Dhiirigelin Alabta iyo xafashka maxay ina yelaan? Welcome to Nolol simple ah oo anan buq lahayn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #dhiirigelin #like #share #subscribe

ความคิดเห็น • 29

  • @Exlacme
    @Exlacme 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mahadsantahay ani ship ii sheegaaa xafashkabadan shaaydaanka sooraaca markiibilaway in iska yareeyo waxbadan dareemay jazakallah khayr

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Waiyaka macanto wax kasta isku qariya xafashka, masha allah macanto Hambalyo ilahay ha ku fududeyo. Thanks ❤️❤️👍

  • @أمةالله-ك2ط1ي
    @أمةالله-ك2ط1ي 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ha qubine masaakiinta udira wll thanks

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +1

      Walal ma ogayn in Somali loo diiri karo lakiin hada Minnesota la igu soo shegay oo wax danbe ma qubayo Insha Allah Thanks habibti❤️❤️

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxaa farxad igalisa oo jeclahay waa inaa aqal soomaali dhisto oo dhax seexdo lkn macquul ma ahan intaa guri sharaxi lahaa inaa bacaadka sali dhigto ka jeclahay .
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Lol waa macqul waa inaynu wadankii tagno , aqal Somali yaa heli karaa I love badiyaha waa nolol qurux badan ilahow nabad igu geyn wadankii. Badiyaha iyo tuuloyinku waa nolol xasilon oo fresh ah. Ilahow wadankena nabad noga dhiig. Thanks ❤️❤️❤️

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 7 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      Amiin amiin amiin yaa rabi dhamaanteen.

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +6

    Asw, waa idin salamay dadkaygow, ilahay waxan ka rajaynaya inaa nimcaysan tihiin. Alabtii ma ka fara badatay? Xafashka ma la isla qabaa somaliyey? Thanks Love you all❤️❤️

    • @khaalbisafi
      @khaalbisafi 7 หลายเดือนก่อน +1

      🎉❤

  • @HoodoAdam-h5t
    @HoodoAdam-h5t 7 หลายเดือนก่อน +1

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 7 หลายเดือนก่อน +2

    2022 iyo 2023 qamaar iyo xijaabba ma gadan ma aamineesiin.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah I’m proud of you walahi, uma bahnid ibsii iyo xafash habo. Allah ha ku barakeeyo intada👏👏👏❤️❤️

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 หลายเดือนก่อน +2

    Anuu waxaan sameeya 1 shay hadaan soo iibsado 2 shaybaan tuura ama qof baan siiya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah waa ficantahay, waxa jira rule ay ledihiin oo ah one in one out of mid hada kenyo mid baxayaa. Adaba ka sii ficaan oo labo bixiyay ama tuura good job Habibti👏👏❤️❤️

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family! Walaahi you right, I’m always love The minimalist lifestyle really it’s easy and beautiful will look your home.💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Yes, habibti I have been very interesting the minimalist life style as well, it’s very inviting and clean life style. Too much stuff waa nacay. Thanks my sister hope all is well with you and your family. Thanks ❤️❤️❤️

  • @hamdanuura3960
    @hamdanuura3960 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah new vedio soo dhawaw naadiya

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo Khamarada meeshaad ka dalbatay ma isheegi karta Ado mahadsan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Haa macanto of course waa ku siin, online ka dalbada waa Zahraa the level, google garee wad arkin Insha Allah different kinds bay haysaa. Sometimes sell ficaan qabtaa. E-mail list isku far marka sell qabto email ku soo dirayan Insha Allah. Thanks❤️❤️

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haye walal mahadsanid Khayr Alle haku siiyo❤

  • @amina7327
    @amina7327 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallahu kheyr walaalo wale wan yabay intan saas u egay dharki tiro badana inta wanagsan sadaqo inta kle bin 🗑️ insha Allah

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      I know macanto sidaynu wax uh gadaynay meel kasta buxaan tahy. Thanks habibti❤️❤️

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf856 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb so dhiga fcbk

  • @wardaxaashi-p5d
    @wardaxaashi-p5d 7 หลายเดือนก่อน +1

    nadiya ❤❤❤❤ qali

  • @khaalbisafi
    @khaalbisafi 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.aaa abyo keep going 🎉❤