Barta Aqoonta
Barta Aqoonta
  • 290
  • 787 845
Riyada biyaha shahwada manida qofkii ku riyoodo asoo biyabaxayo ama mani ay ka timid
Riyada biyaha shahwada manida qofkii ku riyoodo asoo biyabaxayo ama mani ay ka timid
Riyada biyabaxa ama manida dumarka ama raga qofkii ku riyoodo maxaa lagu fasiraa, mararka qaar waxaa lagu fasiraa qooqa ama kacsiga daran raga kacsiga badan ama dumarka qooqa badan, sidoo kale biyaha shahwada dagdaga ah waxaa lagu fasiraa hanti ama maal, qofkii naagtiisa biyaha soo gaaraan way ka faa'idaysanaysaa, dhar iyo dahab ayay ka helaysaa, biyaha shahwada ilmo waa lagu fasiraa ama beer la tacbayo in la waraabiyo.
#riyada #soomaali #soomaalida
มุมมอง: 301

วีดีโอ

Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 13 aad israha & micraajka shafaacada x
มุมมอง 10816 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 13-aad israha & micraajka shafaacada xowdka Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiriyaa kutubta ugu qiimaha badan oo sahlan qofka muslinka uu ka baran karo caqiidadiisa. #kitaabka, #ca...
Riyada subaga qofkii riyo ku arko asoo subag cunaya ama cabaya ama subag lo' helay
มุมมอง 338วันที่ผ่านมา
iyada subaga qofkii riyo ku arko asoo subag cunaya ama cabaya ama subag lo' helay Riyada subaga ama baruurta ama jifiga ama saliida dhamaan way isku dhow yihiin macaani kala duwan ayay yeelan karaan. subaga macaanka ah oo quruxda badan waa aaran iyo arsaaq xalaal ah iyo barwaaqo, riyada oo faahfaahsan muuqaalkan ayaad ka daawan kartaa. subaga caanaha lo'da ama caanaha geela ama caanaha ariga dh...
Kitaabka Naxwaha Ajruumiga casharka 25aad waxyaalaha mudaarica jazmiga u keeno q4
มุมมอง 272วันที่ผ่านมา
Kitaabka Naxwaha Ajruumiga casharka 25 aad waxyaalaha mudaarica jazmiga u keeno q4 Kitaabka naxwaha Ajruumiga oo halkan lagu soo jamciyay متن الآجرومية ; مؤلف الكتاب الشيخ محمد بن محمد بن داود الصنهاجي أبو عبد الله القاسم barashada afka carabiga naxwaha ayuu ku taagan yahay.
Riyada xiriirka midka taleefanka ama xiriirka guud ahaan sidoo kal isgoynta iyo kalataga
มุมมอง 66014 วันที่ผ่านมา
Riyada xiriirka midka taleefanka ama xiriirka guud ahaan sidoo kal isgoynta iyo kalataga Riyada qof taleefan kuu soo dirayo riyada xiriirka taleefanka ama koolka moobeelka qofkii arko asoo lala soo xiriirayo riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa iyadoo faahfaahsan, riyada moobeelka oo lagaa qaatay ama aad hilmaantay ama qof mobile ku siinayo ama kaa daminayo, riyada isgoynta qofkii kaa xanaaqo...
Riyada qaraha ama xabxabka qofkii ku riyoodo qare bisil ama xabxab cagaaran ama guduudan
มุมมอง 46414 วันที่ผ่านมา
Riyada qaraha ama xabxabka qofkii ku riyoodo qare bisil ama xabxab cagaaran ama guduudan Qofkii riyo ku arko xabxab macaan ama qare riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, qaraha bisil oo guduudan ama jaalaha ah ama cagaaran fasiraad badan ayaa lagu fasiraa halkan ayaad ka arki doontaa, dumar iyo rag wuu tilmaamaa, sidoo kale cudur ayuu tilmaamaa, qofkii cuno qare fasiraad badan ayuu noqon karaa ...
Riyada tasbiixda iyo takbiirta iyo tahliisha guud ahaan xuska Ilaahay qofkii Alle xusayo
มุมมอง 51321 วันที่ผ่านมา
Riyada tasbiixda ama takbiirta ama tahliisha guud ahaan xuska Ilaahay qofkii Alle xusayo Qofka wuxuu ku riyoodaa mararka qaar asoo Alle xusayo oo subxaana Allaah leh ama allaahu akbar, riyada noocaas ah wax badan ayaa lagu fasiraa waa guul iyo in Alle faraj kuu keenayo, nin iyo naag gabar iyo garoob hooyo iyo wiil yar dhamaan hadday ku riyoodaan riyada tasbiixda ama ducada ama xuska Alle waa ri...
Riyada lo'da ama caanaha iyo hilibka lo'da qofkii arko asoo hilib lo' la siiyay ama cunaya
มุมมอง 49621 วันที่ผ่านมา
Riyada lo'da ama caanaha iyo hilibka lo'da qofkii arko asoo hilib lo' la siiyay ama cunaya Fasirka riyada lo' ama dibi ama wayl ama hilib lo'aad ama caanaha lo'da ama qofkii lo' lisayo lisitaanka lo'da dhamaan waxa lagu fasiro halkan ayaad ka daawan kartaa. lo'da guduudan lo'da cayilan qofkii riyo ku arko waxa lagu fasiro riyadaas oo faahfaahsan.
Riyada kaneecada iyo dhilqaha iyo booddada qofkii arko kaneeco ama dhilmaanyo dhilqe booddo
มุมมอง 31528 วันที่ผ่านมา
Riyada kaneecada iyo dhilqaha iyo booddada qofkii arko kaneeco ama dhilmaanyo dhilqe booddo Fasirka riyada kaneecada ama dhilmaanyada ama dhilqaha ama booddada, qofkii ku riyoodo asoo dilayo keneeco ama dhilmaanyo ama booddo ama dhilqo riyadaas halkan ka daawo. #kaneecada #dhilqaha #booddada #dhilmaanyada
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 12 aad aragtida Alle sida loo rumeeyo
มุมมอง 143หลายเดือนก่อน
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 12-aad u aragtida Alle sida loo rumeeyo Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiriyaa kutubta ugu qiimaha badan oo sahlan qofka muslinka uu ka baran karo caqiidadiisa. #kitaabka, #caqiid...
Riyada dhalada qofkii arko dhalo asoo la siiyay ama dhalo malab ama biyo ama wax kale ay ku jiraan
มุมมอง 352หลายเดือนก่อน
Riyada dhalada qofkii arko dhalo asoo la siiyay ama dhalo malab ama biyo ama wax kale ay ku jiraan Dhalada waxa lagu fasiro ayaad halkan ka daawan kartaa, waxaa lagu fasiraa wax badan waxaa ugu muhiimsan naag ama haweeney, dhalada jabsan ama dhalo jabtay waxaad ku fasir kartaa hanti, ka daawo halkan, riyada dhalooyinka wax ku jiro, sida subag ama malab ama saliid ama caano, qaaruuradda saliida ...
Riyada villada ama qasriga guriga weyn qofkii arko asoo galayo ama asoo daar weyn la siiyay
มุมมอง 423หลายเดือนก่อน
Riyada villada ama qasriga guriga weyn qofkii arko asoo galayo ama asoo daar weyn la siiyay Riyada qasriga ama filada qofkii arko asoo guri weyn galayo ama qasri balaaran ku jiro riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan asoo faahfaahsan, riyada daarta weyn ama villada quruxda badan oo cad dhamaan halkan ayaad ka daawan kartaa. #riyada #villada
Riyada caarada qofkii ku riyoodo caaro guriga soo gashay ama asoo dilayo fasirka riyadaas
มุมมอง 298หลายเดือนก่อน
Riyada caarada qofkii ku riyoodo caaro guriga soo gashay ama asoo dilayo fasirka riyadaas Qofkii arko guriga caarada ama asoo caaro la dagaalamayo wax badan ayaa lagu fasiraa waxaa ugu muhiimsan haweeney ninkeeda aan u ogolayn raaxada gogosha, caarada qofkii ay qaniinto ama ay ku dhegto dhamaan halkan ayaad ka helaysaa riyada oo faahfaahsan. #riyada #caarada
Riyada siraadka aakhiro qofkii arko asoo siraadka ka gudbayo ama asoo ku kufay
มุมมอง 451หลายเดือนก่อน
Riyada siraadka aakhiro qofkii arko asoo siraadka ka gudbayo ama asoo ku kufay Riyada riyada siraadka maalinta qiyaame oo aakhiro lasoo taagayo oo ay ka gudbaan dadka mu'miniinta gaaladana ay ku dhacaan iyo munaafuqiinta, qofkii riyo ku arko asoo ku socdo riyadaas oo faahfaahsan halkan ka daawo. #riyada #siraadka
Riyada qaniinyada qofkii arko asoo wax qaniinayo ama isaga la qaniinayo eey ama xayawaan kale
มุมมอง 542หลายเดือนก่อน
Riyada qaniinyada qofkii arko asoo wax qaniinayo ama isaga la qaniinayo eey ama xayawaan kale Riyada qaniinyada dadka ama xayawaanka ama dameerka ama noolaha ama maska ama eeyga dhamaan halkan ayaad ka daawan kartaa fasirka riyadaas. #riyada #qaniinyada
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 11 aad u hogaansamida Alle
มุมมอง 76หลายเดือนก่อน
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 11 aad u hogaansamida Alle
Riyada digsiga ama dheriga ama surfiyada qofkii arko asoo digsi wax ku karinayo
มุมมอง 459หลายเดือนก่อน
Riyada digsiga ama dheriga ama surfiyada qofkii arko asoo digsi wax ku karinayo
Riyada shaqshaqa qofkii riyo ku arko asoo badar sida galey ama masago shaqshaqaya
มุมมอง 279หลายเดือนก่อน
Riyada shaqshaqa qofkii riyo ku arko asoo badar sida galey ama masago shaqshaqaya
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 10 aad aragtida Alle aakhiro
มุมมอง 88หลายเดือนก่อน
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 10 aad aragtida Alle aakhiro
Riyada cadarka ama barafuunka qofkii arko catar ama barafuun riyadaas waxa lagu fasiro
มุมมอง 1.1Kหลายเดือนก่อน
Riyada cadarka ama barafuunka qofkii arko catar ama barafuun riyadaas waxa lagu fasiro
Riyada waqtiga ama saacadda qofkii arko waqti subax ama habeen ama maalin
มุมมอง 380หลายเดือนก่อน
Riyada waqtiga ama saacadda qofkii arko waqti subax ama habeen ama maalin
Riyada hadiyadda qofkii arko asoo hadiyad la siinayo ama hadiyo qaadanayo
มุมมอง 635หลายเดือนก่อน
Riyada hadiyadda qofkii arko asoo hadiyad la siinayo ama hadiyo qaadanayo
Riyada webiga qofkii ku riyoodo webi asoo galay ama biyo ka cabayo ama wabi ka gudbayo
มุมมอง 2.4K2 หลายเดือนก่อน
Riyada webiga qofkii ku riyoodo webi asoo galay ama biyo ka cabayo ama wabi ka gudbayo
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 9 aad quraanka kariimka
มุมมอง 1282 หลายเดือนก่อน
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 9 aad quraanka kariimka
Riyada dhalashada bisha markay dhalato bil cusub haddii riyo lagu arko
มุมมอง 5002 หลายเดือนก่อน
Riyada dhalashada bisha markay dhalato bil cusub haddii riyo lagu arko
Riyada gorayada qofkii arko gorayo ama goray riyada noocaas maxaa lagu fasiraa
มุมมอง 2772 หลายเดือนก่อน
Riyada gorayada qofkii arko gorayo ama goray riyada noocaas maxaa lagu fasiraa
Riyada raaxada galmada dhabta ah qofkii arko asoo naag ama xoolo u galmoonaya ama xaaska
มุมมอง 1K2 หลายเดือนก่อน
Riyada raaxada galmada dhabta ah qofkii arko asoo naag ama xoolo u galmoonaya ama xaaska
Riyada wasakhda qofkii arko wasakh ama uskag ama dhusuq jirka ama dharka
มุมมอง 3762 หลายเดือนก่อน
Riyada wasakhda qofkii arko wasakh ama uskag ama dhusuq jirka ama dharka
Riyada booditaanka ama boodidda qofkii arko asoo meel ka boodayo ama qof ku boodaya waxa lagu fasiro
มุมมอง 5352 หลายเดือนก่อน
Riyada booditaanka ama boodidda qofkii arko asoo meel ka boodayo ama qof ku boodaya waxa lagu fasiro
Riyada duulidda ama buubidda qofkii arko asoo dhulka iyo cirka u dhexeeya oo duulaya
มุมมอง 1.4K2 หลายเดือนก่อน
Riyada duulidda ama buubidda qofkii arko asoo dhulka iyo cirka u dhexeeya oo duulaya

ความคิดเห็น

  • @user-hw2lc8bt2p
    @user-hw2lc8bt2p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sgeeko khyr Alle ha ku siiye i fasil khyrdan wax ku riyooday cunug yar dhalay o dhmanaya o aad u ooyeyo bal so fasil wa naxsanyhy ilahy khyr ha ku siiye

  • @QaaliyeyQaaliyey
    @QaaliyeyQaaliyey ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheqow wxan kuriyodey ani iyo hoyadeyda iyo wiil yaroo 11 jir ah an eedo u ahy oo safreyno oo safar kujirno mheshan rabneyna wan tagney rerkii kale na xafada kuso dhafney ano dhahayo isla riyada dhexdeeda na sheqow Hoyo Dirac oo afar meel cml kajexan ayan kaqatey wxan dhahay wan jeclhy diracan xarqaan ayan geysanaya hoyo kadib hoyana wey isiisey sheqow gabar laqabo ahy wax na madhalin wali iso fasir

  • @user-io7qe7yr1t
    @user-io7qe7yr1t 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riyada Aragtida Bas Ah Shabeelka Wado Kaaga Hor Imaanayo oo Waxba Kuyeeleynin Maxay Noqonkartaa

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚

  • @Amouchy
    @Amouchy 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh iifasir riyada mamo aan aqoonin oo aan meel dad bdn shaqo kawada sugeyno oo jogno oo cunug ey dhashy mamada anoo laciyarayo oo cunga dhbata ku haaya ayaa hooydii ladilay mindiya la giliye lkn wx dilay ma,arkin aydo dhiig ka socda arkay Karachi meesha shqda ka sugeyna lgc 12 dollar nasiise oo dhahday kala qeybsda ana xooga murug iyo walwal ihaayo oo nolosha xooga igu adag maxaaa wye micnheyda riyada 😢

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah tabaraka ok sheikh ❤❤❤

  • @DeeqaWarsame-hk7vf
    @DeeqaWarsame-hk7vf 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sheekh waxaan ku riyooday adoo gabadh dhalay inan ayaan ahay layma qabo sheekh isoo fasir mahad sanid

  • @FatumaAbdullahi-hf2ds
    @FatumaAbdullahi-hf2ds วันที่ผ่านมา

    Asc shiik waxan kuriyoday gaber angaranayo oo ladoni haya iso fasir

  • @user-zu1jf1qx1y
    @user-zu1jf1qx1y วันที่ผ่านมา

    Asc waxan kuriyoday nin ila racesanayo mar ku iga atgay an leyahay kan guur uma socdo iso fasir janada allah kugu bishareyo wll

  • @mariaqaali598
    @mariaqaali598 วันที่ผ่านมา

    Sheekh waxan ku riyooday ey kheylinaayo oo dadka dhan bursanayo si gaar ah aniga imaagayo ibursanaayo aan ka cararaayo dadka iga celinayaan kadib markan is dhahy wuu baxy aan banaanka uso baxay dadka so dhax kalay ayaan kadis waxan ku darema eyga oo maradeyda heesto maradeyda goosty kidib liiga fujiyy kadib wiilkaas uu qaniinay ladhahaayo eyga 😢 iiso fasir pls 😢

    • @mariaqaali598
      @mariaqaali598 วันที่ผ่านมา

      Eyga waa casaan waxaaan ahy hooyo laqabo😢

  • @user-xo6fp1pc5g
    @user-xo6fp1pc5g วันที่ผ่านมา

    Asc sh ani wxn ku riyoday meel gubanysa oo waddo ah ama jid ah wana la daminayay ana aan agtaagna wax dhib ahna dadkii ma y soo gaarin Wxn ahy hooyo xaas ah

  • @user-jt5wr7et7d
    @user-jt5wr7et7d วันที่ผ่านมา

    Asc ww sheikh riyo aya arke inksto mawducan u ahen riyadas 2 hben aya la istuse oo isu xiga hbnki kowad waxe ahed riyada ani io 2 gabdho deris nahay mid saxibo isu dhow aya nahy mar dhow aya lagursade gabdha kale deris aya nahay mrka 3 dena carrur aya heysanaa ani wiil aya heystey oo gacnta so qabte surwal wan ugaliyey 2 gabdho carurtod dhabarka usarned ana wilke wn so baxene riyada kale wxa waye anigo uur iska barayo oo kowdi mel iska dhige kdb iso baxe oo sawr kaqdayo walashe ila jogte isla firineyne xaas aya ayhy alle ilmo khyr qabto isiyo iso ducey in ad ifhnte rajena i.a

  • @kowsar8547
    @kowsar8547 วันที่ผ่านมา

    Shiekh ii fasiir waxan ku riyoday anigo safar galaya hoyo day ila socoto waxan tagnay guri hoyo day oo gobal tagan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      fadalan soo sheeg xaalkaaga ma arday baa tahay ama hooyo?

  • @Dheman72
    @Dheman72 วันที่ผ่านมา

    Ayeeyo wey inooshay alllah ixafido ee xalay waxan ku riyody aniga iyo ayeyo oo meel dad badan joogan isla joogan marka ayeyo aya wiil dariska ah la digashay aniga wan ka calay ee isoo fisar qeyr Allah ku siiya shekha

  • @najmafaarax233
    @najmafaarax233 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxaan ku riyooday aniga iyo Aabahay oo nadiifinayna roog.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waxaa kaa tagayo wixii fikir ku hayay nolol waxaad helaysaa farxad ku dhisan

  • @user-cs5po4sp8p
    @user-cs5po4sp8p วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow guur qeer qawo iisahal

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey711 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxan ku riyoodey ceel dheer oo meel guri Ah ku yaalo guriga naag aayaa dagan lkn Aniga ceelka dherarkisa Ayan ka baqaa Aniga oo dhan cabsi Waxan leyhy Aniga ceel gaban lee Aqaney ceelkan cml muxuu yhy biyo Ayaa ku jireey ceelka riyada labad waxaan ku riyoodey ilmo yer Ano waato baa intan meel dhigo wiifow cml oo kor aayaa iska Adayaa bashal Ah marka so dhameysto Ayaa ilmihi igu so dhacdey Anoo naxsan dadka wareysanayo qof igu yiri kas miyaa saa waa Asiga Aniga naxdin ilmaha dhibatada ka muquta marku habsiyy wuxu igu yri Maxaa meel cidlo Ah igaga tagtey qof maxa igu dhafi waysay wllahi marku sidaa igu yri wan nacay cabsi farax badan ayn dareemay marku sidaa igu yiri ilma Aniga habsisan oo labteyda ku jiro ilmihi wuu dhintey ila hda sheik wan naxsnhy naxdintii kan qadey shukaran sheikh riyada kowad maalin duhurki Ayn ku riyod tan labadna salada ubax

  • @LaxRite
    @LaxRite วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh alle haku barakeeyo ii fasir riyadan. Waxaan ku riyooday anoo meel deked ah diyaarad dusheeda ama baalkeeda fuulay anoo cabsanaya diyaaradiina ay ila duushay diyaarada dusheeda dad kaloo badan ayaa saarna ana dhanka baalka ama waafiyaha ayaan kaligay saarna cabsidii markay igu badatay dbd ilaahay diyaaradi wuxu ku dajiyay cidhifka kale ee dekeda ama shamiitada halkaasan kaga degay anoo faraxsan.(Isla dekeda ayaan ka raacay isla dekedana cidhif kale ayaan kaga degay waxaanan markaan ka degay arkay hal nin oo somali ah oo aanan aqoon) sheekh waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo aan xaas lahayn

  • @munamunish3690
    @munamunish3690 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh wxn ku riyoode ayay de o dhimate aniga ne oynaayo.isla riyada dhexdeda wxa ku soo kacy ano ilin iga qooyan tahy indhaheyga .oohin bila buuq aheed mse qaylo laan. Mrka si run ah u soo kacy caadi ba aha wxbo iga ma qoynen..ayeyo anaga ayay nala nooshhay way na cfmd qabta sheikh.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      inshaa Allaah waa wax aad ku farxi doonto

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 2 วันที่ผ่านมา

    lkn ukunta marki hore gabar saxiibteya isineyso dore kagicine wey IGA qarine Marka afka Ku jsbso is dhaho jijiil kaso baxa wa tufa Wu nolyahay waxa dhaha wa gorina meel an Ku huursha ayan raadina Ii fisir singal Ayn ahay ilmo haysato wa kanax sanahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      riyadan waxay tilmaamaysaa guur iyo ilmo inaad dhalayso

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 2 วันที่ผ่านมา

    Waxa kuriyode anigo ukun ceriin afka Ku jabsanayo o afka jijiil igu dhacay wa so baxshe kaib waxa leyahay wa gorina waxa uraadina meel Aan Ku huuriyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      riyadan waxay tilmaamaysaa guur iyo ilmo inaad dhalayso

  • @Umuibtisaam670
    @Umuibtisaam670 2 วันที่ผ่านมา

    Asc sheeqoow waxaan ku riyooday aniga uur leh qofkaan uleyahay waan aqaanaa waana qof macalin ii ah markaas ayaan waxaan leyahay bahasha uurka laku baaro ayaan raadsanaa kabacdi waan usheekaa ayaan leeyahay ifasir

  • @user-ji8cc5th2p
    @user-ji8cc5th2p 2 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh ifasir riyada.waxan ku riyoday qof xanuun oo rag ah oo il laga haayo oo Anan kasenin kadib muufo iyo maraq aa jab ka Cuna inta kale cunug yar sii la idhaaha kadib waa so weysesanaa aa dhahaa ano weysada wado will antigen Dhalay aa weysada iga jabinayo wuu itaabaana waa bilaabaa Haden wuu iga jabinaa Hadane wa bilabaa

  • @Munabashir-dm8pr
    @Munabashir-dm8pr 2 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxan ku riyoday ninkeyga o naag ila gursday aniganah an oyayo o asiga dilayo o aan qaninayo asiganah waxbo ima.dhahayo o wuu iska key firinya wuna.xanusana nagtana wuu iga qarinye xita nagta wan jijiday gabar cad bay ahayd o quruxsan blz isheg wa markii labad aan saul ku waydiye tii hore wa iga jawabtay

  • @saynabwali3115
    @saynabwali3115 2 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh inantayada ayaa kuriyotay iyado fure idhibaysa oo igule hoo albabakan inaga xidhan inofur marka waxay tiri waxad lahayd yarabi iqfirli yarabi irxamni Marka waxaytiri waxaan kugu idhi albabki risiqa iyo cafimad ayad ino furtay Iso fasir sheekh alha kubarkeyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ws waa riyo bishaaro ah oo tilmaamaysa in Alle wax badan idin siin doono barwaaqo iyo nimco aan lasoo koobi karin

  • @anisopilanbari170
    @anisopilanbari170 2 วันที่ผ่านมา

    Away hilibka ariga natijadiisa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      daruur com ayaad ka helaysaa riyooyin badan la xiriira hilibka ariga

  • @saynabwali3115
    @saynabwali3115 2 วันที่ผ่านมา

    Shekh waxan kuriyoday aniga oo odaygayga xambarsan uu leyahay sida ixam bartay oo aan kulehay manan kuqadi karayn bad modaysay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      riyada sabar ayay tilmaamaysaa

  • @saynabwali3115
    @saynabwali3115 2 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh waxan kuriyoday nag idaba socota oo odaygaga oomel fadhiya utagtay oo kule baryahan xaskagu maxay kutiri yacnihi madiku dhacdeen Maya marku kuyidhi ayaa waxytiti anaa kuso warasanya marka anay itimid onoo kaadi ofadhiyo wankacay waxakudhahay naa maxad igadaba socota intasan katosay Iso fasir sheekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ws riyada waa digniin naag ayay tilmaamaysaa oo iskudir ka shaqaynayso iska ilaali

  • @aliyamanaf569
    @aliyamanaf569 2 วันที่ผ่านมา

    Sheikh asc waxan kuriyodey libaax cidayna sogaley oo caad

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      arday maa tahay?

  • @user-hb3id2qr6z
    @user-hb3id2qr6z 2 วันที่ผ่านมา

    shikh riyadan ii safir wxn ku riyodey walashey iga yar ayn call video kula hadlaya waxn arkaya wllshey oo miis aad u sharaxan dultagan oo cuno ah wax miiska saarna kaluun iyo hilib cuno bdn oo aad u qurux bdn ayaa ku safna wxn ku dhahay gabar ay sxib ahaayen wlshey ma kula joogata haa ayaa ay ilee dahay wey ila joogta mariyo wxn arkaya bac adeeg ku jiro qudar ah wxn lee yhy yaa leh wx ley dhahaya maariyo kuu keenty wxy aadey mel ee karso wxn fiirinya adeega mise wa adeeg suugo oo ad qurxan wxn tagaya guri aan aqon oo fiilo ah waxa joogta gabdhi adeega ii keenty wxn lee yhy abayo maariyo rabi ilmo khayr qaba ha ku siiyo wxy i lee dahay uur ayn lee yhy ba abyo wn farxaya mrka hdana wxn guriga ku arkaya nin aad looga baqayo oo aad u xun gabdhu wey ka baqeysa iyada xata ana wan ka cabsanaya wx ley tusaya fusto meel tal wx ley lee yhy ninkan fuustadan ayu gala mrka uu dono kaso baxa wax foostada dulsaran bisad u u fol xun dhamtay aad u miciyo dher o qaylineysa wx ley dhahaya ninka kensatay wey ilaa lisa mrka ayn so kacaya hurda da

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      fadlan soo sheeg xaalkaaga gabar mise hooyo???

    • @user-hb3id2qr6z
      @user-hb3id2qr6z 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta xafidu lah sheikh hooyo la qabo ayn ahay

  • @munoabukadirgeeseey3335
    @munoabukadirgeeseey3335 2 วันที่ผ่านมา

    Asc shiq waxanku riyoday anigo madaxa iska xiirey waxan ahay xaas

  • @FardowsoCabdi-y6v
    @FardowsoCabdi-y6v 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @FardowsoCabdi-y6v
    @FardowsoCabdi-y6v 2 วันที่ผ่านมา

    M.a😂😂

  • @FoosQurux-z6u
    @FoosQurux-z6u 3 วันที่ผ่านมา

    Sheq waxan ku riyoday xaadada gacmaha io lugaha iska xirayo ifadir allh ku dhowree ❤😊

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay msie hooyo? run ahaan xaad ma u leedahay mise waa riyo kaliya?

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 3 วันที่ผ่านมา

    Shiekh waxaan ku riyooday gabdha ninkayga qabo oo I dhahayso kansar baa I haya laba habeen oo isku xigta iyo ani oo naxsan lkn ayada ay iska faraxsantahay plz ii fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato inay dareemayso oo daran

    • @mcnbadanhooyadeey3831
      @mcnbadanhooyadeey3831 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta 🥲 in shaa khier

  • @samiiraaxmed9132
    @samiiraaxmed9132 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekh waxan ku riyooday anoo cabaya caano waxan ahay garoob isoo fasir caano badan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      waa nolol wanaagsan oo fudud

  • @FardousoAli-t5g
    @FardousoAli-t5g 3 วันที่ผ่านมา

    Asc shiiq waxaan kuriyooday anigoo meyd raacay si aan wax uga soo duugo waa laba nin daadaan aqaanana ma aha maydkaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      xaas maa tahay?

    • @FardousoAli-t5g
      @FardousoAli-t5g 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta maya

    • @FardousoAli-t5g
      @FardousoAli-t5g 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta maya

  • @user-zu1jf1qx1y
    @user-zu1jf1qx1y 3 วันที่ผ่านมา

    Sheikh waxan kuriyoday anigo suuqa jogo liin dhanan cagar ah ayan gatay liinti caag igu noqotay kadib nagta u celiyay waxan dhahay maxa igu qiyantay liinta caga ah wey iga celisay ifasir Sheikh kheyr allah ku siiye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      hooyo maa tahay mise gabar?

  • @CaashoIbraahim-xz1bt
    @CaashoIbraahim-xz1bt 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekh isoo jawab waxan ahay hooyo wiilkeda xiran yahay waxan ku riyooday hooyadey oo dhaheyso wiilka dhaqso hala dilo anigane hooyadey ayan qorta ka jabinaa maxe tahay riyadas 😭

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aan farxad lahayn

  • @user-tq2lk8pd3n
    @user-tq2lk8pd3n 3 วันที่ผ่านมา

    Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakudhowro 2darod allahumma amin Waxan kuriyoday nin ushekeynayo rag dhowr ah xiligas wey iga fogyihin wa rag kuras iyo jardiman kufadhiyan wuxu kayimid urdun wuxu leyahay meshas wexey kuficantahay hadu kudhashto ilmo wey uso gurmanayan ookuma tabayo yacni dhar iyo agabka xiliga loga bahna aabaha dadka ukenayo bls lagamarabo ilmaha markey batan markan maqlo lidnantisa ah in uukutirsanyahay jecelyahay kalma aadamaha ayan karhanaya wuxuna leyahay wan kasoguraya madama 11canug uuhaysto kadib waba nin aad xajmi uleh agteyda fadhiyo lehne urdun madama xaskisa iyo 11carura eykajiran hooyo mcn aya igu tiri urdun inte waye waxan kudhaha urdun iyo yaman iyo suriyo wa halka diyaradaha lagu duqeyo sideno kale markasbu ileyahay ha. Bls waxan daremaya in uu igarabo xirir bls aniga majecli raga lito madama aan ogaday qeymihisa marku urdun kashekeynayay..kadib hooyo aya dhaheyso wan tahribaya wey labisaneysa si qurxan gabar eedadey dhashay aya dhaheyso wankuraci wey kuqeylini ulna weysoqadani weyna garaci xiliga wey litata gabadha xanun iyo faqri wan unaxaya anigo qalbiga kahadlayo kana baqayo waxa duleysan in eymuteysato hooyo macto waxan arka saxarad baraf uukabuxo aad ayan ujeclahay ina cuno wana bartibarti qeb yar yar iyo kuwo waweyn wana laracraci gacanta Shiiq iifasir allaha kudhowro 2darodba allahumma amin

  • @Quraan.1channel
    @Quraan.1channel 4 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh wa an ahay gabar an wali la gursan marwalbo ama badana wxn kuriyodaa ano igalmonayo nin an aqon lkn markas an isqabno markan sokacana wax biyo ma arko oo maqoyni mxe thy riyadas sheik marar hadan ayan arkay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      ws waa guur xalaal aad heli doonto oo aad ku farxayso

  • @IkraanMuuse-ho6zm
    @IkraanMuuse-ho6zm 4 วันที่ผ่านมา

    Wxaan ku riyoday wiil aan habo u ahy oo 700 boqol oo dollar na siiyay anuu ii dhippay aba wlzhy wax ka siinyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay ama hooyo?

  • @user-vb1py6ff9r
    @user-vb1py6ff9r 4 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxan ku riyooday anoo malab saafi ah oo cad miiraya oo hortayda uuyaal wiil aan eedo uahay baana iidhiibay alah haiirumeeyo siduu shiikhu ufasiray gabdh baan ahay gurkayga alah hasoo dhaweeyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      waa nimco kuu soo dhow inshaa Allaah Ilaahay khayrka ha ku waafajiyo

  • @MariaSiyat
    @MariaSiyat 4 วันที่ผ่านมา

    ᴡᴀxᴀɴ ᴀʀᴋᴀʏ ᴀᴀʙᴀʜᴀʏ ᴏᴏ ᴅʜɪɴᴀʏ sɪ sᴀx ɢᴀʟᴀʙᴛɪɪ ɪsʟᴀ ʜᴀᴡᴇɴᴋɪɪ ᴀsᴀɢᴏ ʟᴀsɪɪ ᴡᴀᴅᴏ ɢᴀᴄᴀɴᴛᴀ ɪɢᴀ ǫᴀʙᴛᴀʏ ᴋᴀᴅɪʙ ɪsʙɪᴛᴀᴀʟ ɢᴇᴇʏᴀʏ ᴋᴀᴅɪʙɴᴀ ᴡᴜᴜ ᴅʜɪɴᴛᴀʏ😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa ducada inaad ka gaabiseen salaad markaad tukato u duceey

  • @Ahmedadeec-zn9oz
    @Ahmedadeec-zn9oz 4 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh waxan ku riyoday anigo daruurta biyo ka cabaayo aniga iyo yaraanka xaafada maxay tilmaamaysaa❤❤

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 3 วันที่ผ่านมา

      ws waa nolol fiican heer sare ah inshaa Allaah

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 4 วันที่ผ่านมา

    Sheikh gurigeyga Ayan kuiri sunta baranbarta qof ii bufi markasa kaso daadatay baranbar aad utira badan aadna uweweyn oo wada dhimtay Wana riyada dexdeda marwo laqabo caruur ujoogan Ayan ahay ifasir walal

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      waa dad aad xun oo lagaa fogeeynayo inshaa Allaah oo gurigaaga imaan jiray

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 4 วันที่ผ่านมา

    Sheikh gurigeyga Ayan kuiri qof ii bufi markasa kaso daadatay baranbar aad utira badan aadna uweweyn oo wada dhimtay Wana riyada dexdeda marwo laqabo caruur ujoogan Ayan ahay ifasir walal

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta วันที่ผ่านมา

      waa dad aad xun oo lagaa fogeeynayo inshaa Allaah oo gurigaaga imaan jiray

  • @user-uv4tf9cj8x
    @user-uv4tf9cj8x 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekh alle haku barkeyo waxan ku riyoday wiil aan xirir lenahay mardhowna i,a rajeneyno in aan is guur sano oo dhar ii kenay ina dhahay mesha marka igu horeysay aan ku wada kulan nay igu imow hye marki aan dhahay marka u baxayna dharki aya iga lumay midkalo hore xirir aan u leheyna mesha inu yimaday wuxuna igu dhahay wllhi wan ku jeclahay anigo kas waqdiga iga lumiyay aya hadane dharki iga si lomay wan wacay talefon wuxuna wuna. Igu qeyliyay maxa wye sh qeyr alle haku siyo😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 3 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo khilaaf

    • @user-uv4tf9cj8x
      @user-uv4tf9cj8x 2 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta sh qeyr alle haku siye igu so ducey inu ilhy calaf igu daro wiilkas mhdsanid❤️

  • @RadiyaRadiya-eo1ho
    @RadiyaRadiya-eo1ho 4 วันที่ผ่านมา

    Shekh wn ku barya midan iso jawab mx waya anigo dhahayo le ilah ha illal laah ayan seexdi mar kan so kacey isla si di ayan u aqrinayi ano aqri nayo le is arki mx waya

  • @user-to7oc3ph8h
    @user-to7oc3ph8h 4 วันที่ผ่านมา

    Sh waxn ku riyada ani o xanunsan mxa wa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta 3 วันที่ผ่านมา

      fadlan soo sheeg xaalkaaga ma hooyaa tahay mise gabar