Friday iyo Faido saving challenge, meeqa baynu save gareynay??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ค. 2024
  • #dhiirigelin #like #savings #budget

ความคิดเห็น • 35

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c หลายเดือนก่อน +2

    Nadiya quruxbadan masha allah aragaaaga abshir ❤❤❤❤❤ allow ku xafid adiga iyo awladadaba

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 หลายเดือนก่อน +1

    Waa rayi fiican inaad waxaad awoodo save gareyso masha allah guul

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 หลายเดือนก่อน +1

    Wll dhiirigaliin fiican ayaad nasiisa thanks

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Masha Allah habibti Allah ha ku xifdiyo hana kugu guleyo dedalkaga❤️❤️❤️

    • @xaawomaxamed8272
      @xaawomaxamed8272 หลายเดือนก่อน

      ​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 xagee kaala soo xariiraa abaay0

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh mahdsanid abyo ❤

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c หลายเดือนก่อน +1

    Nadiya quruxbadan xabbti masha allah allow ku xafid aniga waxan kabartay sida wax lodhigto bishii waxan dhigta 40dolar ilaa 35dolar alx daba warwar waa iga haray ilaahow kheer ku sii waxbadan baan kabaranay qaali ii faraxsanow waliga waxan kaloo raba insha allah xirafad dawarka ah in aan barto quraankana waan barta iyo tafsiirkaba alx ❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah macanto Hambalyo 👏👏ilahay ha ku barakeeyo dedalkagana ha kula garab gaalo, baaro macanto waa xirfad ficaan ilahay ha ku fududeyo qaali. Allah yaa barik👏👏❤️❤️

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน +1

    Asw,
    Hope u all doing well, khair badan ban idin rajaynaa. Friday iyo faido ku soo dhowada. Thanks ❤️❤️❤️

  • @DaahircabdulahicumarShaamshaam
    @DaahircabdulahicumarShaamshaam หลายเดือนก่อน +2

    Waan kaa qaadney mcnto bishan 50 ayn save gareeye waa marki iigu horeeyse oo lacag mèel dhigte

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Masha Allah Hambalyo 👏👏habibti Allah yaa barik, ilahow ku siyadii oo ku barakee. Allah ha kugu güleyim dedalkaga macanto👏👏❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xbbti Nadia qali waku ficanahay xbbti idina sidaa iyo kasi fican bn idin rajaynayaa
    Friday iyo faido waau xiisnay
    Hana ilaawin Nadia cadey bishi xita 2 times video yar noogu so tuur please

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Masha Allah macanto, nimco Allah ku jirnaa. Insha Allah qaali. Thanks love❤️❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 หลายเดือนก่อน +1

    👏👏👏🫶🫶🫶

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdha carurta Allah lakoriyo Allah usaqiro amuraheda dhamaan aamiin

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga 4bilot ee Santa ka 400$dolar ayaan seef gareyay hor ino wat huunoy ❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Masha Allah Hambalyo habibti👏👏Allah yaa barik waa dedashay, ilahay ha ku barakeeyo qaali amazing weeye. Waa socinaynaa habibti Allah ha inala garab gaalo. Thanks 👏👏❤️❤️

  • @Caliya529
    @Caliya529 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo mcn mahadsanid Horta dhaqale ma lahen dhiri galintada ban kusave gareystey lcg 300$ Waxan kalo sameya waxan ubahanahy ban gata waxan rabo ma gato muhim wixi iah anfacna leh ban gata qofka inu isku tashto wa fcn tahy

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Masha Allah habibti ilahow ku barakee Hambalyo 👏👏$300 waa lacag badan allow ku siyadi, Waa run waa inan isku tashano oo wixi mühim ah gadano oo bağı uu qabno. Thanks macanto👏👏❤️❤️. Aad ban ugu farxaa inan arko inagoo is bedelnay 🙏🙏

  • @user-cb8tb8ci8u
    @user-cb8tb8ci8u หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walashay waxbadan kaa faaiiday sanadkii hore bishii lixaad ayaan bilAbay markaa ku arkay bilna 25 ayaa keediyaa bilana 20 waxaana kaa bartay dhaqaalaha iyo in uu qofka isku tashado mahadsanid walashay nadiya waxana dhulkii hooyo puntland gaalkacy .

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah macanto Hambalyo 👏👏Allah ha ku barakeeyo hana kugu guleyo dedalkaga. Ilahay ha idin xifdiyo macanto sii wad $1 ha noqotee way ku badan. Thank 👏👏❤️❤️

    • @user-cb8tb8ci8u
      @user-cb8tb8ci8u หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 allahuma ameen abyo❤️

  • @hawamohamed415
    @hawamohamed415 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xbbti nadiyo wan kugu tashanaye noo so dadal

  • @munamohamud194
    @munamohamud194 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo aniga inan idinku so biiro ayan raba xageen kala so xidhiidha❤

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay inantaa walaaleheed ha la koriyo irsaaqada iyo cimrigana ha unwaasiciyo masuulidana ha ku asturo

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 หลายเดือนก่อน +1

    Naadia anigu waxaan idinku soo biiray January anigubwaxaan ahay dadka hagabadaha gala ee aan guriga waxba dhigan karin lakiin in tii aan idinku soo biray waan dhigaa bishii £80 hagabadhaygiina waan ku jiraa dhiiri gelin ayaan kaa helaa walaalo khayr badan ilaahay ha ku siiyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Masha Allah Hambalyo 👏👏qaali Allah ha ku barakeeyo sii fican bad sameysaa, hagbadu waa wax ficaan oo wax lagu urursado. Halkas baynu ka wadin Insha Allah. Thanks macanto👏👏❤️❤️