Riyada cajiinka burka ama galeyda ama qamadiga qofkii ku riyoodo asoo cajiin riiqayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha,allah ❤

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha allah

  • @Cabdiyare00
    @Cabdiyare00 17 วันที่ผ่านมา +1

    masha alah sheeq

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 17 วันที่ผ่านมา

    Shiikhaygii waxad wax iiga sheegta
    Anigoo dad aan garanayo la joogo ayay bisado badan i bursaden iyaguna igama qaban,
    Markay i bursadeen ee an ka baxsaday kuso laabo markaan is iri waxaaban soo dhex galay dhul wada dhir ah masas waaweyn ayaa jidkii iga xidhay
    Wado kale ayan kasoo wareegtay anigo aad u cararaya, ka dib waxaan arkay yar aan aqoon u leeyahay anigoo khudaar aan u malayn in ay tufaax tahay cunaya ayuu khudradii iga qaatay sigaar ayuuna iigu badalay
    Dhulkuna dhul aanan aqoon buu ahaa sida anoo dhumay oo kale
    Jazaakallah shiikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  17 วันที่ผ่านมา

      riyadan waxay kaaga igaysaa dumar dhib badan oo adiga ku daba socon doono iyo nin aan daacad kuu ahayn oo wax xun kula rabo

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b 17 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @munamunish3690
    @munamunish3690 5 วันที่ผ่านมา

    Asc sheik nin xirir naga dhaheeyo wxu igu yiri wxn ku riyoode ado canjeero dubaayo hooyadey ku baraayo waa xaskeyga csb aan leyahy.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 วันที่ผ่านมา

      ninkaas adiga ayuu qalbiga kugu hayaa

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b 17 วันที่ผ่านมา +1

    shikh riyadan ii fasir wxn ku riyodey gurigayga oo wadad joogo quraan ayuu aqrinaya mrkn quranka maqlo ayaan gariiraya marku wadad ku quranka aqriyo waa gariiraya marku amuso caadi ayn noqo naya mrka ayaan wxn lee yhy hdaan garan wayey xanuun ka ii haya ileen jin ayaa ii haya mrkas ayn hurdada ka kacayaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  17 วันที่ผ่านมา

      reer miyaad leedahay adiga? cilaaj maa kuu socdo

    • @deeqo-o6b
      @deeqo-o6b 16 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta Haa sheikh reer ayaan lee yhy cilaaj iima socdo xanun nafsiyanka ah igu bdn waswas bdn ayn le yhy in muddo ah 5 sano cml

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  16 วันที่ผ่านมา

      Waxaad u baahan tahay quraan, ku dadaal quraanka halkan ka akhriso waswaaska qaabka loo daaweeyo daruur.com/tag/waswaaska/

  • @AminaYussuf-x2z
    @AminaYussuf-x2z 16 วันที่ผ่านมา

    Asc sheik aniko gawr sawiro qurx ika qadyso ku riyday o dhar ad y qurx qawa iso fasir ilhy danbiga hadhafe

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      gabar maa tahay?

    • @AminaYussuf-x2z
      @AminaYussuf-x2z 15 วันที่ผ่านมา

      @barta-aqoonta mya gorb ahy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  14 วันที่ผ่านมา

      Waa munaasabad xafalad ama wax kale ayay tilmaamaysaa riyada oo farxad leh

  • @Muhaa33
    @Muhaa33 16 วันที่ผ่านมา

    Sc sheekh waxaan ku riyooday iyadoo aan guriga joogo waxa noo yimi nin iyo gabadh hooyo garanaya wuxu wataa gaadhi wuxuu keenay dhar badan oo uu leeyahay waa duruuc cusub gabdha ayuu magaceeda sheegaya heblaa idiin keentay boorso madow ayuu ku sidaa walashay ayaa dhar meedhaysa naa waan meedhaya kalay ila maydh ayay igu tidhi
    Gabadh ahay sheekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      Waa hadiyad laga yaabo inay idin soo gaarto

  • @ayanayanayuush8312
    @ayanayanayuush8312 16 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxan ku riyoday aniga oo saxaronaya kadib saxarada waxa soo raacay dhiig iyo madax ari markii aan arkay madax arigii kanifka ayan ku riday markan soo baxayna wan ooyay waxan ahay gabar

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan mashaakil xiriir ku saabsan oo nin aad ka fikirayso baahi inay jirto xagga jacaylka

    • @ayanayanayuush8312
      @ayanayanayuush8312 15 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoontasheikh markaa riyada ma ficnan shegysaa mise inuu iwanagsaneyn

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      Waa arrin aad dhibsan doonto oo aad ka fikiri doonto

  • @Xudun
    @Xudun 16 วันที่ผ่านมา

    Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey aniga oo timahayga jaraya waliba baarka hore iyagoo daban ayaan jarayey xooga ka jarey waxan ahay gabadh ii fasir sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      Waxaa arrimo aad ku dhaqaaaqayso oo laga fiican yahay aad ka shallayn doonto

  • @AaminoMohamed-x2f
    @AaminoMohamed-x2f 16 วันที่ผ่านมา

    Shiikhoow riyo ma han xaladan ee wa dhab salada subax waxa nooyimaada shini ama sariirta ageetda ayeey kudhimatay xalay angoo jiifna ee mx la dhihikaraa si live ah beey noogu imataa malina axada ama arbacada mx ladhihikara wxn ahay xaaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      mar kaste miyaa ?? ilaa meeqa jeer oo kale?

    • @AaminoMohamed-x2f
      @AaminoMohamed-x2f 15 วันที่ผ่านมา

      @ waa marksto waa bisha aansoodhafany iyo bishan hda bilowga ah subx iyo maqrib waye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      arrintaas waa arrin yaab leh waxaa laga yaabaa inuu sixir yahay ama jin keenayo

    • @AaminoMohamed-x2f
      @AaminoMohamed-x2f 15 วันที่ผ่านมา

      @ ani surah albaqra aqriya guriga kama damiyo surah baqrah tv wala sameecad ee cabsi baa iga gashay wxn imada subx iyo galab inshlh ilhey haiga xjiaabo

    • @AaminoMohamed-x2f
      @AaminoMohamed-x2f 15 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta subxksto waxan go an ku gaaraa inaa ninka iskafuro yaab

  • @SowdosaladSalad
    @SowdosaladSalad 16 วันที่ผ่านมา

    Shekh gabar ahy waxaa kuriyoday ani io hooyo meel duur dagan guri jigad noga dhisan meel wad gedo hoostedaa biyo daad ah kasoo baxayaan marka anigane guriga hortisaa god kaqodeynaa marka godka wuxuu ahy mid horey uqodan wana ksoo bixineynaa foosto lugu daboley kadib waan baxa sidaa usocday salad baa ladimay meel misajid kuyalaa arkay waan kulexday wan wesa qatay mana qano mesha dumarka kutukadaan anigoo mela firinayo nin idhahy maxad radinoyasaa waxa dhahay mesha dumarka kutukadaan wuxuu idhhay haa miyaa kugu horeyso masjidka haa ayaa dhahy aniga guriga lee kutgan jiray halkaan idhahy maxa lugu fasiraa riyadaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      Waxaad ka qeybgalaysaa munaasabad fiican dad ayaad ku baran doontaa meesha