Asc sh waxan kuriyoday qof aan qaraabo nahay oo cajin is oo dhiibaybay anoqasaayo ayaa la igu dhahay waa sixir waxan kudhex arkay cajinka wax fara badan ookala duwan oo sixir waaye la igu dhahaayo
Shiekh waxan ku riyoday hooyaday Oo dhimatay Oo inta aan guri ay daganyd Oo madow aan ugu tagay kadib waxa la joogay labo mas oowaa wayn mid cad iyo mid madow marka hore ka cad ayaa u imaday wey la sheekaysataya hadana ka madow ayaa u imiday iyada Oo la sheekeysanysa ayaa anigana kasoo baxsaday riyadina aniga Oo baxsanaya ay ku dhamatay sheikh riyada iso fasir jasakalah waxan ahay hoyo haysta agoon
Shekh waxan kuriyoday ninkayga oo aan bus isla saranahay asaga safka hore ayuu fadhiyaa anigana gadaal boorsana wuu wataa, nin hortiisa tagan aa borsada uqabanayo, hadana waxan arkaa qol jiif iyo fadhi qurux badan yaalo waxan dhahaa jiifkaan wuxuu u egyahay hotel aan hada ka hor dagnay oo kale, xaas ayan ahay
Asc sheiq 114 qur.anka cadadisa kugu salamay abalkaga rabi jano hakaga yeelo sad dadka u tixgeylineysidna rabi hakugu bishareeyo wxd jeceshahy ❤ Wxn ahay carmal an wxba owlada heysan hada ka hor riyo ayad iso fasirtay wadna ku mahadsan tahy kun io kow jerba Riyo ayan arkay ano wado marayo wx ila socday sedex gabar o anigu an dhalay mid ka mida xoga yara weyneyd marki an guriga uso dhawanay tii weyneyd ayan is dhahy waani gabadhada madama markan ay tahy da.da 15 years melah yaanay ragu ka caqli badanin ka dib ayadana sidi hoyaded bey i dhageysanaysy wax jawab ahna imay sineynin
Asc sheekh Waxn ahay hooyo reer leh ama xaas ah Waxn ku riyooday qolkayga hurdada lab bisadod o lab iyo dhadig ah o dhex maraya kadib qolka kadinkiisa ayan so istagay sheekh way iso fiiriyen waliba si xun bay i eegen indhahana way igu gubeen way ciyeen sida marka bisaduh markay xanqan u ciyan miciyohooda ayay i tuseen markay ciyayen wan ka carary way i eryadeen mid yar on dhaly ba i ag ordaysay lugtay kusi dhagen lkn nabar may yeelan onabar kuman arkin lkn lugta way qabsaden sheekh riyada i fasir ado raliya
Sheekh waxn kalo ku riyoday isla habynka bahal yar o gogosha intu i dhax galay labdayda suul e lugaha iga qaniinay iyo gacanta suul keeda sadexda suul bu iga qaniinay qaniinyaduna xoog bay u xanuun kululayd meshi dhig igama iman marki qayladayda la maqlay e lay imi la egayna wax ku yala sul kasta sadex melod o qaninyo aha on dhig lahayn barar yar sida marku jinacu ina qanino ino bararto o kale bahlkina ma arkin o wan wayay waxuna aha wax yar o il ma qabtaya bahalku markasan ka bararugay riyadi shekh riyadan i fasir isha allah
Asc sheikh waxan sadex Mar oo kalafog ku riyooday dad xanuunka xun qaba oo meelwada joogno
Oon kacararaayo gabarna waa ahay xanuunka aydhiska
Sheikh riyadaa markaan ku riyooday aya hurda igu dambaysay naxdin dib uma seexan
adoo aydhis kugu dhacay miyaad ku riyootay?
@@barta-aqoonta maya dadQaba an kacararaayo sheikh
riyada dad ayay kaaga digaysaa oo laga raabo inaad ka fogaato
Asc sheeq waan ku saalamey.waxan ku riyodey aanigo googoynayo hiilib loo oo karsan baaf ween .niinkeygana kaawaanle eeh oo noqdaay.oo miondii waatto.kaa shaqeeynayo kaawanka asagaana.shaaqadisa waa kuwa guriyahaa dhiiso fuundi.aniigana mashaqeeyo.asagana ma shaqeeyo.nofasiir sheeq.asc sheeq qeer AN ku raageynaya
Waa riyo fiican waa nolol macaan Ilaahay idin sakhiri doono
Amiin sheeq.adiigana siido kale iyo si Ka fiican.Amiin yaarab
Asc sh waxan kuriyoday qof aan qaraabo nahay oo cajin is oo dhiibaybay anoqasaayo ayaa la igu dhahay waa sixir waxan kudhex arkay cajinka wax fara badan ookala duwan oo sixir waaye la igu dhahaayo
gabar maa tahay?
Asc sheikh waxan ku riyooday ninkayga oo beri hore dhintay kasoo riyada iigu imanaya isagoo aamusan aan Hadlayn inaad ifasirtan raba
adiga nin kale miyaad qabtaa ama garoob ayaad tahay?
Asc shekh waxan kuriyoday gurigeena oo dhiig kasodadanayo sidirobki oo xinjiro wato gabarna waan ahay
riyadaas waxay tilmaamaysaa fidno iyo dagaal
Mahad sanid shekh illahay ayan kamagan galnay
Sheikh waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey qafil iyo furiyaal badan aan isku furayo oo aan noocii qailka lahaa ku dhex baadhayo ugu danbeyn waxan helay waana furay qafilkii waxan ahay gabdh
Ugu dambeyn arrin aad muddo raadinaysay ayaad helaysaa
@barta-aqoonta mhdsnid sheikh
Asc sheekh waxana haya single waxan ku riyoday yaado jidhaka oo dhan finana dhigii lehe ayaa iga so bexen wajiga mooye
waxaad ka baxaysaa fikika ku hayo waa faraj haddii Alle idmo
Asc shekh waxan ku riyooday saxarada ariga oo dhex daadsan mel wax lagu barto ama jamacad ana an dhahaayo mxy thy saxaradan meesha lgu shube fasirkeda mxy noqone jazakallah
Single ayan ahay
riyada waxay tilmaamaysaa lacag xalaal ah
Asc Sheikh Alle haku barakeeyo waxaan kunoo lahay aniga iyo waalidiinteyda meel kaxooti ah oo fursad qurbaha laga helo meesha waxaan joogna 16 to 17 sano.
Sheikh maamo qaraabo nahay ayaa wexey kuriyootay hooyaday iyo gabdh yar oo lagu qiyaasayo 10 ila 11 jir isla jiraan wexey tiri gabadha waxaa dhalay hooyada maamada ilmaheena sifiican uma taqaano ayada kabacdi wexey tiri gabadha yar hooyada laso cotay wey oyneesey, wexey tiri waxaan wey diiye hooyada sababtay oohinta keentay,hooyo wexey tiri Gabadha yar wexey tiri maamadan halay geeyo hadana waan kuu keenay adiga weydii bal ,wexey tiri waan wey diiye, Gabadha yar wexey tiri waxaan idin geynaa meel oo document yadeena lagu duugey sida qurbaha anaga u aadin. Maamadii wexey tiri meesha ma aadi karno eee noo sheeg mesha keliya,wexey tiri gabadha yar waan aadeyna wax yar markaan soo socono waxaan aragnay nin dheer oo Khamiis cad wato, tusbax iyo camaamad cagaaran hadana gabadha yar hadal ayeey bilowday laakin luuqadii baan garan waayay bey tiri ninkii waan weydiiney wuxuu yiri ma aqaan. Waan sii socone Gabadha yar wexey nageyse qabuuraha wexey tiri hal kaan ayaa laga duugay documents yada,meesha waxaa ku duugnaa ilmo yar lagu qayaaso 10 jir meelahas, waxaan wey diiye sababta noo keentay meesha, wexey tiri gabadha yar ta halkaan gacan taada geli kasoo sar. Maamadii gacanta ayeey gelise qabuuraha gacanta dheer ayeey ii noqotay bey tiri waxaan kasoo saaray waraaqad ku qoran magacyadiina oo dhan waxaan iri baxa Qur'an Yaasiin aqriya guriga kubilbila. Hurdadii baan kasoo toosay bey tiri anoo madaxa leyga haayo. Sheik ifasir please 🤲🏾
Wexey tiri hadana hurdadii ayaan ku laabtay waxaan kuriyooday hadana hooyada iyo qof kale miyaa ii yimaadeen wexeyna ii keentay mid kamida documents yada wexeyna saartay miiska wax yar ka bacdi waala soo wacay, hooyada wexey tiri ala Dadkii gaallada nasoo wacay Aniga iyo nin keyga ba, wexey tiri waxaan ku iri waa kheyr ee baxaa marka la idin soo dhameeyo isoo laabta,hadana hurdadii kasoo booday bey tiri meliba waqtigii Aadan ka waxaan layaa baay tiri sababta labo mar riyada isku meel igu soo laabatay hurdadii kulaaban waayey waan iska sookacay tiri. Sheikh Alle haku barakeeyo Aduun iyo Aakhiro ba,ifasir 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
riyadan waxay tilmaamaysaa sixir inuu jiro oo arrimhiina lagu reebayo quraanka ku dadaala
Shiekh waxan ku riyoday hooyaday Oo dhimatay Oo inta aan guri ay daganyd Oo madow aan ugu tagay kadib waxa la joogay labo mas oowaa wayn mid cad iyo mid madow marka hore ka cad ayaa u imaday wey la sheekaysataya hadana ka madow ayaa u imiday iyada Oo la sheekeysanysa ayaa anigana kasoo baxsaday riyadina aniga Oo baxsanaya ay ku dhamatay sheikh riyada iso fasir jasakalah waxan ahay hoyo haysta agoon
hoyadaada u duceey duco ayay kaaga baahan tahay
Shekh waxan kuriyoday ninkayga oo aan bus isla saranahay asaga safka hore ayuu fadhiyaa anigana gadaal boorsana wuu wataa, nin hortiisa tagan aa borsada uqabanayo, hadana waxan arkaa qol jiif iyo fadhi qurux badan yaalo waxan dhahaa jiifkaan wuxuu u egyahay hotel aan hada ka hor dagnay oo kale, xaas ayan ahay
Riyo kalana wanku riyoday shekh awoow gey aabahay dhalay oo waa hore dhintay oo waxan arkaa albabka gurigeena soo istaagaayo asagoo faraxsan oo qoslaayo, markaas uu wuxuu idhahaa masoo galaa guriga micnaha dumar madaxa qawan amay jogaan cml saas uu idhahaa masoo galaa
riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo xusuus ah adiga iyo ninkaaga idin dhex mari doono
riyada awoowahaaga waxay tilmaamaysaa farxad guriga ka dhici doonto
@@barta-aqoontaJazakallahu khayr shekh ❤
@@barta-aqoontamansha,allah shukran 100%
Asc sheiq 114 qur.anka cadadisa kugu salamay abalkaga rabi jano hakaga yeelo sad dadka u tixgeylineysidna rabi hakugu bishareeyo wxd jeceshahy ❤
Wxn ahay carmal an wxba owlada heysan hada ka hor riyo ayad iso fasirtay wadna ku mahadsan tahy kun io kow jerba
Riyo ayan arkay ano wado marayo wx ila socday sedex gabar o anigu an dhalay mid ka mida xoga yara weyneyd marki an guriga uso dhawanay tii weyneyd ayan is dhahy waani gabadhada madama markan ay tahy da.da
15 years melah yaanay ragu ka caqli badanin ka dib ayadana sidi hoyaded bey i dhageysanaysy wax jawab ahna imay sineynin
gabadhahaas run ahaan miyaad u dhashay ama riyada kaliya ayay ahayd arrinta?
@@barta-aqoonta my wa riyada o keliya anigu wax ilmo ahba ima jogan hal wiil ayn dhaly alxmdulilah kana alle aya iga jeclday
Waxay u badan tahay ubad in Ilaahay mustaqbalka ku siin doono oo aad si fiican u barbaarin doonto
Acs wll waxan kuriyodiy wiil an aqano o walan isanaya basto iyo muus dadku waxay igu lahayen wa Nin walan wll maxay noqonisa
gabar maa tahay ama qof reer leh?
Inan ahy
Waa nin adiga ku jecel oo kaa fikirayo
Asc sheekh
Waxn ahay hooyo reer leh ama xaas ah
Waxn ku riyooday qolkayga hurdada lab bisadod o lab iyo dhadig ah o dhex maraya kadib qolka kadinkiisa ayan so istagay sheekh way iso fiiriyen waliba si xun bay i eegen indhahana way igu gubeen way ciyeen sida marka bisaduh markay xanqan u ciyan miciyohooda ayay i tuseen markay ciyayen wan ka carary way i eryadeen mid yar on dhaly ba i ag ordaysay lugtay kusi dhagen lkn nabar may yeelan onabar kuman arkin lkn lugta way qabsaden sheekh riyada i fasir ado raliya
Sheekh waxn kalo ku riyoday isla habynka bahal yar o gogosha intu i dhax galay labdayda suul e lugaha iga qaniinay iyo gacanta suul keeda sadexda suul bu iga qaniinay qaniinyaduna xoog bay u xanuun kululayd meshi dhig igama iman marki qayladayda la maqlay e lay imi la egayna wax ku yala sul kasta sadex melod o qaninyo aha on dhig lahayn barar yar sida marku jinacu ina qanino ino bararto o kale bahlkina ma arkin o wan wayay waxuna aha wax yar o il ma qabtaya bahalku markasan ka bararugay riyadi shekh riyadan i fasir isha allah
labada riyo waa digniin waxay kaaga digayaan cadow oo dhib kuu geysan karo
Gabar walashay ah oo caruur leh oo ninkina ka dhintay dhawaan baa Markasta waxay ku riyootaa iyada oo ay isla joogaan Islaantii la la qabay oo Hilib u dhaxeeyo markay isla joogaan maxay noqon Riyadaas
riyada qaabee bay tahay? hilibka siduu yahay?? ma ceerin baa ??
@ Riyada Waa Isla joogaan labadooda dumara hilibkana dhexdooda buu yaalaa wll
@ waana hilib cayriin
riyada waxay uga digaysaa xan ninkaas dhintay ayay xamanayaan ama wax xun ka sheegayaan
Hilib cantalaa ano cunayo ayan.ku riyoode bal ifasir sheek
halkn ka daawo th-cam.com/video/jOknDR7wZxY/w-d-xo.html