Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
  • 246
  • 317 676

วีดีโอ

Dahabkii marka haysato mudo intee ka faida? Rasamal mise xarago?? Meeqa faiday mise wan qasaray?
มุมมอง 3Kวันที่ผ่านมา
#dhiirigelin #savings #budget #like #share #subscribe
Make up raqiis/affordable ah oo ficaan. Waxa qaaliga ahi ma ka fican yahay raqiiska? # is qurxin
มุมมอง 69314 วันที่ผ่านมา
#dhiirigelin #savings #like #budget #subscribe
Arin yaab leh, $120,000 oo lalush sii dembi logu helin.
มุมมอง 44521 วันที่ผ่านมา
#like #share #savings
Yaa dilay police in Minneapolis ? Somalida ma iyaga is dilay?? Dhibatada iyo crimes in MN
มุมมอง 6K28 วันที่ผ่านมา
#like #share #subscribe
Friday iyo Faido Bishii May saving challenge, Ha dhayalsan lacagi waa lacag. Live intentionally💵💵
มุมมอง 60628 วันที่ผ่านมา
#dhiirigelin #savingschallenge #budget #like #share
Ninkaygii aan Africa ka kenay oo lacagtaydii oo dhana siayay wuu iga tegay
มุมมอง 646หลายเดือนก่อน
Ninkaygii aan Africa ka kenay oo lacagtaydii oo dhana siayay wuu iga tegay
Organize garee lacagtada,, Maraynta dhaqalaha #Uu qaybi waxa ku muhim ah
มุมมอง 1.1Kหลายเดือนก่อน
#dhiirigelin #budget #savings #subscribe #share
Kharashkaga ma ka badan yahay lacagta ku soo gasha? Sidee wax uu qorshaynaa?? 💵💵
มุมมอง 1.4Kหลายเดือนก่อน
#dhiirigelin #like #share #savings #budget
Hani Maxa loo xidhay? Ku dedal cafimadkaga #Mental illness is a real ha dhayalsan
มุมมอง 2.1Kหลายเดือนก่อน
#mentalhealthawareness #stigma ha la joojiyo
Friday iyo Faido saving challenge, meeqa baynu save gareynay??
มุมมอง 509หลายเดือนก่อน
#dhiirigelin #like #savings #budget
Noloshada marka bedesho ha ka filaan in dadku oo dhan ku tageran #Noqo qofka rabtid
มุมมอง 728หลายเดือนก่อน
#dhiirigelin #like #share #subscribe #savings #budget
Emergency Fund marka inflation dhacdo maxa sameeya? Saving malin bad uu baxsan
มุมมอง 7982 หลายเดือนก่อน
#dhiirigelin #like #share #subscribe #savings
Shakhsiyada vs Dabecada, qof dabecad/shakhsiyad xun ma lala dhaqmi karaa??
มุมมอง 5632 หลายเดือนก่อน
#dhiirigelin #like #share #subscribe
Saxiib xaan iyo Dembi badan sidee ula xajoon?
มุมมอง 1.1K2 หลายเดือนก่อน
#dhiirigelin #like #share #subscribe
Dhiirigelin wer wer lacag iyo saving la,an ka bax oo ku nolow simple iyo xasiloni
มุมมอง 2.2K2 หลายเดือนก่อน
Dhiirigelin wer wer lacag iyo saving la,an ka bax oo ku nolow simple iyo xasiloni
Dhiirigelin Naftada iyo dadkii ku soo dhibay/xumeyay miyaa Noloshada dib uu dhigaya??
มุมมอง 5563 หลายเดือนก่อน
Dhiirigelin Naftada iyo dadkii ku soo dhibay/xumeyay miyaa Noloshada dib uu dhigaya??
Sadexdani ma ka mid yihiin sababta aad saving/kayd uu Yelalan wayday?
มุมมอง 1.3K3 หลายเดือนก่อน
Sadexdani ma ka mid yihiin sababta aad saving/kayd uu Yelalan wayday?
Waa maxay goal kagu Ramadanta? 30 malmod keliya haysanaa ma ka faidaysan karnaa???
มุมมอง 5393 หลายเดือนก่อน
Waa maxay goal kagu Ramadanta? 30 malmod keliya haysanaa ma ka faidaysan karnaa???
Dhiirigelin Friday iyo Faido February saving challenge meeqa save gareynay??
มุมมอง 6223 หลายเดือนก่อน
Dhiirigelin Friday iyo Faido February saving challenge meeqa save gareynay??
Hurdadii ayan ka kacay marku Ninkaygii lacagtii oo dhan qatay,( qiiso Part 1)
มุมมอง 2.5K4 หลายเดือนก่อน
Hurdadii ayan ka kacay marku Ninkaygii lacagtii oo dhan qatay,( qiiso Part 1)
Baaro Quran online adiga oo gurigaga jooga ilmaha iyo dadka wawaynba.
มุมมอง 1334 หลายเดือนก่อน
Baaro Quran online adiga oo gurigaga jooga ilmaha iyo dadka wawaynba.
Emergency Fund Faiadda muxu yahay? Baryo badan iyi Bahi badan waa la isku nacaa
มุมมอง 1.6K4 หลายเดือนก่อน
Emergency Fund Faiadda muxu yahay? Baryo badan iyi Bahi badan waa la isku nacaa
Two families budget koodi Kenya 🇰🇪iyo Garowe🇸🇴💵💵
มุมมอง 9614 หลายเดือนก่อน
Two families budget koodi Kenya 🇰🇪iyo Garowe🇸🇴💵💵
Meeqa adeega kugu filaan? Family size muhim miyaa?? Xisabi xiil ma leh hadan la xumayn
มุมมอง 1.6K4 หลายเดือนก่อน
Meeqa adeega kugu filaan? Family size muhim miyaa?? Xisabi xiil ma leh hadan la xumayn
Ma ogtahay Mesha Daciiif ka tahay? Wanagu waa hanti ma gurta ah. Be a better person malin kasta
มุมมอง 9524 หลายเดือนก่อน
Ma ogtahay Mesha Daciiif ka tahay? Wanagu waa hanti ma gurta ah. Be a better person malin kasta
Dhiirigelin Alabta iyo xafashka maxay ina yelaan? Welcome to Nolol simple ah oo anan buq lahayn
มุมมอง 1.4K4 หลายเดือนก่อน
Dhiirigelin Alabta iyo xafashka maxay ina yelaan? Welcome to Nolol simple ah oo anan buq lahayn
Dhirigelin First 2024 Friday iyo Faido, Meeqa save gareyn kartaa 2024? Ha dhayalsan💵💵
มุมมอง 1.4K5 หลายเดือนก่อน
Dhirigelin First 2024 Friday iyo Faido, Meeqa save gareyn kartaa 2024? Ha dhayalsan💵💵
Sidee lacag ku save gareyn karta Nolol ficana ugu Nolan karta adoo codhidhi is gelin??
มุมมอง 1.3K5 หลายเดือนก่อน
Sidee lacag ku save gareyn karta Nolol ficana ugu Nolan karta adoo codhidhi is gelin??
Qofka aad tahay ma Taqanaa? Naftada ma is barateen? Get to know yourself
มุมมอง 1.4K5 หลายเดือนก่อน
Qofka aad tahay ma Taqanaa? Naftada ma is barateen? Get to know yourself

ความคิดเห็น

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c 3 วันที่ผ่านมา

    Nadiya qurux badan masha allah allah ku xafido tala fiican baad siisay ani hada 2016 baa meherkeygi oo 30garaama la isiiyay waan gaday lacgtii boos baan siistay marka 650dolar jogay manta waa 5000 oo dolar kawaran

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah habibti ilahow ku barakee, dhulku waa caynka wuu ka kaca oo waa wax mar walba loo bahan yahay, lakiin dahab ma ahaa bağı waa rabitaan. Thanks habibti❤️❤️

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i 4 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanidon gabdjahena

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i 4 วันที่ผ่านมา

    Waryaara gabdho walasheen liketa usara o usher gareya kanalka mel fog garsiya subscribka usara wax muhimay onosogidbisaa

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i 4 วันที่ผ่านมา

    Masha allah alla hakubarakeyo walale

  • @awilali6102
    @awilali6102 4 วันที่ผ่านมา

    Baro dhaqaalahu waa dantaade baahidu waa cadawga aadanaha dhamaantiod Mahamaha carabiya aya tidhaahada Qofku hadu baahado .wuu busaradaysta hadu busaradaystana wuu baahada Hadu baahadana dadnimadiisi ayaa baabada

    • @awilali6102
      @awilali6102 4 วันที่ผ่านมา

      Sheeko ayaan idin lawadaagaya Gabadh laqabo ayaa oday geedu wuxu ahaa maalqabeen 5 bakhaar oo balaadhan buu laha iyo busness kele Kadib wuu dhintay Gabadhi baa lagu yidhi mahaysan karta.maye iibiya ayay dhahaday

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad runti bahidu waa xanuun wayn , dadnimadad iyo kalsonidada dishaa. Thanks walal❤️❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 วันที่ผ่านมา

      Oo ma ibisay markaa? Tolow maxay uu haysan wayday malaha business banan aqoon oo way ka baqday. Thanks walal ❤️❤️

  • @awilali6102
    @awilali6102 4 วันที่ผ่านมา

    Adeega kaydso somtel Garac *232# Kadib dooro 1 Mudada dooro 1 bil 6bilood 3sanad Sanadbaa ubadan

    • @user-mr1bq2vf1k
      @user-mr1bq2vf1k 3 วันที่ผ่านมา

      Abooyo Ma intad kushubata mise marwalbo waxaad heshad kushubankarta

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah waa sida gabadha ii shegtay, oo walal ma sanad baa ugu badan? Thanks ❤️💔

  • @awilali6102
    @awilali6102 4 วันที่ผ่านมา

    Somalidu waxay tidhaahada Fud latuuray masoolaabto Dadaala dumaroow

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 4 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah waa guul naadiya nuura ❤

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 4 วันที่ผ่านมา

    Dahabka iyo lacagta kaashaa oo guriga la dhigto waa halis akoonka ka ficaan waliba gabdhaha Africa joogo iyo Somalia. Aad buu u anfacaa.shirkadaha Somalia dhamaan waa leeyahiin akoon waliba telephone kaada waad kala socon kartaa. Hadaad rabatana waad xiran kartaa. Xiligaad rabto baad ku xiraneeysaa.

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 3 วันที่ผ่านมา

      Maxaw Halis ku yahy abaayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah wadankii waa hormary, Waa run waa Qatar guriga la dhiigo.Waa taalo ficaan thanks macanto ❤️❤️

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 4 วันที่ผ่านมา

    Walashay waxad ku tiidhahdo account sameeyso lacagta aad ku kadiiso

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 4 วันที่ผ่านมา

    Please like aynu ugu dadalno walasheen

  • @Hawo-lula
    @Hawo-lula 4 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤

  • @kariimabilan469
    @kariimabilan469 4 วันที่ผ่านมา

    Asc walaashey ❤ jumca Mubarak mahadsanid swbtoo waxaa ku liiwaanay latalintaa quruxbadan mahadsanid waxa kaweeyn hadeey jirto waa ku dhihilahaay. Wlhi qalbiga kaa.ogsoon abaayo ❤❤❤ nolasha kuma xumeeyso . Aaqirana janno insha Allah

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 วันที่ผ่านมา

      Ws wr wb, macanto Waa mahadsan santajy khair badan Allah ha ku siiyo, Ameen macanto. Thanks❤️❤️❤️❤️

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 4 วันที่ผ่านมา

    Run baad sheegtay abaayo

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 4 วันที่ผ่านมา

    Qalbiga allah u qaboojiyo laakiin marnaba nin ma dhoofiyeen

  • @ruuni2
    @ruuni2 5 วันที่ผ่านมา

    aniga leyma qabo lacag waxan ku shaqeya 450$ ugu yaran qurbo ayan joga familkan somali bey jigan ugu yaran 7 sano kun mel ima dhig min maqano sababta bilka aniga baxiyo famila ijar bey ku jiran ciyal yar yar noma jogo marka hoyo iyo abe laga saro 3 bey guriga ku joga 5 qof waweyn malin iyo bil kasto na lacago an xisab ku darsana bixiya wax mel ima dhigmo wlhi wan yabanahay 🥺

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 วันที่ผ่านมา

      Macanto wax ka dhiigo ma ogin wax inagu dhacaya, hada xanunsato . Biil goan uu qor oo adna wax save gareyso biil kasta Insha Allah. İs bedel samee inaga qurbo jogtaa oo ka hawl badan iyaga. Thanks ❤️❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 7 วันที่ผ่านมา

    Absolutely busnis ku wu baraka badan yahy anaa samayn jiray hada ka hor alabta guriga lagu gado then busy mom bn noqday lkn hadan dib u bilaabayaa naadiyay shukran for your tips wll

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 วันที่ผ่านมา

      Haa macanto Allah baa barakeeya dhulkuna waa kayd ficaan oo loo bahan yahay. Thanks❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 7 วันที่ผ่านมา

    Wcs wllshy Nadia qali waku ficanahay adna sidaa iyo si lamida ku rajaynayaa Ha Dahabki cirkuu galay wa runta barigaa lacagtu xita qimay lahayd dollar ka iyo riyal sucuudiguba Is badal ka lacagta saaidadiba liqay dhulka dahabka ka faida badan kana quality fican Labadaba in layska gata fican waliba dhulkan ku dhiri galin lahaa dumarka aan anigu kow ka ahy

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah macanto, Haa wax kasta waa kaceen hada, dhulku waa hanti ma guro ah dadku a bağı uu qaban oo aan dhaman. Iyada dahabka ka faido badan. Thanks ❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 7 วันที่ผ่านมา

    Wcs wllshy Nadia qali waku ficanahay adna sidaa iyo si lamida ku rajaynayaa Ha Dahabki cirkuu galay wa runta barigaa lacagtu xita qimay lahayd dollar ka iyo riyal sucuudiguba Is badal ka lacagta saaidadiba liqay

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 8 วันที่ผ่านมา

    Kawaran hooyoyinka ilmaha yaryar haysta oo cid ushaqaysa haysan iyo dadka Cash 💵 ka bank 🏦 iskadhigta wax tala malohaya dadkaas

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 วันที่ผ่านมา

      Haa macanto always options baynu haysana, dhiib ma laha ilmaha Allah ha kula koriyo iyaga wax kasta ka muhimsan ee, hada guriga waxba ku gadi karin, lacagta bank taala waxba kuma dhalayso hada haysato emergency lacag ah inta kale investment ma samayn kartaa hada qurbo jogto?? Hadi kalana ururso malin bay wax ku qaban. Inkastoo aan ka jeclan lahaa in lacagtasi lacag ku dhasho. Isku day inaa qayb dhul ku gadato haday surta gal tahay. Hadi kalena malinta uu diyar garowdo lacag bad haysata waxa donto ku qabsan karto Insha Allah so mar walba faido bad qabtaa. Allah ha ku siyadiyo qaali. Thanks ❤️❤️

  • @user-xf4yd4ws9i
    @user-xf4yd4ws9i 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @marianahmed5331
    @marianahmed5331 9 วันที่ผ่านมา

    Sis waa qalad warkaagu 10 sano iska dhaaf 30 sano kahor ma aheyn 20grm 200 dlr si fcn u baar

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 วันที่ผ่านมา

      Miyad ila jogtay markan gadanayay waa yaabe wadiga leh waa khalad warkagu? 10 ma odhan dhowr iyo toban sano or ka ka badan ban idhi . $200 bana la igu kenay. Wax anad ogayn la ıiskama yidhajdo.

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 10 วันที่ผ่านมา

    Salam sister, I heard buying gold bars have more value than gold jewelry. When you sell it back it’s the same price as the purchase. Can you look into that.

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 10 วันที่ผ่านมา

    Asc Naz axmed ayaa fashion gada oo ayaga camal waa raqis

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 9 วันที่ผ่านมา

      Ws wr wb, Macanto dukan miyaa dahab gada? ❤️❤️

    • @miskiin236
      @miskiin236 7 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Online bey ku gadaa,waa gabadh Canada degan laakiin ma aha dahab run ah.

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @hm-vs7kd
    @hm-vs7kd 11 วันที่ผ่านมา

    Jazakumullah qeyran Abaayo. Waa talo wanaagsan. Aniga 48 gram baan haystay. Kenya baan soo dagay. Waan u baqay markaa in shaqaalo xado. Meeshan shaqaalaha ayaa dumarka somalida ka xada dahabka. Marka waa iska iibiyay. Somalia ayaan hal boos uga gatay. Waxaan rajeynayaa in aan ku faaido insha Allah

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 9 วันที่ผ่านมา

      Waa maqlay in Kenya la is xado, macanto Hambalyo 👏👏 sii fican heshay boos waa fican yahay waa hanti, dhulku wana kacaa so mar kasta waa faido wayn. Allah ha ku siyadiyo. Thanks ❤️❤️

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 11 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah waa waxa aan. Ku faaiiday talooyainkaaga jazaakallah qeyr

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 11 วันที่ผ่านมา

    Abaayo ganacsi see u sameyaa sacuudi carabiya joogaa xogaa baan aruuriyay intaan kula socde talo dahabna ma iibsan xataa fasgeys Hal koorbaan heystaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 9 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah Allah ha ku barakeeyo habibti,,Macanto sucudiga waba mesha allaboyinka laga keeno, wadankii ma ku noqota oo ma baxdaa? Ama qof amina hada taqano ma uu uu diri kartaa alabo oo soo gada? ❤️❤️

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i 11 วันที่ผ่านมา

    Lacag nagima ahan walalalyal iyadana waxbu utarayaa dadkena wax ino fa ideeya maxan ugala bakhaylaynaa gabadha mel fican garsiya

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 11 วันที่ผ่านมา

    Dubai 60 dollar baa lagaga celin usa dahabka heliska ah Ileen waa la isku dhacaa cusaybkaba 71 ilaa 72$ 10$ dollar difference u dhaxeeya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 9 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah way fican tahee, meshan waa la isku dhacaa so celiska, $72 waale? Waa yaab way halkan qaali, malaha soo qadida iyo waxa ku darayan. Thanks love❤️❤️

  • @user-zl5cw5qi3i
    @user-zl5cw5qi3i 11 วันที่ผ่านมา

    Masha allah walaal alla hakubarakeyo

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 11 วันที่ผ่านมา

    Ciid wanaagsan kulu caam wa antum biqeeyr

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 วันที่ผ่านมา

    Asw, Jumcah mubarak, ayamı baynu kala maqnayn sidee tihiin my lovely people? Khair badan ayan idin rajayn. Thanks ❤️❤️

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s 12 วันที่ผ่านมา

    Iinshalah waxan bilabaya bishan inaa wax aruriyo iso duceya sanatka cusub hadii an garo ilahay cimriga igarsiyo waxan rajeynaya isbadal

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 9 วันที่ผ่านมา

      Insha Allah wad gadhin macanto Allah ha ku fududeyo. ❤️❤️

    • @user-tl9xq3wd3s
      @user-tl9xq3wd3s 9 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 amiin abyo

  • @Munashorta9292
    @Munashorta9292 17 วันที่ผ่านมา

    Asc walalo dukaankee baad ka soo iibisay qaali mareyka ayaan joogaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 17 วันที่ผ่านมา

      Ws wr wb, Macanto target ugu raqiisan , ultra beauty way ka qalisan tahay lakiin more options haysata. Walmart wax badan ma hayo, so aniga L’Oréal target ka soo gaday lipstick, lip liners and lipgloss ultra qimaha ku was elf waa isku mid. Thanks qaali❤️❤️

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow ubdkiiso ubatay iyo xolohiisa oo batay iyo islantiiso sugeysa ilaahow ku sin yarab ilaahow danbigiisa dhaaf ilaahayo janadii ku cazuun yarab waqtigiisi dhibka uu somaray yaarb kheer aduun oo dhan ugu badal yarab

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 17 วันที่ผ่านมา

      Ameen macanto❤️❤️

    • @user-bs3wt4ez3c
      @user-bs3wt4ez3c 17 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 xabbti comtigan waxan u waday MM somali tve odayga miskiinka 15sano xirna ma argtay nadiya quruxbadane aan uduceeno carafada bari insha allah qali adna wan ku soduceen adna noso ducee

  • @DaahircabdulahicumarShaamshaam
    @DaahircabdulahicumarShaamshaam 18 วันที่ผ่านมา

    Alxamdu lillaah naadiyaay aniga mak up ma marsado xatee hadaan aroos usocdo qof cadna ma ihi arooskeeyga ayàay idambaajiyeen

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 17 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah macanto make up muhiim ma ahaa, natural ka ficaan umana bahnid hawsheda iyo kharashkeda. Dumar Banu nahoo is nashnash Banu intena badan iska jecel nahay. Thanks qaali❤️❤️❤️

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 18 วันที่ผ่านมา

    Asc wllo qli L’Oréal waa in baycott lagu sameya walalehen falastin dartod ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 18 วันที่ผ่านมา

      Ws wr wb, Oo macanto habarqaboyin ma ku jireen kuwii Israel tagersana?? Maba ogayn. Thanks macanto beelo wax danbe ha ka gadato. ❤️❤️

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 18 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haa app NO la dhaho ba jira kaas so dagsada asaga ka helesan alaabta yuhud oodhan

  • @bahdondaniel121
    @bahdondaniel121 22 วันที่ผ่านมา

    Waar somalida gangstarka ee boliska toganeysa, waa iin gabigoga mogadisho going back .

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 22 วันที่ผ่านมา

      Lol sow xagaba dadka diili mayaan walal, ilahay ha ina wada hadeeyo dhiib badan baa qurbaha ka tagan ee. ❤️❤️

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 22 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey caruurteena habad baadiyo

  • @AboudiM
    @AboudiM 24 วันที่ผ่านมา

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-sk6gj9mx1z
    @user-sk6gj9mx1z 24 วันที่ผ่านมา

    Thanks you sister❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 24 วันที่ผ่านมา

    Keep going❤❤🎉🎉

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 25 วันที่ผ่านมา

    Wcs

  • @asli1035
    @asli1035 25 วันที่ผ่านมา

    wcs wll wacan oo wanaagsan

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 25 วันที่ผ่านมา

    Asw, Waa idin salamay dadkaygow, hope all inaa fican tihiin. Ayamahan weriye noqday Lol. Love u all❤️❤️

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 25 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wlo qaliyey

  • @firdawsabdilahi7915
    @firdawsabdilahi7915 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 27 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll thanks Friday iyo faaido anigu wax badan ka faiday last year bn idinkuso xirmay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 27 วันที่ผ่านมา

    Daroogo bay cunaayaan waxaan