Meeqa adeega kugu filaan? Family size muhim miyaa?? Xisabi xiil ma leh hadan la xumayn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #like #share #subscribe #dhiirigelin

ความคิดเห็น • 30

  • @BilanBilanasli
    @BilanBilanasli 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walalo mahadsanid waxan joga djibouti dhaqalah isogaal kolbaa sii bisha 15 hore waxa isogal 6 $or 9$ 15 danbee malin wan hela malin maheloo and i want to make saving so help me thanks

    • @BilanBilanasli
      @BilanBilanasli 7 หลายเดือนก่อน +1

      I mean every day i get 6$or9$

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Ws wr wb, macanto 15 hore wad ogtahay wixi ku soo gala malintii marna waa $6 marna $8 but 15 danbe ma ogid haye? Meeqa qof tihiin meeqa malintii kugu baxa?
      Waxaynu sameyn karnaa lacag goan baynu uu goyn karnaa malin kasta like $4 then waxad save gareyn $2, 3 malin kasta 15 hore. Hadi 15 danbe waxba ku soo gelin 15 hore intii save gareysay isticmal, hadii wax ku soo gala wixi save gareysay ha taban. Marka ogow meeqa kugu baxa malin kasta. Message me Snapchat Naturally Nadia.
      Ilahay waxay kaga baryin habibti irsaqad wasica oo halala qaali. Thanks ❤️❤️

  • @Shukritamokhtar7153
    @Shukritamokhtar7153 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo pls inan kula so hadlo ban raba xage kala so xidhidha xalad ba i haysa tips ban raba inad iga sisi

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  6 หลายเดือนก่อน

      Ws wr wb,
      Macanto Snapchat waa Naturally Nadia, isoo message garee Insha Allah
      Hadi kalena WhatsApp qaali. Thanks qaali❤️❤️

  • @aminaahmett6263
    @aminaahmett6263 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo nadiyaay Melaaan kala soo xidhiidhi ii sheeg fadlan.

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, walaahi aniga aad ayaan ugu xumahay in aad wax dhaqaaleysto, waxaan naahay family of 7. Bridget is 1200$ gas iyo cunto everything oo guriga uu bahaanyahay sabuunta dharka iyo cleaning staff for the house and Walaahi I get sick of tired in aad isku filneeysiiyo marwalba over ayaan isticmaala, inta videos oo dhaqaalo kusabsaan aan firsaadayne xisaab malaaha, marka qaali adigoo raali ah please tell me what and how I can make it Enough for us, and my kids are all of them go school to high school to college so please help!!!😅

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      I’m so sorry habibti that you are over, 1,200 maxad ka bixisa is it only food and alabta guriga mise electricity, gas and pills kale ku jiira? Masha Allah family big tihiin. Insha Allah message me then we will do budget and see mesha wax ka goyn karno we need to know where you overspend and everything you need. Inasha Allah message me Snapchat waa Naturally Nadia
      khair bay noqon macanto. Thanks ❤️❤️❤️

    • @ilhanmohammed9569
      @ilhanmohammed9569 7 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Hi quruxeey! 1,200$ waxaan ka isticmaala gas iyo rashiinka guriga iyo everything oo ku saabsan guriga Hygiene kiisa, marka bilkisto wey igu yaraataa. Waan garaan la aa hay mweeshay wax ka qaldantahay, I try everything even I try, taking all the money in cash and see If I can’t save, but I still nope, I don’t. So thank you so much for reply to my message I really appreciate your help, 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

  • @BilanBilanasli
    @BilanBilanasli 7 หลายเดือนก่อน +2

    I mean 6$ or 8$ for every day

  • @Samiya-v5c
    @Samiya-v5c 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nadiya qurxbadan masha allah abaayo jazaka allah kheeer ❤❤❤❤❤❤

  • @Farhia869
    @Farhia869 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah❤ I love your videos. No so badi in sha Allah 😊

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo aniga qurba nacas oo africa ah ayaan joogaa caruur badan baan haystaa school madarsao dhamantood wax barashay ku jiraan see wax ukala maarayn karaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Habibti lacagta ku soo gasha ogow, marka waa inaa bilasha aad bixiso oo dhan cunto, school, kiiro, dhar wax kasta ogano inta idinku baxda markas baynu ogan in wax ku soo hadhan ama lacagta kharashka ka badan yahay. Hada rabto budget wan kula sameyn isoo message garee. Insha Allah khair noqon habibti❤️❤️

  • @HodonMohamed-w1r
    @HodonMohamed-w1r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alah wl nadiya ala haku barakeeyo nosoo badi rhiirigalinta walahy waaan kaaa faaidnay

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah tabarakallah mahaat sanit huunoy ❤❤❤

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah qofwanagsan batahy allaha kuxafido❤❤

  • @Saadiaosman94
    @Saadiaosman94 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sister
    How can I contact

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sax abayo hoyada ayada laga donaya iney wax qiyasato abayo nadiya qurux waku salamay ❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Xabibti Barlin waa ka qaday sidee tihiin macanto, Tahnks habibti ❤️❤️❤️

    • @barlinyusuf8803
      @barlinyusuf8803 7 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 fican quruxey waku ficanahay

  • @ayaandahir104
    @ayaandahir104 7 หลายเดือนก่อน +1

    wll xagee kala so xariiraa ❤