Xil Maalig Cabdalla: "RW Xamse hadii uusan is casilin shacabku sidii Kenya ayey guriga ugu gel...".

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 114

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน +6

    Xassan sheikh ilahay umada somali haka qabto 🙏🇸🇴

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar2009 หลายเดือนก่อน +14

    Xukuumada wey dhimatay wey baxsatay 😅

  • @user-jd1cf5dy8q
    @user-jd1cf5dy8q หลายเดือนก่อน +16

    Raysal wasaare xamse haku mashquuline adigu isaga tag baarlamaanka

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂soo wasiirka ya soo dooray

    • @abasabdala5636
      @abasabdala5636 หลายเดือนก่อน +2

      Waa xildhibaan waalan😂

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 หลายเดือนก่อน +3

      Waa tugo arurtay aan tegi karin tuloyinki laga so dortay pmr xamse guul wacan

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi หลายเดือนก่อน

      @@yaasiincadde1661 waa xildhibaan wax ogeen adeer xamsi waa prime minister ukuu fiican Somalia soo baran

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน +3

      Xildhibaanku waa saxan yahay xukuumad fadhiid ah baa meesha fadhido ebid tii ugu liidatey waaye

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle หลายเดือนก่อน +2

    1:06 الشارع هو الله وحده ' قال الله تعالى: ( ام لهم شركاء شرعوا لهم من الدين ما لم يأذن به الله......).

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 หลายเดือนก่อน +5

    Xasan Dhiiqo mooshin xil kaqaadis ka keena

  • @seynabalihasan629
    @seynabalihasan629 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah xilban waakugu raacsanahay❤

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 หลายเดือนก่อน +2

    Miqadisho io soomali alle ha u gargaaro hadey kacaana dhib badan ayaa dhici doono.

  • @11naa44
    @11naa44 หลายเดือนก่อน +3

    Wxba Xamse haku mashquuline awey Hassan 90ka diyaarada saaran ee itobia xal ka keeni waayey

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน +3

    Ebid xukuumadii ugu liidatey ee soo marta dalka

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน +3

    Saxiix canshuurtu tu saxa Masha joojiya.
    Xamse xasan sh bu u shaqeeya.

  • @rukiahassan3882
    @rukiahassan3882 หลายเดือนก่อน +4

    Xamse isagaa laheysteah waxa dhibka wada waa idinka iyo xasan sheekh beenaaleyaal dhibwadayaal baatihiin cidna mamatashaan keenya waa wadan dhisan idinkookale ma aha ee xamse hakumashquulina waa runtii

  • @Somfox1
    @Somfox1 หลายเดือนก่อน +4

    Dowlad Hub tahriibinaysa....Yaab!

  • @abditajir6404
    @abditajir6404 หลายเดือนก่อน +4

    Shilimaadkaa yaar yaysan kawalin nocadaa cml dadka hawenki hoos wax logasodibo ayaad taahy wan is fahansanaye mdklaa hamza inaad kuso cambaxdo ayad rabtaa lkn kumaa surtaa galyso

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 หลายเดือนก่อน +2

    Ninragad libax xilibana nowlaw wiliga❤❤❤❤❤❤

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 หลายเดือนก่อน +2

    Marxuum Xamze ha carara😂😂

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 หลายเดือนก่อน +3

    Shacab aad matashin ma jiree dantiinad u jogta mesha tuugo arurtay ayad tihin tuloyinki laga so dortay aan tegi karin u diidayo shacabka xamar nabadey heystan wan idinka diidnay buq iyo shacab kicin

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt หลายเดือนก่อน +4

    Xamse wa nin dacad ah o xalal ah lkn idinka ah calooshood ushaqystayaal dacifiin ah oo ku koban jeebka wax ii gali 😂

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 หลายเดือนก่อน +3

    Reer caabud waaq hanbalyo hanbalyo guul

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo xidhibaan guuleyso xildhibaanada kalan waa inay sidaa u hadlaan shacabka waa dhiban yahay

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 หลายเดือนก่อน +5

    Adigu maxaad qabataa. Markii dhacdhac lawaayo qeyliya. War aaway dagaalkii Shabaab?

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 หลายเดือนก่อน +3

    Xildhibaano TikTokers ah Dowladeda weji maleh

  • @LarryNelsonShorts
    @LarryNelsonShorts หลายเดือนก่อน +2

    Dal xoriye iyo birmada xasan Sheikh ha idin ka sarto

  • @BirlabBirlab
    @BirlabBirlab หลายเดือนก่อน +2

    Markaad lacagta ka qaadanay seen ee aad dooranayseen wali soo daahiray miyay a haayeen xasan sheikh haduu xun yahay iyo haduu wanaagsan yahay ba anaguu madax wayne noo yahay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaaw carada shacabka lagafilayo okadhalatay danbiyada ugalay MD xasan shiq miyalagalexinaya oninkas kuxigenka ahe awodaba lahayn loduwaya??????

  • @RashiidAbdullahi-d9l
    @RashiidAbdullahi-d9l หลายเดือนก่อน +1

    Waa salad aflagaada latak

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbiga iyo afka in llays waa fajiyo fcn aa

  • @ahmedhazzaa3676
    @ahmedhazzaa3676 หลายเดือนก่อน +2

    Calaamadda Shabeele Ee Maanto Dhan Wareegeysa Fadlan
    iska Daaya Waayo Dadka Ayay indhaha Ka Wareerineeysaa

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน

      Iyo waxaa isdaar daarayaan oo haddana damayaan😊

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/u9jxtFdDgZ8/w-d-xo.htmlsi=Ba7NoNOeqNj5P_XK

  • @siidosman3516
    @siidosman3516 หลายเดือนก่อน +2

    Tugu ama alshabab ka barlamanka ku jiro
    isma qarin karo, oo hadi aad soo dhaweysato , adigoo gurigada xatooyo ama dil ka geysanaa. K uwan waa alshabab .

  • @SakiHashi
    @SakiHashi หลายเดือนก่อน +1

    shacab wax bartay weeye midka kenya ee waxa midaas in aad ku dhahdo aryaa yaa tolay shacabku sonalida kuwa dunida uguliita waxay wax ku maqlan waa qabill wax ku arkna waa qabil ee maxaa noo danaha mlhan

  • @RashiidAbdullahi-d9l
    @RashiidAbdullahi-d9l หลายเดือนก่อน +1

    Shawaabbaatahay

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 หลายเดือนก่อน +2

    Hal abuurka hubka waa laga sameeyey weey fashilantey fashilmey

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Beentaa Tugadiina Mucaaradkka Gudad qotta aad ku dhumatiin ???

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv หลายเดือนก่อน

    Shacabkeena shacabka kenya camal allah ka dhigo maba noqon karaan lakin allah waa awoodaa

  • @RashiidAbdullahi-d9l
    @RashiidAbdullahi-d9l หลายเดือนก่อน +1

    Shaawaab doonimeyno waxaa tahay sharable

  • @arkanalislaamchanel
    @arkanalislaamchanel หลายเดือนก่อน +1

    Ascww canshuurta ma xumo lkiin waxaa qaldan canshuueta shaqsiyaad jee kooda galo ee hadii bulshada shaca ka waxaa loogu qabanyo ischoolaad xarumo caafimaad shaqooyin wadooyin bilicda magalada dib u haajin madaxda soomalida maba yaqanan macnha canshuurta waana ayaan darada na heeysato

  • @user-vi5rq1qc2u
    @user-vi5rq1qc2u หลายเดือนก่อน +1

    Adaadhimatee nadhaafa wayeeladiina nadhaafa bilaash xayta yaalbaatihiin

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaad idinku tihiin sharci dajiyayaasha dalkan rabi maxaad ureebteen

  • @siidosman3516
    @siidosman3516 หลายเดือนก่อน +2

    Xamse waa nin ahlu diin ah oo umadu ey ku dirsatey. Ma aha suda adigoo tuug oo kale oo wasiirnimo raadinayo. Tan kale umada Amager amin san yihin.

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 หลายเดือนก่อน

      Nin ahlu diin ah siyaasi ma noqdo , siyaasi waa tuug, beenow, xaraan cuuno ah, qabil walibo somali ah manta siyaasi, xiita dumarka siyaasi waa tuugo iyaga

  • @malaboa591
    @malaboa591 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka ku jiro oo argagixisada Qawaariijta la shaqeeyo ee ilaahoow Umada ka qabo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +1

    Canshuurahaas waxay uraadinayaan dawlada hubkaas ay dawlada soogadatay lacagtii ineysoo ceshadaan qoryaha ay soogateenoo shiishadalehayay kutoogto dawladaxildhibaanadaniyo qofkii karayi duwan ee xildhibaanow is ilaaliya illaahay dawladaan dalka hadhaafsiiyo

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍❤❤❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน +1

    Gardarro ma guuleyso…..

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 หลายเดือนก่อน +2

    Canshur aan la ansixin lama qaadi karo

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle หลายเดือนก่อน +2

    Kalab shabab baa tihiin

  • @Turtle333face
    @Turtle333face หลายเดือนก่อน

    Good job

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 หลายเดือนก่อน +1

    libax reer hiraan

  • @abdirahmanhassanabdulle8513
    @abdirahmanhassanabdulle8513 หลายเดือนก่อน +1

    Gen z is on the way.

  • @maanka4722
    @maanka4722 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaas ayaa lagu leeyahay waa xildhibaan aqas

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน +1

    Xukumadu was dhimatay

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 หลายเดือนก่อน +1

    Cidda shacabka kicinaaya hala soo xiro sharcigu ha sarreeyo

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

      Dalko dhan ma laso xira xasan iyo dameradisa somaliya o dhan b.didan wana la Iska ridaya

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy หลายเดือนก่อน +1

    War.xil.rwzaaraha..kaliya.ha.ataagine.mw.oo.tii.rw.iyotan.waziiradaba.afduubtay.waxwalbaba.isaga.gacantakuhaaya.maad.dhahdid.iscasil

  • @amalabdi143
    @amalabdi143 หลายเดือนก่อน +1

    cawaan yahaw mxa sharciga kataqan, hubka I'd nka laha wa fashilmay waxba xamze haku lexin

  • @abdisahal5246
    @abdisahal5246 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 adeer hamze hakuu ordiinee Hassan Kii kweyna bal meel kusheg

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 หลายเดือนก่อน

      😂😂wasiirka dhibka keenay yaso dooray xamse soo ma ah a

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน

      @@yaasiincadde1661
      Waxaan oodhan waa isku xirxirayihiin - hadha-hadha waaye sheekada 😂

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน

      Waxaan oodhan waa isku xirxirayihiin - hadha-hadha waaye sheekada 😂

  • @a.j2428
    @a.j2428 หลายเดือนก่อน

    XAMSE WAXBA GACAN UGUMA JIRTO WAA TOOL LA ISTICMAALO HAA IYO MAYA MIDNA MA DHIHI KARYO, MASHAAKILKA IYO AWOODUBA WAA XASAN XASAN RIDA HADAAD RUN SHEEGAYSAAN.

  • @mohamedhaaji1989
    @mohamedhaaji1989 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    XAMSE ADIGU SHAQADIISA KUUMA AANAAN DIRSAN BEELAHANA WAXA ISKU DIRAYA

  • @marianm936
    @marianm936 หลายเดือนก่อน

    AWALBA FARMAAJAA DARIISHADA KAA SOO GELIYEY WAXBA HA XIIQIN XASAN IYO XAMSA DALKAAGA AYAGA AYAA MAAMUL I INSHA ALLAAH. EE ADIGA AYAA DHAGAX LAGAAGA SAARI BARLAMNKA⛔⛔⛔

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    DADKA MUQDISHO DHAQQLAHOODA KUWA CUNEY OO LABAJEEBLAHAA WAA ADINKA OO 5000 OO DOOLAR IYO DHEERAAD QAATA ANAGA NOOMA XISAABTANTIDE JEEBKAADAAD U XISAABTAMEE EE WAXBA KENYA HA SOO QAADAN WAAN KU FANEY U JEEDADAADEE

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im หลายเดือนก่อน +1

    kani yaa soo qalday😂😂

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 หลายเดือนก่อน +1

    xasan sheekh maxaad ooga cansanaysaa

  • @CaliBaba-uh2ko
    @CaliBaba-uh2ko หลายเดือนก่อน +1

    Midkii ugu caqliga yaraa Aya u hadlaayo ducufada aan garanayn macnaha barlaman sorry wlhi

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 หลายเดือนก่อน +2

    Tuug

  • @user-jk7kf5tg4k
    @user-jk7kf5tg4k หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk cado qate Aamus

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale หลายเดือนก่อน

    Dowladu wa iney mucaaradka dib u eegtaa soomali umashaqeeyaan
    Guusho soomali gaarto wa ugeeri dhaawaca soomaaliyeed wa u dabaaldag !!!!!!!

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 หลายเดือนก่อน +1

    raysal wasaaraha kaligiis miyaa madax waynaha muu wax kaqabto

  • @TheDayib
    @TheDayib หลายเดือนก่อน

    Ninkan waxu gaaray heer dampile qaran wana inla xiro
    Xamza waxa uka hadlo ninkan mafahmikaraa?????

  • @abdikadirasheikh180
    @abdikadirasheikh180 หลายเดือนก่อน

    adaa kamida ee iscasil adna kuligiin wax isma dhaantiin

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej หลายเดือนก่อน

    Har.wad.isweydisah.mamulkah
    Dowladah.yah.hayah.oo.amarkah
    Bixiyah.oo.sharcigah.kusoragah
    Dalkah.cashutanah.shacabkah
    Ku.khaliyeyah
    Markah.matah..xamsah.amarkah.mantahiskamah.lah.ee.weydih
    Madaxweynah.dalkah.xumamah
    Soh.alas.weydih.xasan.xasan.sheq
    Isgah.kulih.mamulkah.kantah.ku
    Hayeh
    Bilihih.tofiih

  • @user-ic8uu1yu7l
    @user-ic8uu1yu7l หลายเดือนก่อน +1

    Soomali ilaahay ayaa uu maqan

  • @yusufgumbuley1150
    @yusufgumbuley1150 หลายเดือนก่อน

    Amusnaanta ayuu ku fiicnaa

  • @mohamedabdimalin4342
    @mohamedabdimalin4342 หลายเดือนก่อน

    Nacasoow waad ka shifan thy cidda aan ku soo banaan baxeyno adigaa ugu horeeya reer tolkeeyoow dowladda saanaddeeda dhaca, reer muqdishoow muqdisho bur buriya, haddaadan 48.saac muqdisha uga bixin korkaaga ina fillo wuxuush yahoow,

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

    Shacabka so baxa banan baxa kenyantiga kama lidatane

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale หลายเดือนก่อน

    Mucaaradku dawlado kale iyo raga duurka kujira ayey ushaqeeyaan
    Hala ogaado

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 หลายเดือนก่อน +1

    Canshurta qasab maaha

  • @user-wd5ik4je2g
    @user-wd5ik4je2g หลายเดือนก่อน

    Xukuumada habaxsato kulahaa intay ubaxsanee 😂😂😂😂

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d หลายเดือนก่อน

    Malik caqli badan maleh iyo kuwa dabataagan waa ninkii lahaa hirshabeele waan u camiraynay hadana maxaa diidaaya in uu u camiro dowlada hawlaheeda miiska baarlamaanka ayaa warkaan in aad ka jeediso looga baahanyahay suuqyada maya

  • @marianm936
    @marianm936 หลายเดือนก่อน

    TUUGO ITOOBIYA U SHAQEEYO AYAA TIHIIN DALKAN WAA LA IDINKA QABANAYAA. ⛔⛔⛔⛔

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE WAXAAD RABTAA IN AAD BEESADAAD ITOOBIYA KA SOO QAADATEEN AYAAD NOOGU AWR KACSANEYSAA WAA KAA DIIDNEY FIDNADAAD WADID

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน +1

    RAXIIMULLAAH: th-cam.com/video/u9jxtFdDgZ8/w-d-xo.htmlsi=Ba7NoNOeqNj5P_XK

  • @user-jt6rz9sj8t
    @user-jt6rz9sj8t หลายเดือนก่อน

    Maxaa iska quseeya barlamaanka kenya iyo kan somaliya ma kenya ayaa Lagaa xukumaa

  • @RashiidAbdullahi-d9l
    @RashiidAbdullahi-d9l หลายเดือนก่อน +1

    Orad tak cudur ayaa ku haayaa

  • @harithturab
    @harithturab หลายเดือนก่อน

    Qofkaan xunoo xawaadla ah yaa balmiyay

  • @MohammadAbuukarIbrahim
    @MohammadAbuukarIbrahim หลายเดือนก่อน

    Hhhhh waxas War waye wllhi xamze cabdi bare ma iscasilayo ee adiga is Casil

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน

    Sharci dajiye waa ilaahay sareeya iyo kitaabka quraanka
    Wixii kasoo haray waa baadil

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga tuug ima matalo

  • @vipkaa9608
    @vipkaa9608 หลายเดือนก่อน

    Rer cabud waaq hubka ma ayaga so gaten markad u hambalyeyneso

  • @fatumaalijaamac1508
    @fatumaalijaamac1508 หลายเดือนก่อน

    Xasan idinkaa doortay cabaadka joojiya

  • @MohamedmuuseJilacow
    @MohamedmuuseJilacow หลายเดือนก่อน

    Dadka been ha u sheegin dad iyo dalba ma dooneysid hunguri aad weysay markaasaad qeylineyseen

  • @momusse4450
    @momusse4450 หลายเดือนก่อน

    Nacastaan meesha dhooban

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE หลายเดือนก่อน

    Naga aamus doqonyahaw

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 หลายเดือนก่อน

    Beenlow xildh.

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 หลายเดือนก่อน

    HAL qof oo Somali matala idinkuma jiro. Killigiin wadanka khiyaanonqaran ayaad kujirtaan.
    Ismadhaantiin. Shut up!