Dhiirigelin wer wer lacag iyo saving la,an ka bax oo ku nolow simple iyo xasiloni

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 เม.ย. 2024
  • #dhiirigelin #like #share #subscribe #savings

ความคิดเห็น • 48

  • @namelos2963
    @namelos2963 หลายเดือนก่อน +1

    M.a keep going

  • @awilali6102
    @awilali6102 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah nadiya soo badi jasaakalahu khayre

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs soo noqod wngsan habo mcnto ❤❤❤❤❤❤❤.
    Wan ku faraxsanahay soo noqodkaada waxaa iitahay hooyo iidhaw oo idhiirisa awood dheeraad ah baan dareemaa kuma waayo.❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah habo macaan Allah ha ku xifdiyo qaali, aad ugu mahadsantahay wanagaga iyo everything habo macaan. Allah ha ku sharfo habo macaan many thanks❤️❤️❤️

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh หลายเดือนก่อน +2

    Naadiyaay waalugu waayey ma caafimaad qabtaa wall

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Habibti waa ku slamay, saqidad noqday qaali Aduun lagu mashqulsan yahay Allah ha inoo fududeyo ee. Thanks habibti ❤️❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 2 หลายเดือนก่อน +1

    We miss you too naadia qurux ❤ welcome back qali

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks tala fiican ayaad siisa hablaha

  • @UmSAfa-hr1qj
    @UmSAfa-hr1qj 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abayo nadiyo ❤wakufaraxasanahy solabsheden nadiyo dhiraagalintada waxabadaan iguu haagagay illahey hakubarakey sharafey intaa kuxiiraan nadiyo wa iidan Salam walasheen koraa uuqadana ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน

      Ws wr wb,
      Macanto shukran in badan, Masha Allah qaali ilahay ha kula garab galo dedalkaga habibti, Allah ha ina xifdiyo meel aynu jognaba. Guul iyo cafimad iyo khair badan ban Allah kaga baryin. Thanks macanto ❤️❤️❤️

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @user-hr6dr7rm4t
    @user-hr6dr7rm4t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Miss your voice queen

  • @DaahircabdulahicumarShaamshaam
    @DaahircabdulahicumarShaamshaam 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid qaali

  • @ikhlaashaybe6188
    @ikhlaashaybe6188 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wankuxisnay dhiirigaliso ❤😢

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน

      Shukran habibti waa idin xisay sii wayn macanto. Allah ha ku sharfo❤️❤️❤️

  • @user-xf4yd4ws9i
    @user-xf4yd4ws9i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo.mahadasanid

  • @user-hi1hq4nb7r
    @user-hi1hq4nb7r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlahy wl shalaan iska waydunayey oo lahaaa nadiyo maxa kudhacay welcome back

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน

      Macanto waa ku slamay sidee tihiin qaali? Habibti Ramadan tii iyo safar iyo hawl Aduun, Allah ha inoo fududeyo hawlaha. Thanks ❤️❤️❤️

  • @KhadraAhmed-vo2qc
    @KhadraAhmed-vo2qc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllo numberkaga uu bahanyi

  • @awilali6102
    @awilali6102 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqaalahu waa horumarka aadmamiga
    Ogaada dhaqaalaha
    Dhaqaale inaad yeelato
    Barasho ayaa kahoreeysa
    Ogow qof walba malin maalmaha kamida dhaqaale badan wuu kusoomaraya
    See waasidaad uga faaidaysato
    Asxp fikira oo fuliya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน

      Waa run walal awil dhaqalaha noleshena ku xidhan oo uu bahan in la barto, Waa run hadii Allah irsaqad badan ku siiyo way ka bixin hadanad qorsho uu yelin oo aqoon. Masha Allah ilahay caqliga ha ku siyadiyo. Thanks walal qaali support mar kasta. Allah ha ku xifdiyo❤️❤️❤️

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nadiya qurux badan ❤❤❤❤ zaid baan kugu xiisnay abaayo ani marhore aan tobix kuu diray ah dadka xanta badan see la iskaga Reba hada runta usheegto oo tiraahdo naga daa dadka xanaaqayo oo khald kaa fahmaya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน +3

      Macanto waa ka qaday oo ku xisay qaali sidee tihiin? Macanto waa runtaa comment waa radinayay wan arkı wayay Insha Allah wan ka soo hadlin waa topic muhim ah. Thanks inaa mar kale isoo waydisay. Thanks habibti❤️❤️❤️

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 2 หลายเดือนก่อน

      Qof dadka kamaqan xamanaayo ogaaw adigana marka aad kamaqantahay waa ku xamanaa.
      Qofkaas oo kalena sir maqariyo.
      Daad ehelkaada ah hadeey yihiin unasteexeey oo ha gooyniin lkn hadii daad isbaratiin oon yahay runta usheek hakuugu naco ama hakuugu jeclaado.
      Hadii oow yahay qofkaas qof wngsan badan ama asxaan badan kuu galay oo aad kabaqeesid inaa xumaan qalbigiisa ugeesatiid.
      Tartiibtaa aga gooso hadoo wax udhibin wajigana ubadalin oo wanaagii uhaayo.
      Insha allah waa aniga fikirkeyga habo naadiyana wan kasugeenaa Insha allah.

  • @Caliya529
    @Caliya529 2 หลายเดือนก่อน +2

    Lacag yar ban haysta ganacsiga ugu fcn aanku bilaabi karo isheeg wana ku mahadsan tahay Dhaqalaha adaan ka. Bartey

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน +2

      Macanto Waiyaka, xagee jogta? Maxa sameyso wax bulshada uu bahan tahay oo ibsamaya oo bağı loo qabo oo soconayaa? Indho indhee . Mesha aad jogto iyo waxa bahida loo qabo eeg ma la ibsan ma ka socon? Sidoo kale please qofna lacagtada dhan ha ku aminin. Tuugadii waa badatay adigu waxaga sameyso. Insha Allah mar walba waa ila soo wadagi karta waynu isla egin. Thanks habibti ❤️❤️

    • @Caliya529
      @Caliya529 2 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 thanks xbbti Somalia jooga dhulki hooyo

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 2 หลายเดือนก่อน

      👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน +1

    Asw, dadkaygow waa idin salamay sidee tihiin? Waa idin xisay sidee tihiin. Hope inaa nimco Allah ku jirtan Allah na idin xifdiyo. Love you all❤️❤️❤️

    • @kariimabilan469
      @kariimabilan469 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs my queen waa kuu xiisnay sidoo kale abaayo ❤❤ waa ku mahadsantahay dhiiragelintaada

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs wan uwada xiisnay soomaahan. haye inta habo maqneed yaa tareenkii kadhacay ama keedkii dib ugu laabtay?

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaal bangiyadee la dhigtaa lacagta ma kuwa shayrka ah mise bangigee ayaa la dhigtaa information manag siin kartaa adigoo mahadsan.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน +2

      Ws wr wb, Haa habibti wa mid adiga ku gara ma ahaa share, hadii aad wadankii jogto Account adiga ledahay bad furaan. Mid kayd la yidhahdo baa jiira xataa ba la yidhi oo aad wax ku riido oo hada rabto anad waqti waxba kala baxayn. Insha Allah wan soo ogan oo warbixin ficaan ka kenin Insha Allah macanto. Thanks qaali ❤️❤️❤️

    • @sahrosaleh2268
      @sahrosaleh2268 2 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 mahadsanid habiibti waxaan joogaa Sweden waxaan qabaa Account spar lacagtaad hesho waad ku ridan kartaa cayrna ma qaato waxaan ka wadaa hadii wadankii loo xawilo sidaad hada tiri in koonto la furan karo soomaaliya. Waad sidaad sheegtay inaad soo waraysanayso.🥰🥰🥰🙏

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 2 หลายเดือนก่อน

      Insha allah

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abayo mcn emmergency saving ka hal video bis ayad kaso sameysay bal taas naga soo haqabtir qaaliyey bcs lacagta emmergency ga loo save gareeyo inflation ayaa ku dhacaayo after years marka taas maxaa laga yeelayaa abayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน +1

      Ws wr wb,
      Waa runtaa macanto inflation iyo life oo is bedelay iyo family size ama situation aynu ku jiirno. Insha Allah video details ka soo sameyn habibti soon. Thanks habibti❤️❤️❤️

    • @naduushxalane8464
      @naduushxalane8464 2 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haye qaali thnks. salam from mogadishu

  • @KhadraAhmed-vo2qc
    @KhadraAhmed-vo2qc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllo numberkaga uu bahanyi

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 หลายเดือนก่อน

      Ws wr wb, macanto Snapchat iga soo message garee Insha Allah Waa Naturally Nadia. Thanks love