Organize garee lacagtada,, Maraynta dhaqalaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #dhiirigelin #budget #savings #subscribe #share

ความคิดเห็น • 30

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +4

    Asw,
    Welcome, Waa idin salamay my people, hope inaa dhamanteen cafimad qabtan. Thanks love u all❤️❤️

  • @nasracali1316
    @nasracali1316 4 หลายเดือนก่อน +1

    Malinta ku bartay lacag idhigantay oon ked yeshay alx ilahey misanka akhiro hakugu daro wanagaga❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah Hambalyo 👏👏Allah ha ku barakeeyo habibti aad ban kugu farxay. Allah yaa barik. Wad dedashay ilahow kugu guulee. Ameen habibti. Thanks qaali❤️❤️❤️

  • @zamzamabdilahi7887
    @zamzamabdilahi7887 หลายเดือนก่อน +1

    Wll Masha Allah Alle hku barakeyo

  • @shaakirmaxamuud5373
    @shaakirmaxamuud5373 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wll waxbadan baan kaa faa'iday hormar wacan kuu rajeenayaa

  • @AasiyaAyaan-i6d
    @AasiyaAyaan-i6d 4 หลายเดือนก่อน +1

    maansha allah habo nadiya waxad ii bartay sida waxa loo dhiigto thanks habo mcn inbadan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah habo macaan Hambalyo 👏👏adaa dedalay Allah ha ku siyadiyo qaali, ilahay ha kugu guleyo hana ku barakeeyo habo. 👏👏❤️❤️

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah waa waxa aan. Ku faaiiday talooyainkaaga jazaakallah qeyr

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wll Nadia qali ❤

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh abyo allh ku xftiyo ❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha ku caafiyo wllo

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 4 หลายเดือนก่อน +2

    Akoon sadaqo ma jira miya xabiibti akheyr akoon bay rabta ogad dadow wixi ad baxa sata ayaa waxa kunoqonayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa Macanto wixi aad sii baxsata batnu lenahay,,sadaqada waa muhim qof kastana ma bixiyo lakiin hada rabto oo muhim ku tahay wad sameyn kartaa. Ani budget biil walba ku daraa, account ramadanta iyo wixi sadaqao ahna. Hadba wixi qofka uu shaqaynayaa. Thanks❤️❤️

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Alehakuxifdiyo nadiya quruxeey marwalba wankusoduceeya gulayso waxad nofaidaysayna Ajar iyo xasanaad rabihakasiiyo❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah macanto ilahay ha inoo aqbalo ducadada qaaliga ah, thanks in badan walashay qaali. Thanks ❤️❤️❤️

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalo waa ku Tebay alxamdulilah mar hadaad noo soo noqotay ilaahay caafimaadka ha kuunsiyaadiyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Thanks habibti Alhamdullilah ilahay dembi dhaf ha inoga dhiigo. Thanks love❤️❤️❤️

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nadiya qurux badan allah yashfiik xabbti allah ku caafiyo naruuradeenii❤❤❤❤❤

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allaah illahay haku barakeyo nada qaliye❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alx marhadad cafimaadqabtid qalbi Ale dabidhaaf hakagadhigo ❤