Riyada daajinta xoolaha raacitaanka ariga lo'da iyo geela qofkii arko qawsaar xoolo raacayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @JamaadIsxaaq
    @JamaadIsxaaq 25 วันที่ผ่านมา

    🎉

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      Waxaa laga yaabaa sabar kaddib inaad gaarto wixii aad jaclayd ee nolol reexo leh ah

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 26 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ماشاء الله waxaan ku riyooday xalay qofle السلام عليكم Anna waxaan idhi وعليكم السلام iisoo fasir sxb

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา +1

      Waa nabadgalyo aad heli doonto

  • @JamaDhabad-f7j
    @JamaDhabad-f7j 27 วันที่ผ่านมา +1

    Asc sheekh waxan xalay riyooday anoo u dhoofay Canada waxana safarkaas igula jiray xaaskeyga iyo caruurtayda waxana si sahlan ku tagay Canada waxana joogay magaalo buuraley ah maxay noqon karta Riyada Canada.

    • @EnglishwithKassim
      @EnglishwithKassim 26 วันที่ผ่านมา +1

      Saaxib lagayaabaa in aad canada 🇨🇦 imaado meesha aan jooga waa buuro iyo magaaalo dagan kutaalo canada 🇨🇦 😮

    • @JamaDhabad-f7j
      @JamaDhabad-f7j 26 วันที่ผ่านมา

      @@EnglishwithKassim Insha allah wan imaan doona sxb Mahadsanid.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา +1

      Waxaa dhici karto riyada sidaas inay noqoto toos ay usoo baxdo, guud ahaan waa riyo fiican oo isbadal xambaarsan

  • @maxamedmacalin3041
    @maxamedmacalin3041 26 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh faadil ee waxaanu kaa cudsanaynaa in aad whatsapp cama telegraam ka wax nooga barto dar ale

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  25 วันที่ผ่านมา

      jaanis badan ma hayo halkan ayaan soo dhigaa wixii aan dadka la wadaagayo

  • @Mohayare8
    @Mohayare8 26 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh waxaan kuriyoo Dan Ani iyo 3dax dhalin yaro Isla socono oo nin nabur sanaayo meeshii aan kudhuu Mano wuu naga soo daba galaan nin kaas wuxuu naga damac sanaay garan meeyno aqoona Uma lihun wuu nabur Sanaayaa isoo fasi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay ama qof reer leh?

    • @Mohayare8
      @Mohayare8 26 วันที่ผ่านมา

      @barta-aqoonta wiil ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad dhibsan doonto oo laga yaabo inaad kala kulanto dad aadan garanaynin

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 10 วันที่ผ่านมา

    Asc wllo waxa igu soo noqnoqday riyo ah ayeeyday oo dhimatay iyo abtigay oo nool
    Waxan kaloo ku riyooday anigoo gacanta iskaga jaray midi iiga soo jawaab wllo adigoo mahadsan

  • @RaysConcrete
    @RaysConcrete 26 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekhow waxaad ii Soo fasairtaa
    Anigoo gurigayga kujira oo buug aqarisanaya daabacan waxaa is furay albaabka gurigaan kujiray,
    Waxaa soogalay nin aan aqaano oo howan go, shaal ah uuna dhoola cadaynayaag kadiba intaan kacay anigune oo aan dhoola cadeeyay ayaan idhi waa hebal magaciusa intaan kudhawaaqay waaantoosay haday khayr tahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay ama qof reer leh?

  • @Abdirisak-c1l
    @Abdirisak-c1l 19 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh, waxaan kuriyooday dhul cagaaran oo uu cirkuna rooban yahay, riyada dhulka cagaarana dhawr jeer baan kuriyooday, marka sheekh riyadaas iifasir waad mahadsantahay.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  17 วันที่ผ่านมา

      reer miyaad leedahay?

    • @Abdirisak-c1l
      @Abdirisak-c1l 17 วันที่ผ่านมา

      Maya reer malihi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  17 วันที่ผ่านมา

      Waxaad heli doontaa nolol aad ku faraxayso oo barwaaqo leh

  • @RaysConcrete
    @RaysConcrete 26 วันที่ผ่านมา

    Asc khayr alahaa kusiiyo
    Waxaad ii fasirtaa Oon kuriyoday anigoo gurigay kujira ayaa waxaa is furay albaabkii gurigaan kujiray kadib waxaa ka soogalay nin aan aqaano oo huwan go'o shaal ah waane. Nin masuul ah isaagoo dhoola cadaynaya waaba heleb iyo Soo kicid xagiisa ah ayaan iskuday waxaan gacanta kuhayay buug oo an aqrinayay inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay ama reer ayaad leedahay?

    • @RaysConcrete
      @RaysConcrete 24 วันที่ผ่านมา

      @barta-aqoonta ninbaan ahay xaasne waan Leeyahay waane shaqeeya maansha Allah

  • @munamunish3690
    @munamunish3690 25 วันที่ผ่านมา

    Sheikh wxn ku riyoode mamo aan is naqaano o caano iibiso siibo cano geel bay ibisa sida cadiga.mar mar ka soo ibsan jirne.
    Wxn ku riyoode mamadi ano leh caano suusac ma heysa maya igu tiri.mrkas dahy lcg 100 shilin isi.yacni aan ku soo ibsado kawada .100 shilin o warqad ah isiise waa ka tage melaha agteeda cano ka radinaaye kuwa caanaha gado si an u ibsado

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay ama qof reer leh?

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@barta-aqoontagabar ahy sheikh wali gursan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา +1

      Riyada waxay tilmaamaysaa qof inaad uga baahan doonto inuu arrin kaa caawiyo

  • @RaysConcrete
    @RaysConcrete 26 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @munamunish3690
    @munamunish3690 25 วันที่ผ่านมา

    Asc wxn ku riyoode ano nag ka ibsanaayo kosto. Kostadi iyado ii jarjareyso ayay dhowr dumar ah isku qaab u labisan soo istaagen meeshi. Mrkaas ba nagti kostada lcgti kostada si qarsodi cml u siina lcg shilimad ah ayay aheed. Nagti ne nagihi ayay siineysa sadaqo ahaan.nagaha somali ma aheen. Galo u ekayeen lkn way asturnaayen xta madaxa.gabar ahy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      Waxaad la dhaqmi doontaa dad kala duwan oo aad wax ka heli doonto

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 24 วันที่ผ่านมา

      ​​@@barta-aqoontasheikh ma ganacsi o kle mse.l
      Lcgta aan nagta kostada siiye nus bay kuwi kle ka siise lcgta kuli may siinin sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      Way dhici kartaa taas waxaa kaloo dhici karto xiriir cusub dad wax aad ka heli doonto

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@barta-aqoontasheikh xirir csb ma ki raga iyo dumarka shukansiga aha ba .mse waa xirir iska caadi dd kala duwan ah.
      Xirir ba kujjra nin aan mar hore guur ku heshiine lkn qilaf na dhex yaalo.mana kala tagin mana heshin wali

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      xiriirka shukaansiga

  • @Niciimacali-rv5tr
    @Niciimacali-rv5tr 26 วันที่ผ่านมา

    Waxaa ku riyooday inogo lay leedahay wakhtigaas dhimanysa balse wakhtiga sheegay aan dhiman iska joogaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay ama qof reer leh?

    • @Niciimacali-rv5tr
      @Niciimacali-rv5tr 25 วันที่ผ่านมา +1

      Gabar​@@barta-aqoonta

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  25 วันที่ผ่านมา

      inshaa Allaah waa lagu guursanayaa gurigiina ayaad ka tagyasaa guri kale ayaad tagaysaa sida qof dhintay gurigiisa uu uga baxo oo meel kale uu u wareegsanayo

    • @Niciimacali-rv5tr
      @Niciimacali-rv5tr 25 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wllo ​@@barta-aqoonta

  • @EnglishwithKassim
    @EnglishwithKassim 26 วันที่ผ่านมา

    Saaxib WhatsApp kaa ii soodir waxaan raabaa in aan waxkuwaydiiyo su aalo number kaaga 🤔

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  25 วันที่ผ่านมา

      halkan kusoo qor su'aashaada haddii ay private tahay daruur.com kusoo qor