yihiin kuma raacsani

    • @mayowaxmid2033
      @mayowaxmid2033 3 ปีที่แล้ว +1

      waa mahadsanthy wll

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Qaalib Hassan, aad baad u mahadsantahey Jawaabtaadi. Weey adagtahey sida ugu fiican ee loo sharxi karo electronics ama electricity, waa maado adag, siiba sida loogu sharxi lahaa Somali, maadaamo afkeena hooyo uusan weli u bisleen ama laheyn erayo aan anago isticmaalno ama aan alifney oo fudud oo qokasto Somali ah fahmi karo. InshaAllah dhalanyarada danbe ayaa shaqo fiican ka qaban doonto. Aniga dhinaceyga ayaan waajibkeyga gudan doonaa. Waad mahadsantahey.
      Eng Abdulwahab, SomTronics

  • @abdullaabdikarim2455
    @abdullaabdikarim2455 3 ปีที่แล้ว

    Programka aa isticmalosid magacis??

  • @muxiyemedia3287
    @muxiyemedia3287 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad xagee labarkaga laga helaya

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Muxiye, Iisoo dir email. somtroniks@gmail.com

    • @muxiyemedia3287
      @muxiyemedia3287 3 ปีที่แล้ว

      0634928870
      Kaasa iga soqabo

  • @muuseaadan9674
    @muuseaadan9674 3 ปีที่แล้ว

    Thanks u teacher