Make up raqiis/affordable ah oo ficaan. Waxa qaaliga ahi ma ka fican yahay raqiiska? # is qurxin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มิ.ย. 2024
  • #dhiirigelin #savings #like #budget #subscribe

ความคิดเห็น • 10

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c 20 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahayow ubdkiiso ubatay iyo xolohiisa oo batay iyo islantiiso sugeysa ilaahow ku sin yarab ilaahow danbigiisa dhaaf ilaahayo janadii ku cazuun yarab waqtigiisi dhibka uu somaray yaarb kheer aduun oo dhan ugu badal yarab

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  19 วันที่ผ่านมา

      Ameen macanto❤️❤️

    • @user-bs3wt4ez3c
      @user-bs3wt4ez3c 19 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 xabbti comtigan waxan u waday MM somali tve odayga miskiinka 15sano xirna ma argtay nadiya quruxbadane aan uduceeno carafada bari insha allah qali adna wan ku soduceen adna noso ducee

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 20 วันที่ผ่านมา +3

    Asc wllo qli L’Oréal waa in baycott lagu sameya walalehen falastin dartod ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  20 วันที่ผ่านมา +1

      Ws wr wb,
      Oo macanto habarqaboyin ma ku jireen kuwii Israel tagersana?? Maba ogayn. Thanks macanto beelo wax danbe ha ka gadato. ❤️❤️

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 20 วันที่ผ่านมา

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haa app NO la dhaho ba jira kaas so dagsada asaga ka helesan alaabta yuhud oodhan

  • @DaahircabdulahicumarShaamshaam
    @DaahircabdulahicumarShaamshaam 20 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdu lillaah naadiyaay aniga mak up ma marsado xatee hadaan aroos usocdo qof cadna ma ihi arooskeeyga ayàay idambaajiyeen

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  19 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah macanto make up muhiim ma ahaa, natural ka ficaan umana bahnid hawsheda iyo kharashkeda. Dumar Banu nahoo is nashnash Banu intena badan iska jecel nahay. Thanks qaali❤️❤️❤️

  • @Munashorta9292
    @Munashorta9292 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc walalo dukaankee baad ka soo iibisay qaali mareyka ayaan joogaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  19 วันที่ผ่านมา

      Ws wr wb,
      Macanto target ugu raqiisan , ultra beauty way ka qalisan tahay lakiin more options haysata. Walmart wax badan ma hayo, so aniga L’Oréal target ka soo gaday lipstick, lip liners and lipgloss ultra qimaha ku was elf waa isku mid. Thanks qaali❤️❤️