Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo dhulka ka soo qaaday caday ka burushka ah oo ay ka jabtay afka lagu cadaydo oon leeyahay ala maad markii meel dhigtid hadana intaan saa u eegay ayaan idhi iskada waabad nacday ku kale iibso Gabadh ahay sheekh
Sheekh waxaan ku riyooday anoo akhriyaya فسبحان الله حين تمسون وحين تسبحون وله الحمد في السموات habeen sii horeeyayna waxaan ku riyoody anoo akhriyaya قل الهم مالك ملك تؤتي الملك من تشاء الي أخر أيه iisoo fasir sxb
Asc shiiq waxa i sheegta xalay waxan ku riyoday. Albabkeeyga oo jaban baan imaday guriga. Anigo maqan balajabiyay marka so labtayna albabki aya balaqan sakatuuradii aya jaban marka maxey tahay riyadas Sheeq fadlan i sheg qeyr alaha kusiiyo
Asc sheikh waxan ku riyoodey riyo meyd ah ina lillah wa ine ilaahi raajicon leyahay wey igu noqnoqotay hadane qof aa aqaano xabad ku djaceyso dhimaneso ina lillaah wa ine illaahi rajicoon leyahay .
Asc shiiq waxan ahay hooyo 1wiil haysata abahiisna wankala tagnay o carmal ayan ahay waxa jiray nin kan kahor an isqabi jirnay asiga wakala tagnay had a kii hore ayan rabay inan Ku noqdo lkn xalay waxa kuriyoday ninka an wiilka udhalay anigo wiilkale udhalayo o fool o ay igu adagtahay ifasir shiiq
Waxakalo kuriyoday ila 3haben anigo washay o jiniyo qabo liina dawaynayo anigana waxan leyahay familkayga maxa umalaynaysen markad ano umul ah buuq igu furaysen inan walanayo wan oga matki horeba
Asc sheekh qof aan u caraysnaa ayaan kuriyooday asagoo aad uduruufaysan kanashaqaynaya arin khayri ah oo diinta kusaabsan shaarka uuxirnaa gacantiisa bidixna waxa ku qornaa saliga nabiga
gabar maa tahay ama xaas?
Garoob
inshaa Allaah waad la hesheiin doontaa
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo dhulka ka soo qaaday caday ka burushka ah oo ay ka jabtay afka lagu cadaydo oon leeyahay ala maad markii meel dhigtid hadana intaan saa u eegay ayaan idhi iskada waabad nacday ku kale iibso
Gabadh ahay sheekh
Waxay tilmaamaysaa riyada inaad ka tala bixi doonto arrin aad muddo wadday oo aad u wareegi doonto arrin kale
Sheekh waxaan ku riyooday anoo akhriyaya فسبحان الله حين تمسون وحين تسبحون وله الحمد في السموات habeen sii horeeyayna waxaan ku riyoody anoo akhriyaya قل الهم مالك ملك تؤتي الملك من تشاء الي أخر أيه iisoo fasir sxb
labada riyo waxay tilmaamayaan inaad tahay qof ka fikiro awoodda Ilaahay waana wax wanaagsan
ماشاء الله جزاك الله خير شيخ
Asc shiiq waxa i sheegta xalay waxan ku riyoday. Albabkeeyga oo jaban baan imaday guriga. Anigo maqan balajabiyay marka so labtayna albabki aya balaqan sakatuuradii aya jaban marka maxey tahay riyadas Sheeq fadlan i sheg qeyr alaha kusiiyo
reer miyaad leedahay ?
Asc shia riyadan isoo fasir wllkey baa wuxu ku riyoda asigo xaskiisa rali galinayo ayadane ka ogalatay
Weyna isku dhacsan yihi
Laba wadana wey kala jogan
Waa khayr inshaa Allaah arrintooda xal ayay u helayaan
Asc sheikh waxan ku riyoodey riyo meyd ah ina lillah wa ine ilaahi raajicon leyahay wey igu noqnoqotay hadane qof aa aqaano xabad ku djaceyso dhimaneso ina lillaah wa ine illaahi rajicoon leyahay .
gabar maa tahay?
@ xaas iyo hooyo aan ahay
Waxaad maqali doontaa war aad ka nixi doonto oo laga yaabo inuu khuseeyo dad adiga kuu dhow
@ shukrqn walal geeri miya
guud ahaan waa war naxdin leh waxaan geer ahaynnna wuu noqon karaa
Asc shiiq waxan ahay hooyo 1wiil haysata abahiisna wankala tagnay o carmal ayan ahay waxa jiray nin kan kahor an isqabi jirnay asiga wakala tagnay had a kii hore ayan rabay inan Ku noqdo lkn xalay waxa kuriyoday ninka an wiilka udhalay anigo wiilkale udhalayo o fool o ay igu adagtahay ifasir shiiq
Waxaa dhici karto inaad ku noqoto midka aad wiilka u hayso
😅haa wa macqul markasta ku riyoda aniga iyo asiga qol jiif kuwada jirno aniga sarirta goglayo o asiga wiilkisa bananka lafadhiyo markas arkayo waliba uurlaha anigo barafun kushubaya mar arkaya markale inta ugu badan asiga kuriyoda lkn marabo inan kunoqdo @@barta-aqoonta
Ilaahay sida khayrka kugu jiro ha ku waafajiyo
Waxakalo kuriyoday ila 3haben anigo washay o jiniyo qabo liina dawaynayo anigana waxan leyahay familkayga maxa umalaynaysen markad ano umul ah buuq igu furaysen inan walanayo wan oga matki horeba
riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan inay kaa kala daadsan yihiin