Hurdadii ayan ka kacay marku Ninkaygii lacagtii oo dhan qatay,( qiiso Part 1)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #dhiirigelin #like #share #subscribe

ความคิดเห็น • 24

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 7 หลายเดือนก่อน +5

    Qofku independent waa inuu noqda hadiiy aad noqoto depend on geeriba imaan karta furnin baa imaankara markastab noqo qof isku tashaday thanks naadi❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad inad ogato oo adigu wax qabsan karto waa muhim qaali, hadaynu qof wax ka sugno oo dhaqaqin waxna ogayn waa dhiib. Thanks love❤️❤️

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 6 หลายเดือนก่อน +2

    Nadiya qurxbadan ramadan mubarak ❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  6 หลายเดือนก่อน +1

      Habibti Saniya Sharafey waa ku salamay Ramadan Kareem qaali. Allah bisha barakeysan nabad ha inagu gadhsiiyo. Thanks❤️❤️❤️

  • @aminaahmett6263
    @aminaahmett6263 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid waxaad noo tahay hooyo labad wlhi saan ugu faiday taloyinkaagii waxan ahay inan dhalin yro ah shaqeysa hadana aan wxba save gareyn mhsanid maamo❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  6 หลายเดือนก่อน

      Shukran habo macaan Masha Allah I’m glad inaa ka faiday, taas waaye muhim ka dhan aan rabo. Thanks habo qaali❤️❤️🙏👏👏

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadh baa talo i waydisatay waan u sheegay saa ugu wacaan ee ay dhaqaale u sameen lahed way fahantay lakiin qalaad badaan bay sameenaysaa lacaag dhaan ma raabto in ay bixiiso ilaa cuntada ayeey iska jartay waxay isku laayeen ninkeedi gabadhi imika waxay ka shekeenaysa lacaag bes😮

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +2

      Miskinta khalad bay wax uu fahantay, waa dhibato marka qofku hal meel uu bato oo noqdo extreme, dhexdhexad weeye life, hada nidhahno wax kasta waynu save gareyn waa dhibato sida hadaynu wax kasta cuno. Waxna dhiigo nolol ficana ku nolow ayaa fucaan. Miskinta waxay uu bahan tahay inay is bedesho Insha Allah. Thanks habibti ❤️❤️

    • @namelos2963
      @namelos2963 7 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      Mar kasta waan u sheega ee ilaah ha sahlo thx wllo

  • @Safiyoahmed23424
    @Safiyoahmed23424 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo waad mahadsanthy sida aad nodhiriso wax badan ayaan ka faidnay ❤❤

  • @awilali6102
    @awilali6102 7 หลายเดือนก่อน +2

    Nadiya soo badi alle haku barakeye dhaqalaha wa lafdhabarka

  • @naimo33
    @naimo33 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarki markii ladhaha war wax meel dhigta wxaay moodi in ninka lagu diraya ninkaaga adinka nabad ku wada jooga loo bahanyhy in aad meel wax dhigata waxkasta dhici kara wu xanundan karaa wuu katagi karaa shaqa la an baaba ku dhici karta miyaad tuugsan markaa hadad intaa wax heysta aad wax dhigan weysa😢

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Haa waa runtaa, negative baa laga dhigayaa ama loo qadan, lakiin noloshu ma ogin waxa inagu dhacaya. Thanks❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs xbbti naadiya qali

  • @nyg1162
    @nyg1162 7 หลายเดือนก่อน +1

    💪🏽👍🏽♥️

  • @sowdaabdi8990
    @sowdaabdi8990 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks dear siz

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 7 หลายเดือนก่อน +1

    Horay usoco dheh