Waa maxay goal kagu Ramadanta? 30 malmod keliya haysanaa ma ka faidaysan karnaa???

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มี.ค. 2024
  • #dhiirigelin #like #share #subscribe

ความคิดเห็น • 19

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ala maxan kuxiisay qaliyay Ale hanokadaayo Rabadaan mubaarag Qalbi❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  3 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah habibti, thanks qaali waa ku xisay anba. Allah ha inaga aqbalo Ramadanta macanto. Shukran❤️❤️❤️

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  3 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan Kareem!
    Waa idin salamay dadkaygow, Allah bisha varamaysan ha inaga aqbalo acmashena wanagsan. Thanks for

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah nadiya qalbi wanaaga Ale haku sharfo gulayso mcn ❤❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  3 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen macanto adiga iyo family sidoo kale. Allah ha ina xifdiyo ❤️❤️❤️

  • @-farhia
    @-farhia 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks mcney dhirigalisadeyda Ayaa tahay Adiga La aanta Save mayeshen

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  3 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah habibti ilahow ku barakee oo ku badi. Allah ha kugu guleyo dedalkaga qaali. Thanks ❤️❤️

  • @AyanaQaje
    @AyanaQaje 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah abyo gulayso❤

  • @nasracali1316
    @nasracali1316 3 หลายเดือนก่อน +2

    Plz muqaalada so badi oo dhaqalaha ilahey ajar hakaa siiyee

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran & jizaakumullah khayran naadia cadey dhiiri ala ka cabsi ku jiro qima badan bad Nala wadaagtay kuwoRamadan wanagsan wll

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks habibti Hodo I hope inaa dhaman ladantihiin, ilahay ha inoo aqbalo. Ramadan wanagsan macanto.thanks ❤️❤️❤️

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walashe nadiya quruxbadan ciid wanaagsan❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน

      Ws wr wb,
      Eid Mubarak habibti,thanks ilahay waxan ka rajaynayaa inaa nimco ku cideen. Thanks walashay qaali salantada sharafta leh.❤️❤️❤️

  • @Safiyoahmed23424
    @Safiyoahmed23424 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah mahadsanid abayo lkn markasta waan ku xisnaa ❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  3 หลายเดือนก่อน

      Waiyaka habibti waa idin xisay qaali anba, Allah ha inaga aqbalo acmashena. Thanks❤️❤️❤️

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Ramadan wanagsan wll nadia qali❤