riyadan waxay kaaga digaysaa nin khiyaano badan oo noloshaada ku jiro oo kuu dhow aad ku kalsoon tahay waxaa laga yaabaa inuu isku dayo dulmi inuu kugu sameeyo
SHEKH. WAXAN KU RIYODAYA ANO. LE. TUSAYO MEL BANAN AH. QOFA BA IL SOCAD LKN MA GARANYO QOFAKSA WUXUN I TUSAYEY MEL U LEYHY WA NAAR. WABI AYAA SOCAD. U LEYHY DADAK. XUN BA LAG WARBIN DON SE. ANIG. KUMANA JIRIN KULYALN MA DAREMYAN LAYAMAN ODHAN WAD GALYSAA. CABAAR K DIBAN. WAAN ISATIQAFARSANYEY. RIYAD DHEX DED. SHEKHAYGII I FASIR. RABI HAKU XAFIDE🥺🙏
Shekh waxa isoo fasirtaa waxa ku riyoday riyada xas ayaa ahy hadane hooyo ah hadane waxaa ku riyoday anigoo ilmo u dhalaayo nin an i qabin fasiradeyda maxaa waye qeyr allah ku siiye hadane waxaa ku sexday saliga nabiga iyo ducooyin marka riyaadas furiin miyaa inlee furo doono mise fasir walbo noqoto isheeg sheekh
Asc sheeq wxyhooyadey ku riiyoteey.mar horee aanoo uur leeh.markan2baadn anoo dhaley gbaar .uuml ahaay.aniga iyo cuinigtey isla joogno.gabaadhena quuxbadeny.waa leey qaba.sheeq qeer alh ku siiyo.adiig iyo ehelkaaga.
Waa farxad Ilaahay hakuu siyaadiyo khayr badan ayaad helaysaa
Hooyo Waxey Ku Riyootay Ayadoo Shan cunug Oo mataano Ah dhashay Ooona Lagu dhahay 8dii hore kaga dhimatay badalkooda waaye iiso Fasir Sheikh
Waa riyo fiican oo ugu bishaaraynayo sabarkeeda inuu u keeni doono natiija wanaagsan ay ku farxi doonto
@barta-aqoonta Shukran Sheikh
Asc shikha waxan ahya gawar aan wali guurasanin waxana kuriyoodaya anigoo buura fulaayo wxaan wataya ilamoyar sinta ayaan kuwaday buurata korakeeda waxasranaa dadabadaan waan familakeyaka kaliya buurata anoo fulila ayaa wllakeya kacanta ikaqbatay asak ayaa isaaraya ani waxan kacbasanaayay buurta akdeeda ayaa godakaqodanaa godak ayaa kacbasanaayay inaan gudhoco maxeeya noqonee😢fasirka
ws waxay tilmaamaysaa riyada duruufo adag inaad u mari doonto arrin aad u baahan tahay inaad gaarto qof walaal ah ayaa kugu caawinayo
Asc sheikh waxa ku riyooday anoo joogo guri weyn oo meel cidlo ah ku yaalo oo barxad weyn leh waxa jogo mesha familykeyga mesha waxa igu soo werarayo 3 yeey balse ayaga wexe u maleyan eey inuu yhy lkn ani yeey aa u arkaa mid waa madow midna garey iyo mid cadan iyo orange isku jiro waye midka madow iyo midka cadanka iyo orange isku jira ah ayaa isoo werarayo labadaba qorta ka jara balse marka dilo eey isku bedelayan dhiig yar aa ku halawayo gacanteyda ka dib family-kyga oo la socdo wiil aan jeclahay aa ii imanayan wiilka wuu iga xishonaya ii fasir sheikh adoo mahadsanid gabar Ayan ahay.
riyadan waxay kaaga digaysaa nin khiyaano badan oo noloshaada ku jiro oo kuu dhow aad ku kalsoon tahay waxaa laga yaabaa inuu isku dayo dulmi inuu kugu sameeyo
@barta-aqoonta Oki mahadsanid sheikh
SHEKH. WAXAN KU RIYODAYA ANO. LE. TUSAYO MEL BANAN AH. QOFA BA IL SOCAD LKN MA GARANYO QOFAKSA WUXUN I TUSAYEY MEL U LEYHY WA NAAR. WABI AYAA SOCAD. U LEYHY DADAK. XUN BA LAG WARBIN DON SE. ANIG. KUMANA JIRIN KULYALN MA DAREMYAN LAYAMAN ODHAN WAD GALYSAA. CABAAR K DIBAN. WAAN ISATIQAFARSANYEY. RIYAD DHEX DED. SHEKHAYGII I FASIR. RABI HAKU XAFIDE🥺🙏
reer miyaad leedahay?
@barta-aqoonta my My wll. Gabadh ban ahy
riyada waxay kaaga digaysaa dad xunxun oo dambi sabab u noqon kara oo naarta lagu galayo
@@barta-aqoonta isaka ilaali miyey iledahy. Dadaksa. Riyadu mark wll?
haa
Sc sheekh wxn ku riyooday malin aniga oo jamacadi jarey 2 xiisadod ayn galna xiisadi hore ayn jarey oo maclin xabashi ah noo dhigo kadibna wxn imaadey xili danbe iyadoo xiisadi weli socoto oo imtixaan uu qaadey mclinkii anoo classki iska hor taagan aya waxan arkay gabadh an isku class ahayn secondary ga mrkan ku jirnay oo joogta qeybtayda jmacada wey dhigataa lkn isku qayb maanu ahaan jirin waxa kale oo arkay maclin secondary noo dhigi jiray oo class jamcada ka mid ah ku jira oo aan leeyahay sooti la lahaa wuu ka tegah waxan ka dhigayay ba si aan schoolki dhigto weli
Gabdh ayan ahay sheekh
arday miyaad tahay?
@barta-aqoonta Haa sheekh
Waxay u badan tahay riyo nafsi ah oo wax maskaxda aad ku hayso kugu soo laabtay
Shekh waxa isoo fasirtaa waxa ku riyoday riyada xas ayaa ahy hadane hooyo ah hadane waxaa ku riyoday anigoo ilmo u dhalaayo nin an i qabin fasiradeyda maxaa waye qeyr allah ku siiye hadane waxaa ku sexday saliga nabiga iyo ducooyin marka riyaadas furiin miyaa inlee furo doono mise fasir walbo noqoto isheeg sheekh
riyada waxay tilmaamaysaa inaad sameyn doonto wax aad ka murugi doonto
@barta-aqoonta mhdsanid sheeq
@barta-aqoonta sheeq wanku furaa lee dhahay saas amee thy sbbtoo ah hadaba xalad ku jiraa o go.aan ka qadan la ahay isoo jwb plz furiin inee thy u maleyaa oo nin kle gursam dono ilmo saas u dhalaayo ilee noqotay saas maloo fasiran karaa
Waa laga yaabaa