Ma ogtahay Mesha Daciiif ka tahay? Wanagu waa hanti ma gurta ah. Be a better person malin kasta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #like #share #subscribe #dhiirigelin

ความคิดเห็น • 24

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo adigoo raali ah maadan fahmin hadalkeeda mybe maku xirnid meyku faaneenin ee weyka badiyeen marka wey ujawaabeeysay gabar aad u og waxey ka hadleyso waaye hamdi home decor waa gabadha ugu wanaag san gabdhaha TH-cam rada

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 7 หลายเดือนก่อน +2

    Haa runtiii wax badan ayaan aniga xitee iska badalay shakay markaa wadanka joogay wax walbo la idhaho wan ahay ayaan dhihi jiray.
    Lkn hada markaa yurub imid waxaan ogaaday waxaas dhan inaaba aheen ilaa wax yar mooyee . Hhhhhhhhhhh😅😅😅

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah marba marka ka danbaysa waynu is bedelin wax kalayın baran iyo naftena, I’m proud of you❤️❤️👏👏

  • @amiraqurux4742
    @amiraqurux4742 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maya Juno

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maba daawan wlhi aniga waayo waxaan fiiriyaa qoraalka markaas ku qoran muuqaalka.
    Lkn anigaba ma aqaan waxa qaaday gabdhahaas.
    Iyo waxa isku heestaan.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Habo dumarkii somalida iyaga isu muqda oo isu xog leh, waxodu waa musasal iyo drama aan meel loo raco lahayn. Jahilnimadu iyo ixtiram daradu waa cudur xun. Ilahay ha inaga najeeyo. ❤️❤️

  • @Samiya-v5c
    @Samiya-v5c 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo nadiya qabyalad hadey wax teeso somli hada nahay aduunkan lasinaan laheen tankale jahliga wa wax allah laga magan galo waxana fican in waxwalbo ku kala sonadaan bil xurmad leh baa lagu jiraa rajab shacbana ka danbeeso iyo ramadan oo sosocoto nabad allah nagu gaarsiiyo umadana allah xaqa ha tuso

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runta macanto qabyalad iyo xuman waa waxa wadankeni halka dhigay oo babiyiyay, maxay ina tartay aan geri iyo burbur ahayn. Allah nacaybka iyo xumanta ha ina saaro. Ilahay nabad ha inagu gadhsiiyo bisha khayrayaan ee Ramadan. Thanks Habibti ❤️❤️❤️

  • @malyunmowlid7138
    @malyunmowlid7138 7 หลายเดือนก่อน +1

    I love how you say the truth ❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 หลายเดือนก่อน +1

    Keep goin wllo

  • @Samiya-v5c
    @Samiya-v5c 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nadiya quruxbadan inadhaha uroon allow jandii kugu cazuum waad noso dhakhsatay masha allah xabbti caqliga allah ku barakeeyo lakin ani hada waxaan ogaday in aad isbadali karto hadad boktada sidhab ah iskugu sheegtid ood naftada run usheegtid lakin waxadan aheen hada ismodid xaqiiqdana aad inkirto waliga isma badali kartid ❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Ameen habibti dhamanteenba Masha Allah walashay qaali Allah ha ku sharfo wad mahadsan tahay❤️❤️
      Haa macanto Waa runta inaynu intena ogano oo runta isu shegno markas baynu isbedeli oo naftena cawin. Thanks qaali❤️❤️❤️

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, Naagi qabiil malahaan ee Illaahayoow fahaansii gabdhaaha somaliyeed, thank you quruxeey 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen habibti sidoo kale wishing happy blessings jumcah you and your love ones, Haa macanto qabiil is nothing but poison to us that we use as a weapon. Allah ha inaga cafiyo xanunka. Thanks my lovely sis❤️❤️❤️

    • @ilhanmohammed9569
      @ilhanmohammed9569 7 หลายเดือนก่อน

      Amiin Yaa Rabbi! Kuligeena qali 🫶🫶🫶

  • @Aragsan-o5f
    @Aragsan-o5f 7 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah xabiibtii shukran ❤❤❤❤

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

    Asw,
    Jumcah Mubarak yaa müslimin, malın khair qabta idin rajayn dhamanteen. Thanks❤️❤️

    • @asli1035
      @asli1035 7 หลายเดือนก่อน +1

      wcs wr wll jumca wanaagsanJazaka allah khyr
      Illahy qabyaalada haynga hadeeyo iyo kala qaybinta.

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs Jimco Mubarak ❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      @@asli1035 Ameen macanto Allah umadena ha isu sakhiiro hana ina hadeeyo. Thanks qaali❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      @@fardosahade5470 jumcah Mubarak habo macaan❤️❤️