Dhirigelin First 2024 Friday iyo Faido, Meeqa save gareyn kartaa 2024? Ha dhayalsan💵💵

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2024
  • #like #share #subscribe #dhiirigelin

ความคิดเห็น • 54

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin❤

  • @user-ub7lz5od3w
    @user-ub7lz5od3w 5 หลายเดือนก่อน +1

    Samiya xabbti baryahaan talka iga xumaday kuu xiisay rabiyow nooka xafid

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry habibti wan ku tebay Alhamdullilah inaa fican tahay qaali, Allah ha ku xifdiyo macanto❤️❤️❤️

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs amiin amiin amiin yaa rabi dhamaanteen.
    Aad iyo aad ayaana kaaga mahad celineenaa waqtigaaga qaaliga ah.
    Dhamaan waxaan idiin rajeenaa inaa wada guuleesano oo nafta ka adkaano oo tarbiyeeno.
    Hooyooyin iyo Aaabayaal Hankiina Hasareeyo.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

      Ameen habibti Allah ha inoo sahlo hawlaha Aduun ka iyo akhiraba. Thanks love ❤️❤️❤️

  • @user-yg1yj2xx9b
    @user-yg1yj2xx9b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bisha bilaabaya Ilahay ha ii fududayo waxan kula isoo wadayga bishbishada 😍💯 Ilahay nabaf qab ha igu gaadhsiye

  • @user-ik6dz9ih1e
    @user-ik6dz9ih1e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nadiya qurux badan aniga wax badan baan ka bartay jazaka Allah kheer waxan bilaabay wax dhigasho wexey dontana ha ahaatee waxbo ma yaso wanaan aflaxay quruxee waan ku duceya markasta❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

      Thanks habibti ducadada Allah ha ku dhowro, masha allah ilahay ha ku barakeeyo qaali, , way ku badan macanto sii wad ilahay waxan kaga rajayn mid halal oo badan oo aad Guul ku gadho. Thanks macanto❤️❤️❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin abaayo love your video masha Allah xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work qaaliyeey.

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allaah illahay haku barakeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah my beautiful sister, may Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen habibti thanks Allah ha ku sharfo walashay same to you and your family qaali. ❤️❤️

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah❤❤❤❤❤❤

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guleyso oo horay u soco qaali

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah shukran abaayo ducadana allahuma aamiin

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you ❤

  • @bishaarojamac2276
    @bishaarojamac2276 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 5 หลายเดือนก่อน +1

    💖

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dhiiregalin fican weeye xabiibtii jzklq keep going we are going with you abaayo aad baan aga helay video keep going xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

      Waiyaka qaali, thanks for your support and encouragement macanto❤️❤️❤️❤️

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 5 หลายเดือนก่อน +1

    bishi halmar

  • @user-ps6gi4rj3q
    @user-ps6gi4rj3q หลายเดือนก่อน +1

    Ascww wll macaaneeey igu dar qolada jumcada wax meel dhiga

  • @user-df2ou1mu5l
    @user-df2ou1mu5l 5 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga wankuwareere inawaxdhigo ayuutan gabdha uhaaya Wana uhormmaraa hadana Dinan ucunaasanad kabadan ayankujiraa biishiina 50 dollar waye hadana waxba kamadheefo

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 5 หลายเดือนก่อน +1

      Jooji abayo waxa samesa lacgta save ka dhiganeso warqad kaso dhig oo meel dhig markay lacgtu mobileka ku jirto si fudud bay u baxaysa bil kaste 50 ka oo warqad ah meelku rid ayuutadana iska da ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

      Macanto ayiuutada ha uu hormarin hadanad dayn ku bixinayn ugu danbay, wixi ku soo gala qorshayso ogow kharashka ka baxa iyo meesha wax uga bahan tahay ama wax ka yarany kartid. Allah ha ku fududeyo hana isku waterin waxa I waa aduunyo xaal radi lakiin. Thanks qaali❤️❤️

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah abaayo qaali.dhiiragalintaada wey na anfacday waxaan kaloo noo sheegtay waxa aan Ku sameyno waxa aan sevgareyno mahadsanid qaali

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน +1

      Macanto wax aad jeceshahay ma jirta? Guri Ina dhisato? Business sameysato,? Xirfad barato ku shaqaysatid?? Kisto saving ah ma haysataa? Wax kasta lacag uu bahan yihiin macanto. Thanks ❤️❤️

    • @mawadodaaud8909
      @mawadodaaud8909 5 หลายเดือนก่อน

      Waxaan Ka mid ahay dadka kugu xeran

    • @Saadiaosman94
      @Saadiaosman94 5 หลายเดือนก่อน +1

      Asc walaasha marka hore waad ku mahadsantahay khibradaada dhaqaale runtii waxaan kaaga baahanahay inaad iga dhigto

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

    Aww, waa idin salamay dadkaygow, hope inaa dhaman nimco Allah ku jirtaan. Ku soo dhowada Friday iyo Faido ilahay ha inoo fududeyo irsaqad wasica ha ina siiyo.Thanwk
    Snapchat kaygı waa Naturally Nadia.

  • @hamdanuura3960
    @hamdanuura3960 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc naadiya Allah ha ku barakeyo aadban kaaga faaiday dhiirigalintadasi wax waynbay ii tartay hargeisa ka so salamaya snapchatkaga nala wadag waan arkiwayay information ayaan kula wadagi laha mahadsanid

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน +1

      Ws wr wb, waa ka qaday habibti wan ku salamay sidee tahay, baxsaney hargeisa Allah ha kugu xifdiyo, Macanto Snapchat waa Naturally Nadia profile picture kayga saran wad arkin hadu waydi isoo sheeg anaa kaga ku darsanayaa. Thanks habibti❤️❤️

    • @hamdanuura3960
      @hamdanuura3960 5 หลายเดือนก่อน

      Haye thanks xbt​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo makaan wax save gareynayo lacagta ma baanka miyaan dhigi mase guriga baan meel ka dhigi taah ka soo waran xabiibtii adigoo raali ah thanks for sharing qaaliyeey.

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wa su aal fiican meesha ugufiican ee ladhigilahaa lacagta sodeekadhigna

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hagbad ku darso taasa ugu fudud

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

      Macanto hada qurba jogto bank waa dhigan kartaa oo anad taban oo aan ahayn ka wax kugu soo dhacaan, ama ayuuto geli,,,
      hadaa wadankii ama Africa kale jogto sidoo kale ayuuto waa gelin karta, ama meel anad guriga arkay geli, lacag badan guriga dhiig kurgulama taliyeen wax kasta dhici karaa. Dasad dalımı leh soo ibsi oo inad ku rido. Thanks Habibti ❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

      @@aslidhaladali2573 waa fikrad ficaan thanks ❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน

      @@khadraali8373 Xagad jogta hada bank ledahay wad dhigan kartaa, ama ayuuto ama dasad or sanduuq aad meel save ah dhigto oo aan la arkayn guriga meel qarsoon. Thanks ❤️❤️

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagta guriga in La dhigto guriga miyaa fiican mise in koontada lagu aruursado kee fiican.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  5 หลายเดือนก่อน +1

      Macanto lacag badan guri in la dhiigo kugulama taliyeen, lakiin hadu ok tahay meel safe ah waa dhigi kartaa ama hada awoodo akoon. Dhiig meel anad arkayn oo qarsoon. Hadba sidii ku fudud oo aman ah Insha Allah.thanks ❤️❤️

    • @sahrosaleh2268
      @sahrosaleh2268 5 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 abaayo dadka qaar waxay dhahaan dagaal haduu dhaco lacala bangiyada way ximayaan waxna kalama soo bixi kartid waa inaad lacagtaata guriga dhigataa guryaha qaar waxaa yaala shirkadu ay u samaysay storka oo kale meel sanduuq ah wax la gashto lamabar iyo furo leh mana la jebin karo wuu adag yahay mana la qaadi karo dhulkuu ku dhegen yahay.

    • @annaahmed2564
      @annaahmed2564 4 หลายเดือนก่อน

      Thanks for your respond qali I will open account Inshallah alaah thanks qaaliyeey