Noloshada marka bedesho ha ka filaan in dadku oo dhan ku tageran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #dhiirigelin #like #share #subscribe #savings #budget

ความคิดเห็น • 27

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +5

    Asw,
    My people waa idin salamay waxan idin rajayn inaa nimco iyo nabadgelyo ku sugan tihiin. Thanks ❤️❤️

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaal mahadsanid laakiin codkaaga aad buu u gaaban yahay telefonenkayga intaan halkaas dhigo kama dhagaysan karo.❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Ws wr wb,
      Sorry macanto waa habeen zili danba ahayd oo inan dadka hurdada ka kiciyaan ka baqayay. Insha Allah next time waa dherayn. Thanks love

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wa run dadku isku fikir maha markad is badasho caqabado inan kaga yimadan dadka kugu dhow ba dhacda mararka qaar

  • @MaryamAhmed-q4s
    @MaryamAhmed-q4s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xbtii waa ku salaamey❤❤ i love u videos
    Masar aa dagnahay dollar lama ogolo lacagta see u dhaqaaleysan karaa banki xitaa malihi gurigana waa ka cabsana ina lacag ku aruursado save maaha plzzzz i caawi naadiya dollar aa bartey ❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Waa ka qaday habibti, macanto intee ka soo gurtay wadankagii bank ma ku ledahay, qahira beri aan tegay waxa ku yalay bank Uk laga lahaa. Bank ma ka furan kartaa? Waa run guryaha waa risk wax yar ma ahaa ee. Snapchat iga soo message garee macanto. Snapchat waa Naturally Nadia.
      Thanks qaali❤️❤️

  • @Caliya529
    @Caliya529 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka noocasa aamus baa lagu bahdila Amuska waa awood Lkn abyo su all hooyada Narcissistic selola dhaqma Maxase lagu garta

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Macanto Waa run amuus baa lagaga arsadaa dadkaas. Habibti dadka narcissistic ahi waa dad difficult ah calamado badan bay leyihiin. La dhaqankodu waa inaa ogtahay qofka la deal gareyn adiguna taqano xadkaga lagu soo gudbin karin. Waa dad aad uu dhiib badan in lala dhaqmana adag tahay. Maybe inan video ka soo sameeyo. Thanks macanto❤️❤️

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi warunta nadiyay abayo ilahay haku barakeyo qaali

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 4 หลายเดือนก่อน +3

    Saxib dumar sxb mahan ahow qof ka marma sxb dumar

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +1

      Macanto dad ficaan way jiraan lakiin sida loo hela yar, ummadık values iyo wanagii ka tegay. Thanks ❤️❤️❤️

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxay uga soo daba guuraysaa canal ma hayso miyaa la fududaada dadka noloshu

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nadaiya qurxbadan masha allah xabbti kheer badan alllah ku siiyo caqliga iyo cilmigana allqh ku barakeeyo

  • @DaahircabdulahicumarShaamshaam
    @DaahircabdulahicumarShaamshaam 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo taada ka raaco aniga dumaashideey ayaa dulmi igu daba wadi jirte lkn 2 caruur Intan dhalaye weey idaba taagneed Anna afka iyo I indhaha ayn ka xeren jirey lkn hada weey daashey Marka ayada daalee ee ka aamus

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah qof Samir badan baa thahay, Waa run iyada daali markad uu juqi waydo. Thanks qaali❤️❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Nadia qali waku ficanahay mcnto

  • @ikhlaashaybe6188
    @ikhlaashaybe6188 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah jasaakallah ❤️

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid