Two families budget koodi Kenya 🇰🇪iyo Garowe🇸🇴💵💵

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.พ. 2024
  • #dhiirigelin #like #share #subscribe

ความคิดเห็น • 22

  • @user-ub7lz5od3w
    @user-ub7lz5od3w 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nadiya qurux badan walashey qaali waxan rabaa in aad nagala soo hadashid saxibada xun ee xanta badan ee qofkasta jecel in uu wax kasheego hada tiraahdid dadka nagadhaaf xumaan ku arkaayo hada isku daydid in aad iska jartana aan ka hareen ii fursad aad wax xun oo gukala godaan ku radinaayo insha allah waa no muhiim qaali nagala sohadal

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +1

      Waay jiraan oo weliba badan yihiin dadkasi, Insha Allah macanto waa topic muhim ah inaga dhan an ina soo wada maray ama aynu ku jirno. Wayahay wan ka soo hadlin qaali Insha Allah. Thanks ❤️❤️❤️

    • @user-ub7lz5od3w
      @user-ub7lz5od3w 4 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 shukran xabbti qalbi ilaahey haku xafido hana kaa farxiyo

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka barafka wasaid abayo is ilali masha alah abayo nadiya qurux wan so cararay markan ku arkay ❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Shukran habibti, Allah ha inagu badbadiyo. Allah ha ku sharfo qaali much love❤️❤️❤️

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 หลายเดือนก่อน +1

    Baraf time alxm anaga euu naga dhamaaday yurub ma jiro baraf😊

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah early buu idinka tagay, anaga I hope kii nogu danbeyay Inuu yahay sanadka. Qurbaha iyo dhiibkisa. Thanks ❤️❤️

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soo dhawoow Nadiya

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh allh u barakeeyo

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤Wcs wllshy naadia qurux qaali dumar barafki adunkaa idin da aya
    Allah haidinku nabad galiyo
    Familadaana allah haw barakeeyo
    Qaab qurux badan baad ula qorshaysay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Ameen habibti adigu wad ka raysayau snowgii Allah ha kugu xifdiyo, thanks macanto Ameen yaa Allah. ❤️❤️❤️

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo I need you wlhi inteen kaalaso xixiixa???

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maya abayo lacagtas kenya mani wa kun dolar hada wu kacsan yahay

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 4 หลายเดือนก่อน +1

    Yacni dilarka boqol iyo lixdan kun waye kunka dolar hada abayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Waale aad buu uu kacay ee, dolar marka kaco macayshadu sow ma qaali garowdo Kenya? Ilahow umada uu sahal. Thanks ❤️❤️

    • @barlinyusuf8803
      @barlinyusuf8803 4 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haa xabibti rashinka wu kaca abayo